Tumgik
ibra2310 · 4 years
Text
Shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo ka furmay Boosaaso
Shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo ka furmay Boosaaso
Tumblr media
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Kismaayo Shirka Iskaashiga dowlad goboleedka Jubbaland iyo Puntland, kaasoo looga hadlayo arrimo kala duwan oo quseeya labada dowlad goboleed iyo arrimo kale.
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Saciid Deni iyo Axmed Madoobe ayaa si wadajir ah shirka uga furay Xarunta Madaxtooyada Boosaaso.
Ajandayaasha looga hadlayo shirka ayaa waxaa ka mid…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Weerar bambaano ah oo lagu qaaday guri ku yaalla Muqdisho iyo Faah faahin ka soo baxaya
Weerar bambaano ah oo lagu qaaday guri ku yaalla Muqdisho iyo Faah faahin ka soo baxaya
Faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday guri ku yaalla Xaafada Fagax ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.
Sida wararku sheegayana guriga lagu weeraray bam gacmeedka ayaa waxaa ku sugnaa dhalinyaro isugu jiray Rag iyo dumar, kuwaasoo goobta ku caweynayay.
Illaa sagaal ruux ayaa ku dhaawacantay bam gacmeedka, kuwaasoo dhaawacyadooda isla xalay la…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Saciid Deni “Niman Xamar jooga ayaa dadka Boosaaso jooga Farriin u soo diraya…”
Saciid Deni “Niman Xamar jooga ayaa dadka Boosaaso jooga Farriin u soo diraya…”
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa sheegay in shaqsiyaad ku sugan Muqdisho ay dadka ku sugan Boosaaso u soo diraya farriimo, kuwaasoo doonaya in khal khal siyaasadeed iyo mid amni ka abuuraan Gobolka Bari.
Isagoo shalay ka hadlayay Kulan qado ah oo uu deegaanka Biyo Kulule ugu sameeyay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maalin ka hor gaaray…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar dhowr jiho Al-Shabaab ku soo qaadeen Afgooye
Ciidamada dowladda oo iska difaacay weerar dhowr jiho Al-Shabaab ku soo qaadeen Afgooye
Tumblr media
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay iska difaaceen weerar dhowr jiho ahaa oo xalay degmadaas ku soo qaadeen Al-Shabaab.
Sida wararku sheegaya dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa soo weeraray Koontaroolo Ciidamada dowladda ku sugnaayeen oo ku yaala Mukayga iyo Buundada Yar ee kala qeybisa Xaafadaha 21 October iyo…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo jawaab ka bixiyay war ka soo yeeray guddoomiyaha Aqalka Sare
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo jawaab ka bixiyay war ka soo yeeray guddoomiyaha Aqalka Sare
Qoraal uu soo dhigey boggiisa Facebook ayuu Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxa uu uga jawaabay hadal uu dhowaan uu jeediyay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi kaasoo u muuqday mid eeda dhiibista Cabdikariin Qalbi-dhagax ka weecinayay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi a
Cabdi Xaashi ayaa hadalka jeediyey maamlo un kadib markii…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Guddoonka labada aqal oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug
Guddoonka labada aqal oo hambalyo u diray guddoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug
Guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug oo maanta lagu doortay magaalada Dhuusa-mareeb.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Maxamed Mutual Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u hambaleeyay guddoomiye Maxamed Nuur Galaxy iyo Kuxigeenadiisa ,isagoo u rajeeyay in eebe uu ku…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Ciidanka Xoogga dalka Soomaliya oo guul ka sheegtay dagaal ka dhacay Sh/dhexe
Ciidanka Xoogga dalka Soomaliya oo guul ka sheegtay dagaal ka dhacay Sh/dhexe
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa guul ka sheegtay dagaal xalay ka dhacay dagaalamayaal Alshabaab ah iyo ciidamo Milatari ah oo ku sugnaa deegaanka Xaaji Cali ee degmada Cadale.
Ciidamada dowlada ayaa sheegay in ay dileen 15 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab, halka 26 kalena ay ku dhaawaceen ka dib dagaal ka dhacay degaanka Xaaji Cali ee Gobalka Shabeellada dhexe.
Qoraal kasoo…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Dr. Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
Dr. Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa loo doortay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kaddib doorasho goor dhow ku soo gabagabowday magaalada Dhuusamareeb.
Dr. Gacal oo ahaa Musharaxii ay taageersaneyd Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ku adkaaday si aqlabiyad ah, gaar ahaan saddex meel labo meel, sidaasna wareeggii koowaad ku soo dhamaaday.
