Don't wanna be here? Send us removal request.
Photo

هم ارحمه May Allah SW rest his soul in Jannah https://www.instagram.com/p/CrhrqD6tTXO/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

عندما يكون التقدم مؤلم، والرجوع مؤلم، والوقوف أشد ألماً. فماذا نفعل؟ When going forward is painful, backward is painful and standing is more painful. So what do we do? Marka horey u socoshadu xanuun tahay, soo noqoshadanu xanuun tahay, istagidduna ka darantahay. Maxaynu sameyn karnaa?. https://www.linkedin.com/in/barsane101 https://twitter.com/barsane101 https://www.facebook.com/barsane101 https://www.snapchat.com/add/barsane101 https://www.instagram.com/p/CrXyXiqt2Qf/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Someone asked Hassan Al Basri: "What is the secret of your religiousness?" He replied : "I understood 4 things: 1. I understood that my RIZQ cannot be taken by anyone, so my heart became content. 2. I understood that no one can do my actions (worship) for me, so I started doing them myself. 3. I understood that Allah is watching me, so I became ashamed to do wrong. 4. I understood that death is waiting for me, so I started to prepare for my meeting with Allah." ---------------------------- In short message: Always be kind and know: When you kill someone vision, it's not him that suffer but the people that depend on him. So don't destroy someone because you hate him, think about the innocent people that are behind him for survival. Have a lovely week ahead. Hope you've started fasting 6 days of Shawal. Follow @barsane101 to support me #Respect 🙏 #Treat https://www.linkedin.com/in/barsane101 https://twitter.com/barsane101 https://www.facebook.com/barsane101 https://www.instagram.com/barsane101 https://www.instagram.com/p/CrXFV4VIr0f/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

PICTURES: Eid Al Fitr 1444 Prayers in Masjid Al Haram, Makkah ©️ Haramain Follow: @barsane101 https://www.instagram.com/p/CrSk4aetAgN/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

"Sidee ayaan uga cabsanayaa faqri/gaajo aniga oo ah addoonka Qaniga (Allaah)". ❤️ https://www.instagram.com/p/CrLekAuNWx5/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Allahu Akbar Pictures: Masjid An Nabawi on the 27th night of Ramadan. https://www.instagram.com/p/CrKmZglN-2i/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

