fahadjoy
fahadjoy
..fj..
127 posts
Qalbi daacad kuu qaba ha qayaanin waligaa mar uun baad qiri doonta qiimaha uu leeyahay adigoon wax qaba karin
Don't wanna be here? Send us removal request.
fahadjoy · 10 months ago
Text
Ku mashquulka kheyr kaa qorsha dhaama jira
0 notes
fahadjoy · 2 years ago
Text
👉🏻Qof garaad laabidayaa marbu garasho liita
qofkaad gaadh isledahay marbu adi ku gooba.
0 notes
fahadjoy · 3 years ago
Text
Qalbiga bilataye la jooG ❤️
Qolka hurdada waxaa ka reebban qaylada, is qabsiga, qurux la'aanta, iyo qarash is waydiinta.
halkani waa is habsiin, naf isu hurid, dareen hadal iyo han dhisid lagu sii howlgalo.
"Ragga waxa ay dhaxmoodaan xilliga meherka dumarkana xilliga gurigaynta."🙈
Happy to be back.
uma rajaynayo mid idinka mid ah inuu, helo jacayl erayo uun ah.
Dhamaantiin waxaan idiin rajaynayaa inaad heshaan jacayl ficillo iyo ballamo la fulinaya leh. 🫂😘❤️
0 notes
fahadjoy · 3 years ago
Text
Calool adaga ninkii soo dontay gabar la koriyay
Deeqsi badanaa ninkii bixiyo gabartiisa
0 notes
fahadjoy · 3 years ago
Text
Haa iyo haye fudud
Halaagee lee yihiin
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉hore waxaa loo yiri nin waxa uurabo ayuu aqligeeda leeyahay .
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉 xiriirka ugu fiican waa kan jacaylka aad isu qabtaan uu ka bato baahida aad midkiinba midka kale u qabo.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Mar hadey dantu kugu wayn tahay duruuftu wax qiimo ah yeeLan mayso😥
1 note · View note
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Weligaa qof ha ka dhigin mudnaan markii aad adigu iyaga oo dhan u tahay ikhtiyaar.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Lama hayo nin ka dhaawac badan mid qalbigii iyo adaygii raganimo gabadh u gacan galiyay hadana sidii uu rabay ka waayay.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Hadaad jeceshahay qof aan ku jecleyn waxey ka dhigan tahay Inaad markab ku sugeyso garoonka diyaaradaha 😁
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Hora loo yiri hadeysan gabari kula jirin nolozha qurux maleh.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
Hamblyo
waxaad gaartay guul muhiim ah Waxaan kuu rajeynayaa guul dheeraad ah noloshaada oo dhan.
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaad ku guuleysatay inbadan oo yoolalkaaga ah,
Waxaad uqalanta ku dayasho bilow ilaa dhamaad, anaguna aad baan kuugu hanweynahay.
Tani ma aha dhamaadka, ee waa bilowga bog xiise leh oo cusub oo noloshaada ah.
Hambalyo udgoon adiga ayaa sheeko dhiirrigelin inoo wada ah.
Hambalya kaliya kuma filna doonto inaan kula wadaago, sida aan ugu faraxsanahay inaan kuu arko adigo qalan jabinaa.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Jacaylka iyo busaaraddu isma diidaan.😀 ❤🌹
👉Noloshu waa kulan kedis ah iyo kala tag bilaa sabab ah😭!
👉Haddii qof kula dhaqmo si xun u aqoonso inay jiraan wax isaga ka qaldan, Dadka caadiga ahi kuma wareegaan baabi'inta dadka kale.
👉wanaajiya waxa aad niyaddiinna ku haysaan: waxaa hagaagaya waxaa aad dhahaysaan.
👉Waxaad tahay sabab qof u dhoola cadeeyo.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Jawi kastoo macaan
Isla jirbaa ku wacan🙈
👉Sidan ku Hupo Cid kale uma Hupo
👉Xushmee dareenka dadka kale, waxay iyaga ula micno noqon kartaa wax walba.
👉In Aan ku waayo waa Cabsideda ugu xun 🥺
👉naftada waxanad la rabin cid kale ha ku sameynin!
👉Intan ifka baqi siiahy boskaga qofkale mayesho 🤎🥀
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉qofkasta oo indha-jacayl lagu eego waa uu qurux badan yahay.
0 notes
fahadjoy · 4 years ago
Text
👉Carabku laf ma leh, laakiin qalbi ayuu jabin karaa.
0 notes