Tumgik
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Ogow cidiba ma rabto inay ogaato yaraan taadii, ee waxay rabaan waxaad hayso hadda ama aad noqotay. Cajiiib Ayayday aun ayaa dhihi jirtay: "Weynaadaaba Wanaagsan". https://www.instagram.com/p/CE5f2uWJCB-/?igshid=rfaag2o6hvst
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
''Qorshee Guurkaaga inta aadan Qorsheyn Xafladda Arooskaaga'' - Mahdi Mohamud Mahdi waa reer Muqdisho, wuxuuna ka mid yahay ardaydeena qaadatay koorsadii 'Qurxi ama Dib u Qurxi Noloshaada Qoys'' ee baxday bishii la soo dhaafay masha Allah. Koorsadu waxaa ka mid ah in la qoro assignment/baxsi ku saabsan topic ka mid ah casharada la qaatay gaadhaya 1500 ilaa 2500 oo kalmadood. Wuxuu wax ka qoray ''Ahammiyadda Guurka'' dhawaan ayaan idinla soo wadaagi doonaa insha Allah. Si aad wax uga ogaato koorsada, fadlan soo xaadir bandhigga koorsada guurka #HFA ee caawa Zoom Liveka insha allah. FG: Isdiiwaangalinta Koorsada Guurka #HFA ee bilaami doonna 12th June 2020 way furan tahay insha Allah. Mahadsanidin #Happyfamilyacademy2020 https://www.instagram.com/p/CABA7pTlC4Z/?igshid=1x3mwup9que29
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Juma Mubarak, Ramadam Kariim 2020/1441 Dhamaan Axbaabta ila socota meelkasta aad joogtiin, waxaan idin leehay aan ka faaiideysanno fursadan qaaliga ah ee albaabka inooga soo gashay Alhamdulilaah. Allaha inaga dhigo kuwo isugu gargaara khayrka, wanaagga iyo horomarka insha Allah. Sanadka, Sanadkiisa Allaha nabadqab, caafimaad iyo iimaan inagu gaadhsiiyo insha Allah. SoonQaad Wanaagsan. مبارك عليكم الشهر الرمضان ‏أسأل الله عز وجل أن يعيننا وإياكم على صيامه وقيامه وأن يرفع عنا البلاء والوباء .. ‏وكل عام وأنتم بخير https://www.instagram.com/p/B_ZEyjLFGZv/?igshid=14hchpkdhyzzj
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Scw dhamaan, Berito Arbacada waxaan soo gali doonaa Facebook Live insha Allah. Wednesday 22nd April 2020 @ 5pm UK Time. Nagala socda halkan iyo barta Youtubeka aan ku leenahay insha Allah. Shukran Youtube: https://www.youtube.com/happyfamilyacademy #Happyfamilyacademy2020 https://www.instagram.com/p/B_OubcFl3Jr/?igshid=1imh51ujq3hiy
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
اللهم بارك لنا في شعبان و بلغنا الرمضان بالصحة والعافية والإيمان. اللهم آمييين https://www.instagram.com/p/B-8dIEYlD75/?igshid=nkfkvb9cizor
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Subaxdu ha idiin wacnaato https://www.instagram.com/p/B-6emYwF-Z2/?igshid=zj9w69kaxijv
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Today is the final DAY to get the discount for the Marriage Course. Registration will close TODAY. Tonight @11pm UK Time. Hurry up & REGISTER Here. https://bit.ly/2IvztaD Good Luck WaSalaam https://www.instagram.com/p/B-W2b8BlfjB/?igshid=1y29ppp9rluau
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Suaashani waxaa iska leh inta Garoob ah (Rag/Dumar) Waxay dhahaan reer hore ayaa iga burburay. Haye, waxaan rabaa inaan helo mid ka khayr roon qofkii hore! Kow. Sidee iyo halkeen ka helaa sheekhow? Waa suaasha ugu badan ee la iweydiiyo. Waxaan idin weydiinaa suaashan oo aan ku qaadano casharka ka hadla Furiinka iyo dhibkiisa iyo maxaa ka dambeeya Furiinka. Suaashu waxay tahay? Marka aad ku jirto qorsheynta guurka furiinka ka dambeeya. Ma isweydiisay wali, Maxaad ku lahayd masuuliyad burburka reerkii hore? Maxaad ka badashay Fikirkaaga iyo