#Dhowrsanaaw! #Intaan lagu xisaabin is xisaabi Ka dhowrsanaaw wax walboo Aduunyadaada iyo Aakhiradaaada dhib ukeenay. Ogow inaad leedahay waqti, isku dey inaad is xisaabiso intaan lagu xisaabin kahor, Allah tala saaro, haka baqan keliya Caabuqaan faafa ee ka baq intaad gaysatay, qofna macsuum ma ahan qalad wuunaga dhacaa, ee dib iskugu laabo oo eeg: 1-Meeqaad dulmisey 2-Meeqaad Xamatay 3-Meeqaad Cayday 4-Meeqaad been u shegtay 5-Meeqaad been ka sheegtay 6-Meeqaad Qiyaantay 7-Meeqaad dhaacwacday 8-Meeqaad dulmi ku caawisey Ka welel oo ka qiiroow intaas mid kamid ah hadaad gaysatay weliba ugu darantahay no: 1 Ee ogow inaaadan taada dhaafayn. Digtooni sameey, intaadan dhiman kahor intaad dulmisey cafis waydiiso!, Ogowse cafiska dalbashadiisaa leedahay keliya! Ogsoonow Dulmiga Dad laga galaa waxay u baahantahay qofka aad ka gashay qushiisa in aad waydiisato cafis #Waa waano wadareed! Is xisaabi intaan lagu xisaabin. Aqri oo dhuux macnaha aayadahaan: . وقوله: {وَوُضِعَ الْكِتَابُ فَتَرَى الْمُجْرِمِينَ مُشْفِقِينَ مِمَّا فِيهِ وَيَقُولُونَ يَا وَيْلَتَنَا مَالِ هَذَا الْكِتَابِ لا يُغَادِرُ صَغِيرَةً وَلا كَبِيرَةً إِلاَّ أَحْصَاهَا وَوَجَدُوا مَا عَمِلُوا حَاضِراً وَلا يَظْلِمُ رَبُّكَ أَحَداً}[الكهف:49]. وقوله: {واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله ثُمَّ تُوَفَّى كُلُّ نَفْسٍ مَا كَسَبَتْ وَهُمْ لا يُظْلَمُونَ}[البقرة:281]. وقوله: {يَوْمَ تَجِدُ كُلُّ نَفْسٍ مَا عَمِلَتْ مِنْ خَيْرٍ مُحْضَراً وَمَا عَمِلَتْ مِنْ سُوءٍ تَوَدُّ لَوْ أَنَّ بَيْنَهَا وَبَيْنَهُ أَمَداً بَعِيداً وَيُحَذِّرُكُمُ اللَّهُ نَفْسَه}[آل عمران:30]. Wixii aan qaldo iga sax. Mahadsanid Let us connect: #LinkedIn: https://lnkd.in/eq6Kj8dw #Facebook: https://lnkd.in/evjxjh4B #Instagram: https://lnkd.in/ern2GwXS #Twitter: https://lnkd.in/eqmygaTj #xisaabinaftaada Faafi Share شارك https://www.instagram.com/p/CrIPeIMN64L/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Is bedelka Nolosha: Shinbirihu waxay cunaan quraashada, Goorta shimbiruhu dhintaan waxaa cuno quraajada Duruufaha waa sidaa oo kale way is bedelaan, waxa laga yaabaa maanta in aad tahay mid awood badan balse beri lama oga. Qofna awoodaada ha u isticmaalin hana ku dulmin, ee xusuusnaaw in uu waayuhu kaa awood badan yahay oo beri noqon kartid qof daciif ah waayo dunidu wa wareegto, laga yaabee in ay berri kaa hiiiliso una hiiliso kaad shalay ciishey ستدور الدائرة يوما ويلقي فاعل فعله NOLOSHU way is rogi doontaa maalin maalmaha ka mid ah, qofwalbaana wuula kulmi doonaa wuxuu jilaayay/Sameeyey Ramadan Mubarak 🌹 Let us connect: #LinkedIn: https://lnkd.in/eq6Kj8dw #Facebook: https://lnkd.in/evjxjh4B #Instagram: https://lnkd.in/ern2GwXS #Twitter: https://lnkd.in/eqmygaTj #kindness #humanity #empathy #dhowrsanaaw #dulmi_diid #naxariis_fal https://www.instagram.com/p/CrF6VCXtZ_9/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

" القليل بالنسبة لك يعني الكثير لغيرك " كبر الصورة😥💔 Waxa agtaada ka yar dadbuu la badan yahay Rabi talo ku filan Sawirka wayney si aad u fahamtid. يا رب يا رحمن يا لطيف https://www.instagram.com/p/CrCcEKDt5mI/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

🤲 *اللهم صل على سيدنا محمد طب القلوب ودوائها وعافية الأبدان وشفائها ونور الأبصار وضيائها وعلى آله وصحبه وسلم* ❤️ #المدينة_المنورة #القبة_الخضراء #المسجد_النبوي #طيبة #مسجد_النبي ﷺ https://www.instagram.com/p/Cq9VoRHNH9O/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

The total number of worshipers and Umrah performers in Masjid Al Haram reached more than 1.149 Million on Wednesday. اللهم انك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا https://www.instagram.com/p/Cq9OegnN7OP/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Mental Upgrade 🌟 #2k23❤️📓📖 (at Mogadishu, Banadir, Somalia) https://www.instagram.com/p/CqqwxbnNp84/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Somali Green https://www.instagram.com/p/CqIo1f3Nrcr/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

" اللهّم أجبُرني جبرًا يُعوضُ قلبي عن كُل شيء". https://www.instagram.com/p/Ci14mpzjUtt/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Aabo allah ha kuu naxariisto waan jeclaa in aan wada joogno balse Waad iga hormartay, xaqiina waad ajiibtey intaan noolahay kama daalayo in aan kuu soo duceeyo (at Mogadishu, Banadir, Somalia) https://www.instagram.com/p/CifdbTKjrvG/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

إذا رغبت في معرفة عقل شخص ما، فاستمع إلى كلامه. وإذا رغبت في معرفة قلبه، فراقب أفعاله. https://www.instagram.com/p/CieKPc6oiEy/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes