Don't wanna be here? Send us removal request.
Photo

On going... 17 yrs of study. https://www.instagram.com/p/CmyUwrTop4j/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

ثِق بالله واطمئن .. https://www.instagram.com/p/CmoIErrImyu/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Hambalyo maalinta Macalinka Soomaaliyeed. #Hadraawi AHU https://www.instagram.com/p/ClN2wMoo5W_/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Cilmigu waxa uu sharaf leeyahay marka ka cilmiga baranaya iyo ka cilmiga dhigayaaba ay yihiin kuwo wanaagsan oo eedaab iyo akhlaaq fiican ku sifaysan. https://www.instagram.com/p/CkkdX4ToWcG/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ وَإِنَّهَا لَكَبِيرَةٌ إِلَّا عَلَى الْخَاشِعِينَ. https://www.instagram.com/p/CkkN9AKoy3j/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Tabliiqigii iyo Hillaac ✌ https://www.instagram.com/p/CkIRW0eocZI/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Illaahay mahadii 17-Sep-2022 Sabti waxa aan Dhammaystay waxbarashada qaybtii Degree ga oo aan ka waday University of Burao kuliyadda Social Science waaxda Maamulka. Waxa aan u mahadcelinayaa Waalidkay, Macalimiintaydii iyo Dhammaan cidkasta oo isoo Hambalyaysay. Waad mahadsantihiin✌. "Ku dheg qalinka dhuux baa ku jira dheeman iyo luule" Saleeban Hallaasi Cabdijibaar Bashiir Xasan 21-Sep-2022, Arbaca Burco. https://www.instagram.com/p/Ciw5zhhIN1g/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين. Ilahayow u naxariiso Hadraawo denbigiisana dhaaf. https://www.instagram.com/p/ChZd1_Ar-wl/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Af-Dahable Mahadsanid. https://www.instagram.com/p/Cf3JrZto7sW/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

{فَإِذَا قَضَيْتُم مَّنَاسِكَكُمْ فَاذْكُرُوا اللَّهَ كَذِكْرِكُمْ آبَاءَكُمْ أَوْ أَشَدَّ ذِكْرًا ۗ فَمِنَ النَّاسِ مَن يَقُولُ رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا وَمَا لَهُ فِي الْآخِرَةِ مِنْ خَلَاقٍ} [البقرة : 200] {وَمِنْهُم مَّن يَقُولُ رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ} [البقرة : 201] Isku day in aad ka mid noqoto qoloda labaad. https://www.instagram.com/p/Cfv6K_jrj_R/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Fahad ✌ https://www.instagram.com/p/Cel-Hmgrcbt/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون رحم الله فضيلة الشيخ علي ورسمه وأسكنه فسيح جناته Waxaa lagu aasay maanta burco Xabaalaha koonfureed maanta oo ay salaasa tahay 31/05/22 oo ku beegan 01/11/1443h Ilahay ha u naxariisto. Family gii iyo dhaman umadda islaamka ahna sabir ha ka siiyo https://www.instagram.com/p/CeNzDoloQ31/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس اللهم آمين يارب العالمين. Illaahay ha u naxariisto Shiikh Cali Warsame oo Saaka Dalka urdun ku geeryooday, Illaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo dhammaan umadda Soomaalida gaar ahaan qoyskiisii iyo qaraabadiisii. https://www.instagram.com/p/CeFzkI1oBDb/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Xamar Allow Barakee. https://www.instagram.com/p/CdlGFESowCx/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
Photo

Is beddel Doonk Socda... Markale Farmaajo. https://www.instagram.com/p/CdT0ylaLZZ6/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes