Tumgik
Video
instagram
waxaad ila wadaagtaan muuqaalkaan iyo qormadan siina sharegareeya Soomaaliya hada waxaa ka jira boob hantiyeed ha ahaato mid maguurta ah ama kaash waxaana Shacabka loogu awood sheegtaa waa shaarka dowlada qofkii ku yiraah Qabiil ayaa leygu awood sheegtay Been dheh hadii awood qabiil ay wali jirto xaaf sidaas looma galeen tan kale magaca qabilka ee saamiga lagu qeybsanaayo waa sheeko maqaar saar ah 4.5. inkastoo dhibaatada qabiilka uugeestay aan lasoo sheegi karin oo ay aheyd musiibo aad u weyn oo ay soomaali soo martay oo shacab badan oo masaakiin ah lagu soo gumaaday laguna xalaaleystay hantidooda sharaftooda iyo karaamada uu allah swc siiyay, runtii waxaan dhihi karaa hada waàlaga soo gudbay rajadii aan islaheyn hadii qabiilka laga gudbo waxaa loo gudbayaa in lays cafiyo gacmaha lays qabsado waxay aheyd dowlada federaalka ee uu hogaamiyo maxamed cabdullaahi farmaajo balse Lamood Noqonse weyday, hada tii qabiilka mid kadaran ayaa lugaha lala galay waana in shaarka dowlada lagu waxyeeleeyo laguna dhaco shacabka masaakiinta ah shacabka aan awood ku ilaashado gurigiisa heysan hadii uu boos ku leeyahay meelaha muhiimka ah sida airpor ka ilaa laga soo gaaro madaxtooyo hada ha gato boos kalena haka raadsado meelo raqiis ah hadii kale waa la boobaa waa iga digniin caqligu ha talsho xaafada aan daganahay waan ku dhashay xudunteydaa ku duugan Beel Hebel ayaan ka dhashay iyo bahaa bahaa socon meyso hadaad hadhow ooyi laheyd oo aadan difaacan karin hada iska iibso https://www.instagram.com/p/BzGE5wQnYMJ/?igshid=1iv85obpz6tn2
2 notes · View notes
Photo
Tumblr media
Jaamacadda Carabta ayaa markii ugu horreysay ka hadashay muranka dhanka badda ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay soo saareen baarlamaanka Jaamacadda Carabta. Bayaan ay maanta soo saareen baarlamaanka Jaamacada Carabta ayaa Kenya looga digay in ay ku xadgudubto xuduudaha Soomaaliya. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa waxa uu taageero u muujinayaa Soomaaliya isaga oo sheegay in Soomaaliya looga baahanyahay inay ilaashato midnimadeeda, nabad-gelyadeeda iyo xoriyaddeeda. War-saxaafadeed ka soo baxay shir ururku uu ku yeeshay magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, ayuu gaashaanka u daruuray sheegashada "beenta ah" ee ay Kenya ku dooneyso in ay ku calaamadaysato baadda Soomaaliya. Baarlamaanka Carabta waxaa uu Kenya ugu baaqayaa inay banaanka ka marto biyaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah biyaha carbeed,sida bayaanka lagu xusuay. Baarlamaanka Jaamacadda Carabta waxaa uu ka soo horjeedaa sheegashada "beenta ah" ee Kenya, ee khariidada cusub ee ay sameeyeen, taas oo been-abuur ah ay ku tilmaameen. "Waxaa kale oo aan ka soo horjeednaa cagajugleynta Kenya ee ah inay faragelinayaan arrimaha gudaha ee Soomaaliya, iyadoo ku xadgudbeyso deris-wanaagga iyo heshiisyada caalamiga ah", ayaa bayaanka lagu yiri. Dowladaha Carabta waxay garab-taagan yihiin Jamhuuriydda Soomaaliya oo ay sheegeen inay horey u qaadday tallaabooyin wax ku ool ah oo dhanka nabad-gelyada iyo xasiloonida ah. https://www.instagram.com/p/By8d6a6n6Yr/?igshid=9437nshmjec4
0 notes
Photo
Tumblr media
العميد طارق عفاش يكشف عن قتلة عمة علي عبدالله صالح.. تفاصيل جديدة.. صورة العميد طارق عفاش يكشف عن قتلة عمة علي عبدالله صالح.. تفاصيل جديدة.. صورة كشف العميد طارق محمد عبدالله صالح قائد قوات حراس الجمهورية عن قتلة الرئيس السابق علي عبدالله صالح الذي لقي مصرعه في 4 ديسمبر 2017م . وبحسب ما تناقلته وسائل إعلام محلية ومواقع التواصل الاجتماعي فإن العميد طارق وجه رسالة إلى السفير أحمد علي عبدالله صالح، أكد له فيها أن قتلة والده هم أقرب الناس إليه، مؤكداً أن القتلة يسكنون الفنادق والاستراحات والقصور بعد سلموا رقبة والده . وحذر طارق أبن عمه أحمد من أن يمد يه لهؤلاء القتلة وأن الموت اشرف له من مصافحة الأوغاد والجبناء، حيث قال في رسالته :" انني احذرك يا ابن العم ان تمد يدك الطاهرة لهؤلاء القتلة الذين هم مستعدون لبيع انفسهم لمن يدفع ..اياك فالموت اشرف وتلقي رصاصة اهون من مصافحة الاوغاد والجبناء". ولا تؤكد (عدن الغد) حقيقة الرسالة من عدمها وانما تنقلها حسب ما تناقلته المواقع الإخبارية المحلية ومواقع التواصل الاجتماعي . #calisuxufi #allinwithcalisuxufi https://www.instagram.com/p/Byu5bitn5Tl/?igshid=iedn9ylyo6kk
1 note · View note
Video
instagram
0 notes
Video
instagram
0 notes
Photo
Tumblr media
0 notes
Video
instagram
#calisuxufi #allinwithcalisuxufi xasbunal llaahi wanicmal wakiil https://www.instagram.com/p/BysI4V6ndAA/?igshid=zjpabmacutfg
0 notes
Photo
Tumblr media
0 notes
Photo
Tumblr media
@calisuxufi #calisuxufi #allinwithcalisuxufi https://www.instagram.com/p/BysIg5Nn2ia/?igshid=148qujwvd075f
0 notes
Video
instagram
Trump allies share fake video of Nancy Pelosi stammering her words. #allinwithcalisuxufi #calisuxufi #freejournalis #saxafiyare4 https://www.instagram.com/p/Bx2pfV2ndkQ/?igshid=fi0x4jizgk18
0 notes
Text
0 notes
Text
1 note · View note