Tumgik
#Murtida Somalia
warganenews · 7 years
Text
Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo guddi u saaray isku-dhicii shalay dhexmaray ciidamada dowladda
#Somalia: Madaxweyne #Farmaajo oo guddi u saaray isku-dhicii shalay dhexmaray #ciidamada dowladda
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa sheegay in guddi loo xil-saaray isku-dhacyadii shalay dhexmaray ciidammo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.
Isku dhacyadii ciidamada dhexmaray waxaa ku geeryooday ku dhawaad shan askari halka afar kalena ay ku dhaawacmeen. Mid kamid ah iska hor imaadyada waxaa uu ka dhacay nawaxiga xaruunta Murtida iyo…
View On WordPress
0 notes