dhabacaad si aad ugu guuleysato nolosha qoyska aad dhisi doonto insha Allah? Ku talogal qofka aad la kulmi doonto inuu noqon doono labo midkood: 1- Qof sidaada soo maray guur hore oo isaguna dhaawacan oo raadinaya qofkii mala dhayi lahaa dhawaaca uu wato. 2- Qof kuba cusub nolosha guurka oo bilow ah laakiin sawir caajib ah ka hasta nolosha guurka siyaabo badan (Waxaa u badan gabdhaha arinta) isla markaana haysta riyooyin uu rabo inuu hirgaliyo ay ka mid tahay inaad la wadaagto nolol raaxo badan laakiin nasiib darro si rasmi ah ugama warqabo inaad dhaawacan tahay oo ama waad ka qarisay inaad reer hore soo martay. Ama kuma baraarugsanaba baahida uu qabo qof reer hore soo maray ee tiisa uun baa u cad. 1- Maxaa lagaa rabaa inaad samayso markaa tahay:Nin Guursanaya gabadh reer hore soo martay? 2- Maxaa lagaa rabaa inaad samayso markaa tahay Gabadh uu guursanayo Nin reer hore soo maray? 3- Maxaa lagaa rabaa inaad samayso markaa tihiin labo dhaawacan oo reer hore ka soo burburay oo waliba ay dhici karto labadiinuba inaad caruur wadataan? Haye ku darso maxaa kaaga baxay? F/G: 👉Dhaawacan waxaa laga wadaa: Niyad jabsan, Murugeysan, Xanaaqsan, Isciilkaamayo. Emotionally Hurted. Maxaa la samayn karaa? Talooyin usbuuca dambe naga sug insha Allah inkasta oo casharada lagu qaato arimahan. Waxaan kugula talinaynaa inaad casharo ka qaadato meeshaad doonton, laakiin aqoonta aad kororsato insh aallah. Mahadsanid. #HFA2020_MC #Happyfamilyacademy2020 https://www.instagram.com/p/B-VvO48ljNz/?igshid=1haslzrlo04td
0 notes
ahmedjohari · 4 years
Photo
Tumblr media
Xasuusintii ugu dambeysay/ Final Reminder Wakhtigii koorsada Guurka isdiiwaangalintu joogsanaysaa ayaa yimi oo waa berito iyo saacado kooban insha Allah ee ha hilmaamina inaad booqato bogan hoos ku yaala insha Allah. Monday 30th March 2020 @ 11pm UK Time. ✅👉 https://bit.ly/2IvztaD 👈✅ Waa fursad inta guryaha la joogo lagaga mashquulo niyadjabka caabuqa na qabsaday baryahan. Yayna ku dhaafin fursadan insha Allah. Shukran ✅👉 https://bit.ly/2IvztaD 👈✅ Please share Thanks #HFA2020_Marriage_Course #Happyfamilyacademy https://www.instagram.com/p/B-UFyeWl2GW/?igshid=1u3s5b8rp4ndw
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
‘الوقت كالسيف إن لم تقطعه قطعك. إمام الشافعي Time is like a Sword: if you don't cut it, it cuts you. Kala duwan shalay iyo maanta. Alhamdulillaah Ha isdhigan! فيَا لَيتَ الشّبابَ يَعُودُ يَوْماً .. فأُخبرَهُ بمَا فَعَلَ المَشيبُ ابو العتاهية. https://www.instagram.com/p/B-Lp0CgphoS/?igshid=yu2y4rl0lb74
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
Iyo kulul ku dar liindhaan iyo Cucumber kadibna ku akhri inta aad cabin ka hor sabaxda iyo habeenka: Surat Fatixa 7 jeer Surat Ikhlaas 3 jeer Surat Falaq 3 jeer Surat Annaas 3 jeer Aayatul Kursi 1 mar Duco: اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْبَرَصِ، وَالْجُنُونِ، وَالْجُذَامِ، وَمِنْ سَيِّئِ الأَسْقَامِ 3 jeer أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق 3 jeer بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم 3jeer. Kadibna cab oo ilaahay talo saaro waxba ku helimaayaan insha Allah. Wixii kuu qoran inuu kugu dhoco ku seegi maayo lkn waxaa tahay qof Alle tala saartay. Allaha na xafido insha Allah. فالله خير حافظا وهو ارحم الراحمين. https://www.instagram.com/p/B97NjBAlfDj/?igshid=zqsbuoaiy4fm
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
