Tumgik
kismaaaayo-blog · 8 years
Text
Macquul matahay....?
Maahi nin ku fiican xilligan Korontada iyo Howlaheeda balse mar walba waxaan arkaa in dunida ay u baahantahay halyeey ama halyeeyo wax ka badala qaabka aan maanta tamarta iyo Iftiinka u helno. Korontada dunida islama eka oo qolaba mida ay ka dhaqaalo sareyso ayay kaga horreysa tamarta iyo iftiinkaba... Magaranayo iney macquul tahay in la duubo (Record) iyadoo la isticmaalaya qalab keydin karaya iiftiinka qorraxda ee maalinki si dib loogu isticmaalo habeenki , haa wali maanan arag fikrado noocan ah ana ma ihi kuwa fikiro kan ugu wanaagsan laakiin haddii ay macquul tahay maalin un iftiinka qorraxda waa la keydin doona dibna waa loo isticmaali doona iftinka oo sidiisi ah habeenkii.......
0 notes
kismaaaayo-blog · 8 years
Quote
Madaxayga waxa Ka guuxaya waxa ay awoodan in ay dhalaaliyaan Biraha mida ugu adkeysiga badan.. Haddiise aan dadka u bandhigo qaarkood ma awoodan ina ay madaxooda galiyaan maxaa yeelay uma diyaarsana madaxyadooda in ay aqbaalan afkaarta noocan ah waxayse qaadanaysa in Muddo ah in ay si caadiya ula qabsadaan qeyb ka mida waxa aan sido
0 notes
kismaaaayo-blog · 8 years
Text
Wargalin
Waxaan bogaygan Tumblr ka kusoo qori doona Qormo Ku aadan Mustaqbalka Korontada Adduunka iyo Kan africaba Haduu Alle idmo
0 notes