Intii ay socotay codeynta ayaa markii…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Boosaaso (Shir wadatashi u dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland
Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Boosaaso (Shir wadatashi u dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland
Tumblr media
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Kismaayo, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Safarka Axmed Madoobe ee Puntland ayaa ah kii u horreeyay, tan iyo markii bishii Agosto ee sanadkii hore dib loo doortay, waxaana la sheegay in safarkiisa Boosaaso uu qaadan doono saddex cisho.
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Warar sheegaya in Ciidamo Kumaandoos ah Oday caan ah ku dileen Wanlaweyne iyo Meydkiisa
Warar sheegaya in Ciidamo Kumaandoos ah Oday caan ah ku dileen Wanlaweyne iyo Meydkiisa
Tumblr media
Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya Ciidamada Kumaandooska uu Mareykanka tababaray oo saldhigooda yahay Garoonka Balli-doogle ay xalay degmadaas ku dileen oday la sheegay inuu deegaanka caan ka ahaa.
Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta maxalliga ayaa sheegay in Ciidamada Kumaandooska ee ka yimid dhanka Balli-doogle ay gurigiisa ku…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Wasiiru dowlihii labaad oo iska casilay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre
Wasiiru dowlihii labaad oo iska casilay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre
Wasiiru dowlihii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Faarax Wehliye ayaa xalay kaga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb inuu iska casilay xilkaas, kaddib markii uu isku sharaxay xilka Madaxweynaha Galmudug.
C/llaahi Faarax Wehliye ayaa uga mahadceliyay Ra’iisul Wasaare Kheyre mudadii 3-da sano ee ay soo wada shaqeeyeen, isagoo xusay in wixii hadda ka dambeeya uu…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka oo maanta khudbadahooda la dhageysanayo
Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka oo maanta khudbadahooda la dhageysanayo
Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Khamiis ah la dhageysan doonaa khudbado ay u jeedin doonaan Xildhibaannada, si Musharax walba u soo bandhigo waxqabadkiisa.
Saddex Musharax ayaa u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana tartanka kursigaas uu yahay mid aad u adag, oo maalmihii la soo dhaafay la dareemayay loolanka loogu jiro.
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay , Kuxigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ahna Xiriiriyaha QM isla markaana ah Iskuduwaha arrimaha bani’aadannimada ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Danji…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Odayaasha Dhaqanka Buulo Burte oo ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle inuu colaad hurinayo
Odayaasha Dhaqanka Buulo Burte oo ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle inuu colaad hurinayo
Odayaasha Dhaqanka degmada Buulo Burte ee gobolka Hiiraan ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Hirshabelle iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Hirshabeelle, iyaga oo ku eedeeyay in ay hurinayaan colaado sokeeye oo ka qarxa degmadaas.
Odayaasha oo shir ku qabtay maanta degmada Buulo Burte ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo Wasiirka ay ku khasbayaan dadka deegaanka in la dhiso Gole…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Dowladii Ruushka oo gebi ahaanba is casishay
Dowladii Ruushka oo gebi ahaanba is casishay
Xukuumadii Ruushka ayaa is casishay saacado kadib markii Madaxweyne Vladimir Putin uu soo bandhigay qorshe dastuurka wax loogaga bedelayo taasoo waqti dheer uu xukunka sii hayn karo.
Putin ayaa xilka ka degi doona sanadka 2024 xilligaa oo soo gabagaboobayo markii afaraad ee uu xilka dalkiisa loo dhaariyo.
Hase ahaatee waxaa jira warar la isla dhex marayo oo sheegaya in uu doonayo in…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Saddex ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo isbaheysi yeeshay
Saddex ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo isbaheysi yeeshay
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ee mucaaradka ah ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo sameystay isbaheysi siyaasadeed, taasoo ah sidii ay ugu midoobi lahaayeen Musharaxa ay dowladdu wadato.
Kulankan ayaa waxaa isugu yimid Musharax Madaxweyne C/raxmaan Odawaa oo ka tirsan Xisbiga UPD, Kamaal Dahir Guutaale oo ka tirsan Xisbiga Wadajir iyo…
View On WordPress
0 notes
ibra2310 · 4 years
Text
Arji Qabashada Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo bilaabatay
Arji Qabashada Musharaxiinta Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo bilaabatay
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ka guddoomiyay Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha araajidooda iyo taariikh nololeedkooda, iyadoo la siiyay shahaadado aqoonsi ah oo muujineysa inay buuxiyeen shuruudihii ku aadanaa Musharaxnimada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kala ah Xildhibaan Maxamed Nuur…
View On WordPress
0 notes