Don't wanna be here? Send us removal request.
Text
DEG-DEG: Maraykanka Oo Liiska Argagixiso Ka Saaray Mukhtaar Rooboow Oo Ka Tirsan Al Shabab
DEG-DEG: Maraykanka Oo Liiska Argagixiso Ka Saaray Mukhtaar Rooboow Oo Ka Tirsan Al Shabab
Dowlada maraykanka ayaa liiska argagaxisada caalamka kasaartay mukhtaar roobow abuu moosuur kaas oo katirsaan uruurka argagaxisada ee alshabaab
abuu masuur ayaa ahaa kuxigeenkii hogaamiyaha alshabaab axmed cabdi godane isgaa oo mar soonoqoday afhayeenkii hore alshabaab
HALKAN KADAAWO VIDEO
kaas ay dowldada maraykanku ay madixiisa dul dhigtay lacag aad ubadna ,
mukhtaar ayaa sanadihii lasoodhaafay…
View On WordPress
0 notes
Text
DAAWO:55 Nin oo Hore Ayaan soo Guursaday Kii 56aad Ayay Hada U sharaxantahay XaqiiqYaab.
DAAWO:55 Nin oo Hore Ayaan soo Guursaday Kii 56aad Ayay Hada U sharaxantahay XaqiiqYaab.
Waa qiso maskaxdaad in aay gasho ama lagaa dhaadhiciyoa ay adagtahay waa haweenay u dhalatay wadnaka murutaaniya waxay soo guursatay 55 nin hada waxay baadi goobaysa ninkii 56 oo ay nolosha la soowadaagtay
waatan waxay kunooshahy guri iska yar oo kuwii horaa wana lagayaqaan xaafadaay kunooshahy oo caan ayey katahay
HALKAN KADAAWO VIDEO CAJIIBKA
Hadaba markii laga wareestay nimanka ay soo…
View On WordPress
0 notes
Text
Daawo:Sucuudiga oO Shuruud Ku Xiray Qatar Turkiga Laga Saaro Qatar,Aljazeera Oo la Xiro
Daawo:Sucuudiga oO Shuruud Ku Xiray Qatar Turkiga Laga Saaro Qatar,Aljazeera Oo la Xiro
Dawladda Qadar waxaa loo soo gudbiyey 13 qodob oo ah eedaymaha ay u soo jeediyeen afarta dal ee hoggaaminaya weerarka ka dhanka ah dawladda Qatar kuwaas oo kala ah Sucuudiga, Imaaraadka , Bahrain iyo Masar.
13 qodob ayaa marka aad akhridid waxa kuu soo baxaysa xaaladda ay ku sugan yihiin dalalkaasi, waxayna Qatar u qabteen muddo 10 maalmood ah in ay ku fuliso qodobadan.
1.In Qatar Xidhiidhka ay…
View On WordPress
0 notes
Text
Cali Khaliif Oo Gaadhay Widhwidh Waftigii La Socdayna U Talaabeen Buuhoodle……
Cali Khaliif Oo Gaadhay Widhwidh Waftigii La Socdayna U Talaabeen Buuhoodle……
Madaxweynaha maamulka khaatumo cali khaliif galaydh ayaa gaadhay magaalada widhwidh ee gobolka cayn halkaa oo bilihii u dambeeyay xaruntiisa kaga duulo wada-hadalada uu la leeyahay somaliland ahayd
Cali Khaliif iyo keyse cabdi yuusuf ayaa ku sugnaan doona magaalada widhwidh halka xubnaha kale ee ay kamid yihiin
1 Gudooniyaha Barlamaanka Maxamud Shiikh Cumar
2 Wasiirka Amniga Keyse Cabdi Yusuf 3…
View On WordPress
0 notes
Photo

DAAWO: Ma Waxaad Joogtaa Hargeisa iyo Muqdisho ! Diyaar garowga Ciida ee Soomaalida gobolka Minnesota (Video) Soomaalida ku dhaqan Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa si wayn Isugu diyaarinaya Munaasibada Ciida, Iyadoo ay Mashquul yihiin Suuqyada waawayn ee Soomaalidu ay Leedahay.
0 notes
Text
Daawo Qaabkii Maanta Loo Soo Dhaweeyay Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiinta Somali
Daawo Qaabkii Maanta Loo Soo Dhaweeyay Wasiirka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiinta Somali
Waxaa manata si heer sare loogu soodhaweyey wasiirka arimaha gudaha iyo dibu heshiisiinta soomaaliya cabdi faarax juxa kaas oo aan aan manata si aan kalahadh lahayn loogu soodhaweye magaalada garoowe
hadaba soodhaweynata kadib waxa adadweynaha lahadlay wasiirka arimaha gudaha putlanad axmed cismana karaash
waxa ahalkas kahadlay oo kle gudoomiyaha gobolka nugaal cumar cabdilaah farax faraweyne
View On WordPress
0 notes
Text
Deg-Deg: Cali Khaliif oo Dushiisa Lagu Yaaciyay Lacagta Somaliland kadib Xaflad Kadhacday Hotel Maansoor
Deg-Deg: Cali Khaliif oo Dushiisa Lagu Yaaciyay Lacagta Somaliland kadib Xaflad Kadhacday Hotel Maansoor
madaxweynaha khaatumo oo dhawanahan kusugnaa magaalad ahargeis aaya cawa xaflad sabootin ah loogu smaeeyey hotel mansoor hargeis aayaa halkaas qudbad dheer kajeediyey waxa uu sheegay in heshiiska dhexmaray
soomaaliland iyo khaatumo in uu dna uyahay khaatumo soomaaliland iyo nabada geeska africa ee QOFKA DIIDAN BAL CADEYN NOO KEEN QOL MADOW halagaline
HALKAN KADAAWO VIDEO
hadaysan taasi jirin…
View On WordPress
0 notes
Text
Fadeexadii Ugu Weynayd Somaliland Oo maydad Ka Iibisay Dalka Masar Dalal Kalena Ka Iibisay Ciid
Fadeexadii Ugu Weynayd Somaliland Oo maydad Ka Iibisay Dalka Masar Dalal Kalena Ka Iibisay Ciid
waxaan halkan idin kasoogudbinaynaa barnaamij dheer oo kusaabsan macdanaha kujira soomaaliland
waxaa kamida barnaamijka idinkasoogudbinaynaa kamida ciidii seylac oo loodaad gureenayo jabuuti
mayd soomaaliyeed ku aasnaa meel lagu magacaabo calaacule oo hoostaga sheeikh oo kumaakun sano ku aasnaa halakas oo kumakun lacago laga siistay wadnaka masar
magaalada barbara maxaa laga qaada yada maxaa…
View On WordPress
0 notes
Text
Daawo: Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland oo Jahwareer Kuriday Beesha Dhexe
Daawo: Heshiiskii Khaatumo iyo Somaliland oo Jahwareer Kuriday Beesha Dhexe
Xisbiga wadaniga ayaa markii ugu horeysay kahadlay heshiiskii ay gaadheen khaatumo iyo soomaaliland yagoo aad usoodhaweyey heshiiskaas
waxaakel oo ay carabka ku dhufteen in xisbiga kulmiye ee madaxweynaha soomaliland hogaaminayo in ay kagaabiyeen sidee heshiis weyn looga gaadhilahaa khaatumo iyo soomaaliland
HALAKN KADAAWO VIDEO
View On WordPress
0 notes
Text
DAAWO:MASUUL SU,AAL LA WAYDIIYEY KA BAXSADAY ISLA MARKAAN CAGIHIISA MICIIN BIDAY
DAAWO:MASUUL SU,AAL LA WAYDIIYEY KA BAXSADAY ISLA MARKAAN CAGIHIISA MICIIN BIDAY
WAXA AAMAKAAG IGU NOQOTAY NIN SU AALO LIVE LOOWEYDIINAYO OO CAGAHA WAX KADAYEY
MUUQAALKANI WAA MID AAD INBADNA KAYAABI DOONTO HADII AAD DAAWATID BAL ILADAAWADA ASXAABTA
HALKAN KADAAWO VIDEO
View On WordPress
0 notes
Photo

Daawo: Qubanaha VOA: Muslimiinta UK Kadib Weerarkii, Hub ka dhigista Muqdisho, iyo Qodobo Xiiso leh Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Qubanaha VOA oo Todobaadkan ay soo wada jeediyanaan Falastiin Axmed Iimaan iyo Ridwaan Xaaji Cabdiwelli.
0 notes
Text
Safiirka Cusub ee Dawladda Soomaliya Dalka Turkiga u fadhin doona (Warbixin)
Safiirka Cusub ee Dawladda Soomaliya Dalka Turkiga u fadhin doona (Warbixin)
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay safiiro dhawr ah oo Soomaaliya u fadhiyi doonaa dalal ku kala yaala caalamka. Liiska safiirada waxaa ka dhex muuqda Mudane Jaamac Cabdillaahi Caydiid oo loo magacaabay danjiraha Turkiga u fadhiyi doona Soomaaliya.
Jaamac Cabdillaahi Caydiid oo ka soo jeeda Gobolka Sool waxa uu hore uga soo shaqeeyay arrimaha…
View On WordPress
0 notes
Text
Deg-Deg: Jabhada Khaatumo oo Qorshaynaysa Weerar Kadhan ah Somaliland
Deg-Deg: Jabhada Khaatumo oo Qorshaynaysa Weerar Kadhan ah Somaliland
Daawo jabhada khaatumo oo kudhawaaqday in ay ladagaalkami doonana maamulka soomaliland inta aanu nool nahay
yagoo geesta kle qaadacay heshiiskii ay wada gaadheen khaatumo iyo soomaaliland
waxayna shegeen in ay soomaaliland ladagaalami doonana in ta ay taako kaahystaan deegaanadayada
HALKAN KADAAWO VIDEO
View On WordPress
0 notes
Photo

Deg-Deg: Madaxwayne Farmaajo oo Gaadhay Kampala & Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha soomaaliya ayaa gaadhay magaalada kampala ee wadanka yuganda hadaba safarka madaxweyhnaha ayaa ilaa hada lasheegin waxa uu kusaleesan yahay safarka uu manata ugu anbabaxay wadnaka uganada HALKAN KADAAWO VIDEO
0 notes
Text
DEG-DEG DAAWO: GAL MUDUG IYO PUNTLAND OO HESHIIS KA GAARAY COLAADIHII GAALKACYO
DEG-DEG DAAWO: GAL MUDUG IYO PUNTLAND OO HESHIIS KA GAARAY COLAADIHII GAALKACYO
Maamul gobaleedada putland and galmudug ayaa manata kalasaxeexday heshiis kaas oo ku qotoma dagaalo iyo xurguf dheer oo yaga udhaxeysay ayaa manata heshiis qalinka kuduugay iyo qodobo ayaa halakas laga soosaaray
1:in lasameeyo ciidamo bolis ah oo labada dhinacba ah oo suga amniga gaalkacayo
2:in ay iska gaashadaan ladagaalkna argagaxisada
3:in talaabo sharciga waafaqsan lagaa qaado cidii geesta…
View On WordPress
0 notes
Photo

WARAYSI: Faarax macalin oo sir Cusub ka sheegay Qorshaha Ciidamada Kenya ay Soomaaliya u Galeen 2011-kii (Daawo) Siyaasiga Faarax Macalin oo Waraysi dheer bixiyey ayaa Wuxuu ka hadlay Arimo kala Duwan, Sidoo kale wuxuu ka hadlay Arimaha Soomaaliya, Isagoo Sir cusub ka sheegay Qorshihii Ciidanka Kenya ku galeen Soomaaliya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
0 notes
Photo

Daawo Video: Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Jubaland oo aan waxba u reebin Axmed Madoobe Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubaland oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa ka shifay sir badan oo u qarsooneyd Madaxweynaha maamulkaas Axmed Madoobe.
0 notes