Text
No:1
Dhageyso “Wasiirada uu magacaabay Lafta-gareen oo sabab yaab leh u diiday xilka’
K/Galbeed
Subscribe: Baadi Goob News
Mid ka mida 45 xubnood oo uu shalay magacaabay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ayaa iska diiday inuu xilkaasi qabto.
C/salaan Cabdullaahi Yalaxoow ayaa ka hor yimid Xilka Wasiirk ku xigeenka Gaadidka Cirka iyo dhulka K/Galbeed oo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gaeen u magacaabay, isagoo ku dooday in xilkaasi kasoo horjeedo awood qeybsiga beelaha sida uu yiri.
Wuxuu ku dooday inaysan Beeshiisa u qalmin xilka Wasiir ku xigeenka Wasaarada Gaadiidka dhulka iyo Cirka , taasoo keentay inuu xilkaasi iska diido, isagoo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka K/Galbeed.
Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed ayaa tiradoodu gaareysaa 50 xubnood, waxaana la filayaa inay kasii bataan.
https://baadigoobe.wordpress.com/
http://m.facebook.com/baadigoobe/
https://www.youtube.com/channel/UCE_LsW9PB3mze-Wuf_vlRVg
Cali M Gaaboow
0 notes
Text
No:2

No:3 Dhageyso “Wasiirada uu magacaabay Lafta-gareen oo sabab yaab leh u diiday xilka’

No:4 Dhageyso “Wasiirada uu magacaabay Lafta-gareen oo sabab yaab leh u diiday xilka’

ﺍﻧﺎﻟﻠﻪ ﻭﺍﻧﺎﺍﻟﻴﻪ ﺭﺍﺟﻌﻮﻥ
Seddex qarax oo ah gawaari waxyaabaha qarxa lagu guray ayaa la sheegayaa in ay goor dhow ka dheceen isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.
kan 1aad:
Qaraxyada midkood ayaa la sheegayaa in gaarigii siday uu ku dhuftay Hotel Saxafi oo hore loo weeraray.
kan 2aad:
Qarax kale ayaa isna ka dhacay inta u dhaxaysa Hotel Saxafi iyo xarunta CID oo hoteelka ka soo hor jeedda.
kan 3aad:
Hotel Saxafi dhabarkiisa waddo yar oo marta ayaa la sheegayaa in uu qaraxa seddexaad oo isna gaari saarnaa uu ka dhacay.
waxaa la ii sheegay in laba baabuur oo kuwa BL-Ka ah dadkii saarnaa ay dhamaantood ku Dhunteen.
Inta ku dhumatay Allah ha u Naxariisto
Inta Dhaawacantay Allah u dhib yareey
0 notes
Text
0 notes
Link
0 notes
Text
AKHRISO TAARIIKH NOLOLEEDKA GUDOOMIYAHA CUSUB
April 30, 2018 Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu yahay guddoomiyaha cusub ee golaha kadib markii uu helay 147 cod halka Xildhibaankii la tartamaayey ee Ibrahim Isaaq Yarow 118 cod. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Taariikh Nololeedka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa uu ku dhashay Baydhabo 1957
View On WordPress
0 notes
Text
DEG-DEG GUDOOMIYAH BAARLAMAANKA OO LA DOORTAY

April 30, 2018 Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa guddomiyaha cusub ee baarlamaanka u doortay Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan oo ahaa musharax ay wadatay dowladda Soomaaliya. Musharaxaan ayaa ka guuleystay Ibraahim Isaaq Yarow oo ay isugu soo hareen wareegga labaad ee tartankaas kadib markii ay xildhibaanada kale is casileen. Sida aan wararka hordhaca ah ku heleyno Maxamed Mursal ayaa…
View On WordPress
0 notes
Photo

Musharax Laga Cabsi Qabo Inuu Taageero Ka Helo Imaaraadka Oo Ka Mida Xubnaha Ugu Cad-Cad Tartanka {WAA KUMA..?}
0 notes
Photo

AGAASIMAHA WAAXDA SOCDAALKA IYO JINSIYADA MAXAMED AADAN KOOFI Maalma ka hor deegaanka lowya-cadde oo u dhaxeeya Xadka Maamulka Soomaaliland uu la wadaago dalka Jabuuti waxaa booqday Agaasimaha Hay’adda Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Maxamed Aadan(koofi) balse waxaa booqashadaas beeniyey Maamulka Soomaaliland.
0 notes
Text
FARTAAG: XUKUUMADA KHEYRE WAXAY INDHAHA KA QARSATAY DULMIGA KENYA

Posted on 24 Maarso 2018 Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay ku guuldaraystay in ay wax ka qabato dhibaatadda dowladda Kenya ay ku heyso shacabka ku sugan degmada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ku eedeeyay Xukuumadda Soomaaliya aysan waxba ka qaban faragelinta dowladda Kenya ay ka waddo degmada Baledxaawo. Waxaa uu sheegay in hanti boobka…
View On WordPress
0 notes
Text
Daawo "Xildhibaanad si adag ula hadashay Madaxweyne Farmaajo."
Daawo “Xildhibaanad si adag ula hadashay Madaxweyne Farmaajo.”
http://banadirnewsonline.wordpress.com/ http://m.facebook.combanadirlatestnews/ [email protected] Cali M Gaaboow
View On WordPress
0 notes
Text
Ceyrinta DP World ee Berbera saameyn ma ku yeelaneysaa heshiiska dekedda Boosaaso?

March 14, 2018 Go’aankii barlamaanka Somalia dalka kaga cayriyay DP world kadib waxaan baaritaan ku sameeyey saamaynta go’aanka Barlamanku ku yeelenayo shirkadda P&O Port ee maamusha dekeda Bosaso, sharci ahaan. DP world iyo P&O Ports waa laba shirkadood oo kala madax banaan waxaana iskaleh maamulka Dubai (Dubai Government) waana shirkado ah sida Fly Emirates iyo Fly Dubai, wax aka dhexeeya…
View On WordPress
0 notes