ab-cadaala-blog
ab-cadaala-blog
Untitled
14 posts
Don't wanna be here? Send us removal request.
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
بعد التوقف عن مشاهدة الإباحيات، كيف يعود الإنسان إلى طبيعته؟
بعد التوقف عن مشاهدة الإباحيات، كيف يعود الإنسان إلى طبيعته؟
قد قرأت من قبل أن مشاهدة الإباحيات تدني مستوي الرغبة؛ لأن رؤية ما يفترض أن يثير أصبح شيئا مألوفا، ولكن عندما يهدي الله ويتوقف الشخص عن مشاهدة هذه الأشياء كم من الوقت يحتاج الجسم ليعود لطبيعته، وتستع��د خلايا المخ طبيعتها، ويعود مستوى الإثارة والرغبة لطبيعته؟ (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Turkiga oo rumeeyay riyada nin u dhashay dalka Ghana
Turkiga oo rumeeyay riyada nin u dhashay dalka Ghana
Tumblr media
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Tumblr media
Dowladda Soomaaliya ayaa shaqada ka ruqsaysay 130 qof oo dhalinyaro dalka wax ku bartay ah. Dhalinyaradaan ayaa ku dhowaad 4 sano si lacag la’aan ah ugu shaqaynayay Isbitaalka Martiini oo ay dowladda Soomaaliya kala wareegtay hey’addi gacanta ku haysay.
      (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Daily Nation: Laba caqabad ayuu Axmed Madoobe wajahaa si dib loogu doorto
Daily Nation: Laba caqabad ayuu Axmed Madoobe wajahaa si dib loogu doorto
Dhawaan waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka dhacaya doorashada madaxweynaha maamulka Jubbaland, waxaana doorashadaasi ay tahay mid isha lagu wada hayo dadka ku tartami doono. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Todobaadkan ayey aheyd markii rag u badan xil-dhibaano iyo masuuliyiin kale shir ku qabsadeen magaalada Nairobi dalka Kenya. Kulankaan oo uu ka soo baxay qodobo dhaliil loogu jeedinayo xukumadda hada dalka hoggaamise ee horumoodka ka yahiin Khayre iyo madaxweyne Farmaajo. Dabcan muwaadiniinta noocay rabaan ha la haadaane xaq dastuuri ah ayey u leeyahiin kulamo in ay qabsadaan oo wax iska weydiiyaan xaaladda dalkooda, dhaliilano soo jeediyaan. Laakiin Kulankan Nairobi lagu qabtay iyo qadobadii ka soo baxay ee dhaliilaha lahaa ee warbaahinta lagu baahiyey anshax ahaan waxay ahaayeen qalad, waana tan sababta;
Waxaa ceeb ah inta dalkii xil-dhibaanka ka aheyd ka tagtid oo waddan shisheeye tagtid in aad madaxdaada soo dhaleeceysid. Aduunkana ma jirto waddan kale oo ay sidaan ka dhacdo oo aan aheyn Soomaaliya. Waxayna marqaati ka tahay garaad xumada siyaasiin ku sheega soomaali maanta illaahey ku ibtileeyey. Waxaa marqaati kuugu filan in aysan aheyn wax aduunka kale ka dhaca, maalmo ka hor inta uusan shirkan ka dhacin magaalada Nairobi, waxaa booqasho ku joogtay dalka Irland Nancy Pelosy oo ah guddoomiyaha aqalka Congres-ka ee Maraykanka. Socdaalkeeda waxa uu ku soo aadey soo baxitaankii warbaxintii la wado sugayey ee baaraha khaaska ah ee Bob Mueller. Nuxurka warbaxintaan ku jiray oo ay warbaaahinta tabineysay lana sheegay in ay ku jiraan falal guracan oo madaxweynaha Marankanka Donald Trump ku kacay ayaa saxaafadda ka codsatay Nancy Pelosy in ay wax ka tiraahdo. Balse waxay ku jawaabtay “waddanka intaan ka soo dhuufno madaxweynaha dhaleeceyn mayno” https://cbsn.ws/2W4apfQ. Nancy waxa si fiican uga warheysaa anshax xumuda ku jirta in hoggaanka waddankaaga aad dhaleeceysid adoo dal shisheeye marti ku ah, si kasta oo aad ugu kacsan tahay. Garaadkas waa ka dhoohanyahiin soo lama oran karo kuwii Nairobi ku shiray?
