Don't wanna be here? Send us removal request.
Text
Aadmi (Arrogance) - Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaarriye’ Af-Soomaali Iyo English
Aadmi (Arrogance) – Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaarriye’ Af-Soomaali Iyo English
ORIGINAL POEM BY Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaarriye’ TRANSLATED BY Martin Orwin WITH W N Herbert Aadmi Aadmiyahaw hallaysani!Ambadyahaw wareersani!Maqal ereyadaydoo! Buuraha ag joogsooAmakaag daraaddii,Ilmo gabax ka siiyoo! Cirka sare u eegooXiddiggaha astaysooArag felegga meeroo! Onkodkiyo hillaaciyoUfadaa dhacaysiyoUurada waraysoo. Ololkeeda GooraanAammus oo dhegeysooShimbiraha la…

View On WordPress
0 notes
Text
Garnaqsi (Appeal) Af-Soomaali Iyo English
Garnaqsi (Appeal) Af-Soomaali Iyo English
ORIGINAL POEM BY Cabdiqadir Qalinle TRANSLATED BY Elmi Ali WITH The Poetry Translation Workshop Garnaqsi “Waxan ahay Gabooyee,Ma i guursanaysaan?!”Xalay gelin dhexaadkii,Goor ay saqdii dhexeGoorsheegtu labadii,Oo gaw’ ah ay tahay,Sow kadinka gurigii,Qof garaacay maan maqal!“Waa kuma” garwaaqsaday,“Waa gabadh” ayay tidhi,“Maxaad goobaysaa” idhi,Waxay tidhi “aan soo galo”,Waxan idhi…

View On WordPress
1 note
·
View note
Text
Abaal nin galaa badan, nin gudaa se yar
Abaal nin galaa badan, nin gudaa se yar
W.Q: Ibraahin-Nolosha Askari ka tirsanaa ciidankii Nabadsugidda Soomaaliya ee Dowladdii Kacaanka ayaa Habeen habeennada ka mid ah heegan lagu qoray. Xabsi ay maxaabbiis badani ku jireen baa masuul looga dhigay. Isagoo waajibkiisa gudanaya ayaa waxaa u yeeray mid ka mid ah maxaabbiistii xabsiga. Maxbuuskii baa ka codsaday fasax muhiim ah, sababtana wuxuu ku sheegay in ay xaaskiisu xaalad aad u…

View On WordPress
1 note
·
View note
Text
The Plight of the Agro-pastoral Society of Somalia
The Plight of the Agro-pastoral Society of Somalia
View On WordPress
0 notes
Text
Ooggii horay nagu keceen - They Pounced at Dawn (Somali & English)
Ooggii horay nagu keceen – They Pounced at Dawn (Somali & English)
ORIGINAL POEM BY
Ismaciil Mire
TRANSLATED BY
Martin Orwin
Ooggii horay nagu keceen
Naagyahay awow iyo awow iyo abkaan sheegto Iyo anigu abidkay ma arag iibsi lacageede Aqdaan buu lahaan jirey raggaan ka isirraa waaye Ol’olaan wax kaga qaybsan jirey ululuf duullaane Maruun baan umaamaday waxaan aabbahay faline Afar waxaan u dhaxay tuuladii awrta loo raraye Albaabki Burcaan tegay anoo aaladii…
View On WordPress
0 notes
Text
Dhaqaaq!
Dhaqaaq, una dhaqaaq dhanka guushu kaa xigto. Ha ka soo jeedsan iyada balse ka daba tag ha is odhan, “Way kaa baxsatay mana gaadhayasid.” Waad gaadhaysaa weliba iyada oo kula faraxsan. Way kula cawayn doontaa markaasaad dareemi doontaa daryeel aad u baaxad wayn! Balse marka hore waxa dhab ah in ay ku daalin doonto, weliba ilmo badan kaa qubi doonto. Tanni waa sunnada guusha iyo astaamaheeda…
View On WordPress
0 notes
Text
Jahawareer - Disorientation (Somali & English) - Asha Lul Mohamud Yusuf
Jahawareer – Disorientation (Somali & English) – Asha Lul Mohamud Yusuf
Curintii: Asha Lul Mohamud Yusuf TRANSLATED BY: Maxamed Xasan ‘Alto’ WITH: Clare Pollard
Wiilkaan jeclaayee Jamaal Eebbe siiyiyo Jawhara-la-moodkii, Dhankuu iga jiraa, tolow? Jeedaalo deydeyey Jalleecada indhuu tabe Jahawareerka igu dhacay Jaha kasta ka eegee, Dhankuu iga jiraa, tolow? Intuu jiifo aadmigu Hurdo wayga jarantahay, Jabaqdii dhaqaaqdaba Waan juuq dhegeystaa. Jalka iyo biyaha iyo Uma…
View On WordPress
0 notes
Text
Daalacan - Clarity (Somali & English) - Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadrawi)
Daalacan – Clarity (Somali & English) – Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadrawi)
Daalacan ORIGINAL POEM BY: Maxamed Ibraahin Warsame ‘Hadraawi’ TRANSLATED BY: Said Jama Hussein WITH: W N Herbert
Ma da’furin ogaalkay Xaska dabada maan gelin derejada ilhaamkiyo hibadii dalaysnayd uma dhiibin duudduub Weli Dalawadaydii Doobigeedi may dhimin Dibu-dhigasho mooyee Wax is doorshey may dhicin Afartaa xan durugtiyo Danni jira wax sheeggii
rag hadduu dagaal galo Danta guud…
View On WordPress
0 notes
Text
HADDII UU MIYIGA SOOMALIDU BURBURO, MAXAA MEESHIISA GELI?
W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed
“Soomaali waxa u xaasil gala, xoolo dibadeede/Wax kale oo la xaradhaamiyaa, xero ma yeeshaane”. Gabyaa Cabdillaahi Muuse (AUN)
Su’aasha kore ee aan maqaalkan cinwaanka uga dhigay waa su’aal in badan maankayga ka guuxaysay, laakiin aan mar walba dib u liqi jiray; waayo waxa aanan ku qancin sida taasi u dhici karto, ilayn wax kale oo miyi beddeli karaa-ba ma…
View On WordPress
0 notes
Photo
KALA-MAAN: BILOWGII IYO BURBURKII WADAHADALLADA SOOMAALILAAND IYO SOOMAALIYA
0 notes
Photo
Haldoor: Taariikh-Nololeedkii iyo Dhaxal-cilmiyeedkii Shariif Saalax Maxamed Cali (1936 – 2014)
0 notes
Text
Sookoobid: Hoggaamiye Isbedel Horseeda
Sookoobid: Hoggaamiye Isbedel Horseeda
[magalone document_id=”898″ no_pdf=”true” enable_double_click=”true” enable_mouse_wheel=”true” enable_pinching=”true”]
View On WordPress
0 notes
Text
Ishii Qurxda ka Dheregtey - Eyes Brimming with Beauty - Somali & English
Ishii Qurxda ka Dheregtey – Eyes Brimming with Beauty – Somali & English
POET Axmed Shiikh Jaamac
BRIDGE TRANSLATORS Maxamed Xasan ‘Alto’ FINAL TRANSLATOR Sarah Maguire
Garoowe, 2010 Badda Batarka Maansadu waxay tilmaamaysaa gabadh Soomaaliyeed oo gu’ barwaaqo ah baaddiye joogta. Gugu waa gugii Ballaadhane ee sannadkii 1934tii. Meeshuna waa Hawdka magaalada Burco. Gabadha magaceedu waa Barni.
Gugu waa Ballaadhane, Meeshu waa ballida Hawd Burco meel galbeed ka…
View On WordPress
1 note
·
View note
Photo
Rethinking ‘entrepreneurship’ in fragile environments
0 notes
Photo
ENTRUST WE MUST: THE ROLE OF ‘TRUST’ IN SOMALI ECONOMIC LIFE
0 notes