faaliye
faaliye
Faaliye
975 posts
wararka maanta, Arimaha Bulshada
Don't wanna be here? Send us removal request.
faaliye · 10 years ago
Text
Ciidanka Kenya oo sheegtay inay sagaal Al-Shabaab ku dileen duleedka Baardheere
Ciidanka Kenya oo sheegtay inay sagaal Al-Shabaab ku dileen duleedka Baardheere
Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in dileen sagaal ka tirsan dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab.
Afhayeenka ciidanka Kenya David Obonyo ayaa sheegay in xubnaha Al-Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Jungal oo ku dhowaad 40km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Obonyo ayaa sheegay in maleeshiyada la…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo dhagax dhigay dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo dhagax dhigay dib u dhiska safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa maanta dhagax-dhigay dib u dhiska dhulka safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi.
Munaasabad ka dhacday dhismaha safaaradda ayaa waxaa ka qeybgalay ra’iisul wasaaraha, xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada, madaxweynaha maamulka Jubba iyo ganacsato.
Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Maxaa ka soo baxay shirka heerka sare ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya (Sawirro)
Maxaa ka soo baxay shirka heerka sare ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya (Sawirro)
Shir heerkiisu sareeyay oo ka dhacay magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa looga hadlay xaalada Soomaaliya, iyadoo shirkan diirada lagu saaray qorshayaasha dhow iyo marxalada kala guurka ee sanadka 2016, xilligaasoo la rajeynayo in doorasho dhacdo.
Shirkan ayaa waxaa shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon,…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Sawirro: Jowhar oo diyaar garow ugu jirta marti gelinta shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Sawirro: Jowhar oo diyaar garow ugu jirta marti gelinta shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku guda jira diyaar garow ballaaran oo ku aadan marti gelinta shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo dhowaan lagu wado inuu bilowdo.
Xarun loogu tala galay in lagu qabto shirka maamul u sameynta iyo guryo la dejinayo martida iyo wafuuda ayaa lagu diyaariyay magaalada, iyadoo diyaar garowgan uu yahay mid si xowli ah u socda.
Hoolkan…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Fanaaniintii Kooxda Xidigaha Geeska oo Cuntada iyo in xabsiga lagu booqdo loo diiday
Fanaaniintii Kooxda Xidigaha Geeska oo Cuntada iyo in xabsiga lagu booqdo loo diiday
Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska oo maalintii labaad ku xiran magaalada Hargeysa ayaa loo diiday Cuntada, sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Kooxda Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-Saalax).
Fanaaniintan oo kala ah Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Maxamed Axmed Cirro Bakaal iyo C/raxmaan Oday ayaa habeenkii Ciida bandhig faneed ku qabtay magaalada Muqdisho, waxaana shalay markii ay ka ambabaxeen Muqdisho…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Is-rasaasayn dad ku dhintay oo ka dhacday Caabudwaaq
Is-rasaasayn dad ku dhintay oo ka dhacday Caabudwaaq
Uguyaraan hal qof ayaa ku dhintay is-rasaasayn muddo kooban socotay oo ka dhacday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Is-rasaasaynta ayaa u dhexaysay ilaalada wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga maamulka Galmudug iyo dabley katirsan Ahlu Sunnada gobollada dhexe.
Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Galmudug, Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame ayaa warbaahinta u sheegay in isku dhacu yimid markii…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
15 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar fashilmay oo ka dhacay Qoryooley
15 ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar fashilmay oo ka dhacay Qoryooley
Ciidanka ammaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah dilay ugu yaraan 15 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab kaddib weerar fashilmay oo ay kooxda Al-Shabaab ku qaadday saldhig boolis oo ku yaalla degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose.
“6-dii subaxnimo ee saaka, isku day ay Al-Shabaab ku dooneysay inay weerarto saldhig boolis oo ku yaalla Qoryooley waxaa iska caabbiyay ciidanka dowladda…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Jawaari oo qaabilay danjiraha Sweden
Jawaari oo qaabilay danjiraha Sweden
Guddoomiyaha baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabbilay danjiraha dowladda Sweden u qaabbilsan arrimaha Soomaaliya.
Jawaari iyo Makail Lindval ayaa kulankooda uga wada hadlay arrimo door ah oo quseeya xoojinta xiriirka labada dal iyo xiisadaha siyaasadeed ee xilligan ka taagan Soomaaliya.
