Text
Waxaa wax lala yaaba ah in dhamaan dawlada ha reer galbeedku faragalin toos ah ku hayaan dawlada madaxa banaan ee somalia oo soo faragalinaya arimaha doorashooyinka, in la heshiin waayo oo dawlada fadaraalka iyo maamul goboleedyadu heshiin wayaan waxaa kaw ka ah dawlada reer galbeedka oo dabada ka riixaya in danahooda loo fuliyo xiligii ay somalida wax u yeedhin jireen way dhamaatay dawlada farmaajana arinkaa way iska diiday shilqool kasta iyo sharkasta way la socotaa dawladu , marnaba talo kuma yeelan karaan dawlada reer galbeedka ee gaalada ah arimaha somalia. Hadaba waxan alkan fariin uga dirayaa badhasaab yada ama gudoomiyayaasha kala ah dani iyo axmed madoobe inay dalka u tudhaan ogaadana inay mashkildu tahay fadaraalka oo ay khalad fahmeen waxan kale oo fariin u dirayaa dawlada Somalia ee uu hogaanka u hayo mudane madaxwayne maxamed cabdillahi farmaajo inuu gabi ahaanba daaqada ka saaro nidaamka fadaraalka oo caqabad wayn ku ah somali wayn .
Ramadan Mubarak
Abdiqani bashir
02/09/1442h 14/4/2021m
0 notes
Photo

Marlayba soomaali baan ahay, meelkasta goobkasta, goorkasta, iyo wakhti kasta https://www.instagram.com/p/CNFdOXyHSMC/?igshid=2et0cpv189ns
0 notes
Text
الشعب الصومال قاطبة كلهم مع رئيس فرماجوا شاء من شاء وأبى من أبى
شعرنا (كلنا مع فرماجوا ) https://t.co/HLjkXlry5E

1 note
·
View note