bbcsomalilive
bbcsomalilive
BBC SOMALI NEWS
37 posts
http://bbcsomalinews.wordpress.com/
Don't wanna be here? Send us removal request.
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii ayaa ku dhawaaqay mudaaharaad saddex maalmood soconaya oo ay uga cabanayaan canshuurta ay dawladdu kordhisay.
Suhayba ayaa booqatay warbixintaanna ka diyaarisay.
2 notes · View notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Inj: Yariisoow
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Donald Trump oo la xaqiijiyay in uu caafimaad qabo
Tumblr media
Lahaanshaha sawirka REUTERS
Dhakhtarka Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu caafimaadkiisu aad u wanaagsan yahay, kadib markii lagu sameeyey baadhitaan caafimaad oo qaatay muddo afar saacadood ah. Sean Conley ayaa intaas raaciyey: ” Waxaan filayaa in uu sidaas iyo si ka sii wanaagsan ahaan doono inta uu xilka hayo iyo wixii ka dambeeyaba” Dr Conley iyo 11 kale oo…
View On WordPress
3 notes · View notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
2 notes · View notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Dhageyso "2 Sano kadib maxaa Ka Qabsoomay MW Farmaajo"
Dhageyso “2 Sano kadib maxaa Ka Qabsoomay MW Farmaajo”
2 Sano kadib maxaa Ka Qabsoomay MW Farmaajo Balamihii uu Qaaday xiligii Doorashada maxaase u Qabsoomin
http://bbcsomalinews.wordpress.com
Cali Max’ed Gaaboow
https://videopress.com/embed/CPSt7OeA?hd=0&autoPlay=0&permalink=0&loop=0
View On WordPress
2 notes · View notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Siyaasiyiin aan Horay isugu Arki Jirin Muqdisho oo Hal Madal Isugu Tagi Doona
Tumblr media
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Garoowe, halkaas oo ay uga sii horreeyaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ugu awoodda badan. Wafdi hor dhac u ahaa safarka madaxweynaha, oo uu ka mid yahay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa shalay gaaray magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamul goboleedka Puntland.
View On WordPress
2 notes · View notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Tumblr media
Khilaafkii u dhaxeeyay Xisbiga Dimuqraadiga iyo Trump oo cirka isku sii shareeray
 Freelance Journalist  Uncategorized
 January 20, 2019 2 Minutes
Lahaanshaha sawirka AFP
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico.
Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda Mareykanka oo xirnaa muddo ka badan afar usbuuc.
Trump ayaa sidoo kale u muuqda in uu ka soo debcay mowqifyadii adkaa ee uu ka taagnaa dadka muhaajiriinta ahi, gaar ahaanna kuwa iyaga oo da’yar sharcidarro lagu geeyay Mareykanka balse wali waxa uu dalbanayaa ku dhawaad lix bilyan oo doolar oo uu doonayo in lagu kharash gareeyo dhismaha gidaarka uu doonayo in lagu kala xiro Mareykanka iyo Mexico.
Xildhibaanada xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku gacan seyray dalabka Trump ee ah in uu dhaqaale u helo dhismaha gidaarkaasi. Hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda ayaa saameeyay 800,000 oo qof oo ah shaqaalaha dowladda dhexe.
Trump oo ka hadlayay Aqalka Cad ee Mareykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in muddo saddex sano ah oo dheeraad ah loo ogolaanayo in ay Mareykanka sii joogaan oo ay ka shaqeystaan muhaajiriinta iyaga oo da’yar sharcidarro lagu keenay gudaha Mareykanka.
Dadkani ayaa hadda aanan waddanka laga musaafurin karin isla markaana loo ogol yahay in ay waddanka ka shaqeystaan balse aanan loo ogolayn in ay qaadaan dhalashada Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa isku dayay in muhaajiriintani markii hore Mareykanka sharcidarrada ku galay dalka laga musaafuriyo.
Trump ayaa sidoo kale sheegay in dadka soogalootiga ahi ee sida kumeel gaarka ahi loogu ogolaaday in ay dalkaasi ku sii noolaadaan uu siinayo muddo kordhin saddex sano ah.
Inkabadan 300,000 oo qof oo ka kala yimid waddamada ay colaaduhu ragaadiyeen ayaa haatan si ku meel gaar ah loogu ogol yahay in ay ku noolaadaan isla markaana ka shaqeystaan gudaha Mareykanka, waxaana madaxweyne Trump uu in muddo ah doonayay in dadkaasi dalka laga musaafuriyo.
Warbixin qoraal ah oo ay soo saartay guddoomiyaha aqalka Kongareeska, Nancy Pelosi, oo ka tirsan xisbiga Dimuquraadiga ayaa lagu sheegay in qorshaha Trump uu yahay mid aan la aqbali karin oo horeyba loo diiday isla markaana uusan daacad ka ahayn.
https://bbcsomalinews.wordpress.com/
https://www.facebook.com/groups/1499311593508526/
https://www.facebook.com/BBC-Somali-Live-977721802422227/
https://www.facebook.com/groups/221399772079582/?ref=share
https://plus.google.com/collection/kpmkPF
http://twitter.com/bbcsomali_live/
http://bbcsomalinews.tumblr.com/
Cali M Gaaboow
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Khilaafkii u dhaxeeyay Xisbiga Dimuqraadiga iyo Trump oo cirka isku sii shareeray
Tumblr media
Lahaanshaha sawirka AFP Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico. Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda Mareykanka oo xirnaa muddo ka badan afar usbuuc. Trump ayaa sidoo kale u muuqda in uu ka soo debcay mowqifyadii…
View On WordPress
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Video
Daawo “Hotelka DusitD2 iyo dukaamada ayaa ku dhex-yaalla dhismaha la weeraray ayaa ah goob caan ah” Hotelka DusitD2 iyo dukaamada ayaa ku dhex-yaalla dhismaha la weeraray ayaa ah goob caan ah oo ay ka adeegtaan dadka dalxiisayaasha ah ee ka yimaada, Mareykanka, Yurub iyo India. Kaamirooyinka amniga ayaa laga arkay afar nin oo hubeysan oo hotelka-galaya. Halkan ka daawo muuqaal
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Wareysi: Saciid C/llaahi Deni Halkaan ka Dhageyso:Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa ka hadlay arrimo badan
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Photo
Tumblr media
Wareysi: Saciid C/llaahi Deni Halkaan ka Dhageyso:Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa ka hadlay arrimo badan
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Text
Halkaan ka Dhageyso:
Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa ka hadlay arrimo badan
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Video
Dhageyso “Madaxweyne Maamul Goboleed oo Maanta Putland Loo Doortay Madaxweyne Maamul Goboleed oo Maanta Putland Loo Doortay Hadaba Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Putland Saciid C/llaahi Deni Waa Nin Noocee ah
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Video
Daawo “Wakiilka Somaliya u Fadhiya UN-Ka Abuukar Baala oo si wadaniyad ah uga hadlay Qadiyada somaliya”
0 notes
bbcsomalilive · 6 years ago
Video
Daawo “Madaxweynihii hore Xasan Sh oo Dhaliilay Dowlada F8”
0 notes