Mkail Lindval ayaa guddoomiyaha uga…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Kenya oo qorsheyneysa weerar ay ku qaado maleeshiyo Al-Shabaab ah
Kenya oo qorsheyneysa weerar ay ku qaado maleeshiyo Al-Shabaab ah
Dowlada Kenya ayaa qorsheyneysa weerar mileteri oo ay ku qaado maleeshiyada kooxda Al-Shabaab oo saldhigyo ka sameystay keymaha fog  ee cirifka waqooyi ee badweynta Hindiya ee xuduuda Soomaaliya, sidaana waxaa sheegay saraakiil ka tirsan dowlada.
Gudoomiyaha degmada Lamu Frederick Ndambuki ayaa wakaalada wararka Reuters u sheegay inay doonayaan xaqiijinta ammaanka keymaha si aysan dembiilayaasha…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Wasiirka cadaalada Puntland oo booqday agoonta Gaalkacyo
Wasiirka cadaalada Puntland oo booqday agoonta Gaalkacyo
Wasiirka wasaarada caddaalada arimaha diinta iyo dhaqan-celinta ee Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa booqday xarunta daryeelka iyo dhaqan-celinta agoonta ee magaalada Gaalkacyo.
Booqashada wasiirka ayaa  u jeedadeedu ahayd u kuur gelidda xaaladda agoonta ku xaraysan kuleejka Gaalkacyo oo ka mid ah kuleejooyinkii kugu horeeyay ee laga furay  deegaanada Puntland.
Wasiirka iyo xubnaha la socday…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Madaxweynaha Xasan oo tababar u furay ciidamo ka mid noqonaya boliiska
Madaxweynaha Xasan oo tababar u furay ciidamo ka mid noqonaya boliiska
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababar  uga furay in ka badan 300 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska Soomaaliyeed dugsiga tababarka boliiska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo furitaankii tababarka ka hadlay ayaa sheegay in qorshaha taliska uu yahay dib u…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Tahriibayaal ku dhinta Bada Liibiya
Tahriibayaal ku dhinta Bada Liibiya
Ilaa 40 qof oo qaarkood ahaa Soomaali ayaa ku dhimatay badda dalka Liibiya, kaddib markii ay degtay doonni yar oo ay ugu safrayeen qaaradda Yurub.
Dadka saarnaa doonta oo gaarayay 150 qof ayaa waxay ka haajireen dalalka Soomaaliya, Suudaan iyo Nayjeeriya,sida ay sheegtay hay’adda socdaalka adduunka ee IOM.
Tahriibayaasha ayaa ka dhoofay xeebta magaalada Misrata ee dalka Libya, saacado kahor marka…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Danjire Jamaal oo booqday Dhadhaab
Danjire Jamaal oo booqday Dhadhaab
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa booqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya oo ay ku nool yihiin Soomaali ay tiradeedu gaarayso dhowr boqol oo kun oo qof.
Danjiraha ayaa waxaa booqashada ku wehelinayay mas’uuliyiin ka kala tirsan safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo hay’adda Qarammada midoobay u qaabbilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR.
Mas’uuliyiin…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxweynaha dalka Talyaaniga kula kulmay magaalada Roma ee xarunta dalka talyaaniga.
Labada madaxweyne ayaa kulanka uga wadahadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood iyo daryeelka Soomaalida ku nool Talyaaniga.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa talyaaniga ka dalbaday tababarro xirfad loogu samaynayo…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Talyaaniga (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Talyaaniga ee magaalada Rome.
Madaxweynaha ayaa dhiggiisa Talyaaniga uga waramey xaaladda dalka Soomaaliya iyo horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo fidinta adeegyada…
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Sheekadii Samar Qeybta 9aad
Sheekadii Samar Qeybta 9aad
Daawo Musalsalka Sheekadii Samar Qeybta 1aad
Sheekadaan Waxa La socotaa Habeen Walbe Saacadaan oo Kale.
Waa Filin Taxano Ah oo Turkish Ah Daawasho Wacan
Daawo Musalsalka Sheekadii Samar Qeybta 1aad
Sheekadaan Waxa La socotaa Habeen Walbe Saacadaan oo Kale.
Waa Filin Taxano Ah oo Turkish Ah Daawasho Wacan
View On WordPress
0 notes
faaliye · 10 years ago
Text
Garoonka Baardheere oo la furay
Garoonka Baardheere oo la furay
Wasiirka gaashaandhiga ee xukuumada federaalka Soomaaliya Jen. Cabduqaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay inuu furan yahay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Wasiirka ayaa hadalkan jeediyay kadib markii uu shalay booqasho ku tagay magaalada Baardheere oo dhowaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay kala wareegeen kooxda Al-Shabaab.
Wasiirka ayaa ugu baaqay dowlada…
View On WordPress
0 notes