Sheegasho “caburin”
Madaxda soomaalida ee ku shiray Nairobi waxay ku andacoodeen in aan aysan shirkaan ku qabsan karin dalka gudahiisa oo ayna daruuf ku kaliftay Nairobi in ay ku kulmaan maadaame sida ay yiraahdeen “la caburiyey”. Xasuusnow ragga sidaas leh intooda badan waa wakiilo xil-dhibaano ah oo laga sugayey dimokaraatiyadda curdunka ah daddka in ay u illaaliyaan. Laakiin qof kasta oo garaad leh warkooda markuu sii dhuuxo waxa u soo baxaysa sheegashadooda run badan in aysan ku jirin. Waa la wado ogyahay dowladda Xamar in ay ku xoogan tahay, dalkana Xamar keliya ma wado ahan oo deegano badan oo caburinta ay sheegteen uga badbaadi kareen baa jirta.
Halka uu ka soo bilowday dhaqankaan ah dibadaha in layska soo dhaleeceeyo?
Dhaqankaan ah in dalalka dariska ah dowladda laga soo dhaleeceeyo ma ahan mid hadda soo bilowday balse waxaa mid soo bilowday xilligii xukumaddii keli taliska aheyd. Gar bay u lahaaayeen siyaasiintii wagaas in shirarkooda in ay ku qabsadaa waddamada derisk ah dowladda ka soo dhaleeceeyaan dibadaha. Waayo xukumaddii wagaas si furan gudaha waddanka looguma dhaleeceyn karin qatar dhaf iyo maal leh awgeed. Xiliyadii burburkana daruufahii jiray baa kalifay in qolyahii isdiidanaa ay dibadaha iska soo dhaleeceeyaan shirarkooda ku qabsadaan caasimadaha deriska.
Ceebteenu ma carwo la dhoofiyey noqotay?
Waxaan moodeynay hadaan dadka soomaaliyeed nahay in albaabkas mar hore la xiray oo aan gaarnay waqti aan dalkeena gudahiisa ku doodi karno oo isku dhaleeceyn karno inaga oo dhibaato isku geysan, lagana soo gudbay kalsooni daradii nagu dirqin jirtay u kala oradka shisheeyaha.
Dabcan kuwa maanta xukunka hayaa wax badan waa qaldeen dhaliilna waa mudan yahiin laakiin marna naguma qancin karaan mucaarad ku sheegu in arrimaheena gudaha ay ku haboontahay in looga doodo caasimadaha shisheeye. Ceebteena ay ahaato carwo gurguurto oo hadba magaalo shisheeye lagu soo bandhigo.
W/Q: Warsame Elmi
Qalad weyn oo fashil ku ah oo mucaaradkii NAIROBI ku shiray ay ku dhaceen Todobaadkan ayey aheyd markii rag u badan xil-dhibaano iyo masuuliyiin kale shir ku qabsadeen magaalada Nairobi dalka Kenya.
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
كيف ألهمت عودة أياكس ضد الملكي "المانيو" في حديقة الأمراء؟
كيف ألهمت عودة أياكس ضد الملكي “المانيو” في حديقة الأمراء؟
صعد فريق مانشستر يونايتد الإنجليزي إلى الدور ربع النهائي لدوري أبطال أوروبا لكرة القدم، بعدما حقق فوزا ثمينا 3-1 على مضيفه باريس سان جيرمان الفرنسي في عقر داره ضمن إياب ثمن النهائي للبطولة العريقة.       (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Aljazeera oo shaacisay xog yaba leh oo ku saabsan wixii lagu sameeyey meydka weriye Jamaal khaashuqji
Aljazeera oo shaacisay xog yaba leh oo ku saabsan wixii lagu sameeyey meydka weriye Jamaal khaashuqji
Tumblr media
Meydka suxufi Jamaal Khaashuqji ayay u badan tahay in lagu gubay gudaha guriga uu magaalada Istanbul ka degan yahay qunsulka Sacuudiga, waxaa sidaas shaaca ka qaaday baaritaan uu sameeyey taleefishinka Aljazeera. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Wasiirka Waxbarashada oo kala hadlay Madaxda Jaamacadaha bixinta Shahaadooyinka
Wasiirka Waxbarashada oo kala hadlay Madaxda Jaamacadaha bixinta Shahaadooyinka
Tumblr media
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxda jaamacadda ku yaalla gobolka Banaadir. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 6 years ago
Text
Meydka Wiil 7 bilood jira oo laga soo saaray dhisme ku dumay qarixii wadada Maka Al-Mukarama
Meydka Wiil 7 bilood jira oo laga soo saaray dhisme ku dumay qarixii wadada Maka Al-Mukarama
Tumblr media
Dhismayaasha ku teedsan wadada Maka Al-Mukarama ee saameeyay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen habeenkii Khamiista ayaa wali waxaa laga baadi goobayaa meydadka dad xilliga qaraxa uu dhacayay ku sugnaa, kuwaasoo aan dib dambe loo arag. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 7 years ago
Text
Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka
Suuriya oo Israa’iil ku eedaysay weerrarkii saldhiggeeda cirka
Tumblr media
(more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 7 years ago
Text
حماس: قصف إسرائيل لغزة اليوم للتغطية على قتلها المواطنين العزل
حماس: قصف إسرائيل لغزة اليوم للتغطية على قتلها المواطنين العزل
قالت حركة المقاومة الإسلامية “حماس”، الإثنين، إن الغارات التي شنّتها إسرائيل على قطاع غزة، فجر اليوم، تأتي للتغطية على جرائمها ��حق المتظاهرين العزّل وقتلها للأطفال والصحفيين. (more…)
View On WordPress
0 notes
ab-cadaala-blog · 7 years ago
Photo
Tumblr media
الدفاع الروسية: مقاتلتان إسرائيليتان قصفتا مطار “التيفور” في سوريا بـ8 صواريخ أعلنت وزارة الدفاع الروسية، اليوم الإثنين، أن الضربات الجوية التي استهدفت مطار "التيفور" العسكري بسوريا، نفذتها طائراتان إسرائيليتان عبر المجال الجوي اللبناني.