Iyo kulul ku dar liindhaan iyo Cucumber kadibna ku akhri inta aad cabin ka hor sabaxda iyo habeenka: Surat Fatixa 7 jeer Surat Ikhlaas 3 jeer Surat Falaq 3 jeer Surat Annaas 3 jeer Aayatul Kursi 1 mar Duco: اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْبَرَصِ، وَالْجُنُونِ، وَالْجُذَامِ، وَمِنْ سَيِّئِ الأَسْقَامِ 3 jeer أعوذ بكلمات الله التامات من شر ما خلق 3 jeer بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم 3jeer. Kadibna cab oo ilaahay talo saaro waxba ku helimaayaan insha Allah. Wixii kuu qoran inuu kugu dhoco ku seegi maayo lkn waxaa tahay qof Alle tala saartay. Allaha na xafido insha Allah. فالله خير حافظا وهو ارحم الراحمين. https://www.instagram.com/p/B97Naeelkeh/?igshid=1g1rxgnwf3rwd
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
12th Nov 2019, Stockholm,- Sweden Wuxuu ahaa Habeen qiimo badan oo aan Seminar ku qabanay Caasimadda Stockholm ee dalka Sweden. Habeenkaas waxaan ka hadallay ''Maxaa sababa Furiinka, Burburka Qoysaska iyo sidee looga hortiga karaa?''. Dadka ka soo qaybgalay waxay isugu jireen dhalinyaro iyo waaweyn waxayna tilmaameen inay wax badan ka faaiideen sida waxa curiya khilaafaatka, kala duwaanashaha Ragga iyo Dumarka, Communicationka, Maareynta dhaqaalaha, Raadka iyo saameynta Xididka gaar ahaan Sodohda, Faqriga iyo wax kaloo badan. Sidoo kale waxaa cajiib ahayd, qaar rabay inay isfuraan inay baajiyeen furiinkii. Alhamdulilaah. Hadaba hadaad rabto sidaad ku diyaarsan lahayd ama sidaad uga dhigan lahayd noloshaada QOYS mid TAYO iyo RAAXO badan leh, ku soo biir Koorsada bilaamaysa bisha April 2020 insha Allah. Macluumaatka koorsada halkan ka fiiri insha allah . https://bit.ly/2IvztaD Mahadsanid Guuleyso. #HappyFamilyAcademy2020 https://www.instagram.com/p/B9y0wCUl-GR/?igshid=7bntobzx2qdr
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
12th Nov 2019, Stockholm,- Sweden Wuxuu ahaa Habeen qiimo badan oo aan Seminar ku qabanay Caasimadda Stockholm ee dalka Sweden. Habeenkaas waxaan ka hadallay ''Maxaa sababa Furiinka, Burburka Qoysaska iyo sidee looga hortiga karaa?''. Dadka ka soo qaybgalay waxay isugu jireen dhalinyaro iyo waaweyn waxayna tilmaameen inay wax badan ka faaiideen sida waxa curiya khilaafaatka, kala duwaanashaha Ragga iyo Dumarka, Communicationka, Maareynta dhaqaalaha, Raadka iyo saameynta Xididka gaar ahaan Sodohda, Faqriga iyo wax kaloo badan. Sidoo kale waxaa cajiib ahayd, qaar rabay inay isfuraan inay baajiyeen furiinkii. Alhamdulilaah. Hadaba hadaad rabto sidaad ku diyaarsan lahayd ama sidaad uga dhigan lahayd noloshaada QOYS mid TAYO iyo RAAXO badan leh, ku soo biir Koorsada bilaamaysa bisha April 2020 insha Allah. Macluumaatka koorsada halkan ka fiiri insha allah. https://bit.ly/2IvztaD Mahadsanid Guuleyso. #HappyFamilyAcademy2020 https://www.instagram.com/p/B9yzqR8lMjZ/?igshid=1aqjoy16o54fh
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
Maalintu ha idiin wacnaato. https://www.instagram.com/p/B9tGahCFnmD/?igshid=1enivb1cgns3a
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
Jumca Mubarak Subaxdu ha idiin wacnaato insha Allah. Koorsadii Guurka. Ha hilmaamine halkan ka fiiri: https://bit.ly/2IvztaD Fadlan saaxibadaa la wadaag. Mahadsanid in badan https://www.instagram.com/p/B9qpKp7FzG4/?igshid=3jcsc4qtfhog
0 notes
ahmedjohari · 5 years
Photo
Tumblr media
Xasuusin reer Stavanger Norway Waan soo dhownahay insha Allah. https://www.instagram.com/p/B53-Z72FqfO/?igshid=1jdokar8rcf9l
0 notes