0 notes
ab-cadaala-blog · 7 years ago
Text
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiisa C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng: Yariisow iyo Masuuliyiin kale ayaa soo dhaweeyey Fanaanad Faadumo Cali Jaamac Nagruuma iyo Luul Cali Xasan Luula oo kamid aheyd Wariyaashii hore ee ka soo shaqeeyey Radio Muqdisho.
Intii uu socday kulanka lagu soo dhaweynayey oo sidoo kale ay ka qeyb galeen Madaxda Kooxda Fanka ee Waabari iyo Faniiniintaba, ayaa waxaa ay ka sheekeeyeen xilliyadii kala duwaanaa ee ay soo mareen, waxaana ay sheegeen inay aad ugu hiloobeen dalkooda oo muddo badan banaanka ka joogeen.
C/kariim Faraax Qaarey Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka ayaa sheegay in tani muhiim gaar ah u leedahay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.
Fanaanada Qaranka Faadamumo Cali Nagruuma ayaa dhankeeda sheegtay inay Muddo badan ku maqneyd dalka dibadiisa, balse aad ayay ugu faraxsan tahay inay maanta ku sugan tahay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee Soomaaliya.
“Ujeeda aan u nimid halkaan waa in aan dadkeena tusno in dalkeenu nabad yahay, waxaana allah ka baryaa dalkeena oo wanaagsan iyo Soomaaliya oo dadkeedu iswada raacsan yahay” Luul Cali Xasan Luula oo ka mid aheyd Hal-dooradii Radio Muqdisho ayaa sheegtay in aan marnaba farxadeeda la qiyaasi karin, ayna joogto meeshii ugu horreynteedii ay shaqo ka bilowday.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa C.raxmaan Cumar Cismaan oo soo dhaweeyey Fanaaniinta ayaa tilmaamay inay aad u soo dhaweynayaan Faaduma Nagruuma iyo Luul Cali Xasan, kuwaas oo muddo badan aanan arkin Soomaaliya, balse hadda jooga gaar ahaan Xaruntii ay ka howlgali jireen.
“Waxaan idinku soo dhaweynaa Wasaaradda Warfaafinta oo aad shaqo badan ka soo qabateen xilligii aad ka shaqeyn jirteen, waxaad soo marteen waqti badan aad u wanaagsan, balse waxaa dhacay dhibaato badan hadana waxaan ku soconaa waddadii aan kaga soo kabso laheyn, waxaana rajeyneynaa in aad qeyb ka qaadataan arrintaas.
Intaas kadib Faadumo Cali Jaamac Nakruuma iyo Luul Cali Xasan Luula ayaa soo arkay qeybta Keydka ee Radio Muqdisho iyo qeybaha kale ee Radio Muqdisho iyo Tv-ga Qaranka.
Fanaanada Nakruma iyo Weriye Luul Cali Xasan oo Sanado badan kadib booqday Radio Muqdisho (Sawiro) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiisa C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng: Yariisow iyo Masuuliyiin kale ayaa soo dhaweeyey Fanaanad Faadumo Cali Jaamac Nagruuma iyo Luul Cali Xasan Luula oo kamid aheyd Wariyaashii hore ee ka soo shaqeeyey Radio Muqdisho.