Tumgik
#ahaynes
somaligovernment · 1 year
Text
You know that djboutiaan girl that is from that kaytranada be your girl video where she’s DAAAANCING to the dj set iykyk you know the song she did with kaytranada (kaytranada found her and did a song with her isn’t that mad?) I didn’t like the song at first but now? My brain is unspooling and dancing around the room like a snake to it it’s.. muustiko oo caadi ahayn fr
6 notes · View notes
berberanews · 2 months
Text
Ninka hadalka Wasiirka Arr. Dibedda Turkiga ku farxay, miyaanu cadowga Somaliland ahayn.?
Waxa qoray Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta JSL.Mustafe IsseSomaliland rag baa intaa jabkeeda fagaarayaasha kaga hadla oo maalin walba halka uu u arko inay u liidato oo ay ka dhimanayso ku dhufta. Waxaan ogaa in rag masuuliyiin ah oo dalka hoggaankiisa uu hunguri kaga jiro ay lahaayeen “Ciidankii waa la jebiyay ee qirta” oo xisbi horjooge ka ah doorashada u taagan. Maantana…
0 notes
eunoia-05 · 10 months
Text
Dear December..
Way dhammaatay novembertii iska caadiga ahayd,qaar kamid ah maalmaheeda ayaa waxay i dareensiiyeen in ay u dhammaanayso sidii April,laakiin waxaan ku kadsoomay in maalmaheedu si quruxbadan oo naxariis leh iigu dhammaadeen,waana mahad EEBE. Waxaan xasuustaa in aan ahaa mid qoslaysay daqiiqadihii u danbeeyay saacadii gunaanadka u ahayd November.
Waan ku jeclahay December, imaanshiyahaaguna wuxuu i jeclaysiiyaa, Maalmaha, Hawada, Dabeecada, iyo Naftaydaba, waxaan jeclaadaa wax kasta oo aad ii qurxiso marka laga reebo dhacdooyinkaaga oo aan awood u lahayn in aan maleysto ama aan garto sida aan ugu noolaanayo.
Sababtoo ah waxaad tahay Dhammaad, waxaad iisoo jiidataa habkaas aan aad ka ula dhaco una bilaabo in aan boholyow kuu qaado badhtamaha maalmahaaga aniga oo ka baqaya dhammaadkaaga.waan ka helay maalmahaaga oo waxaan alle ka rajaynayaa in ay mar walba ii noqdaan maalmo ii sida xasilooni iyo tudhitaan.
December taay ii qurxoonow oo maalmahaagu ha iisheegeen in aysan dhib ahayn in aan ku jeclaado.
1 note · View note
xogmal · 2 years
Text
Arsenal ayaa dalab 60 milyan ginni ah ka gudbisay khadka dhexe ee Brighton Moises Caicedo; dalab ay diiday Brighton,
Arsenal ayaa dalab 60 milyan ginni ah ka gudbisay khadka dhexe ee Brighton Moises Caicedo; dalab ay diiday Brighton, oo sheegtay in ciyaartoygu aanu iib ahayn January; Arsenal oo ka fiirsanaysa inay horumariso dalabaadka; Caicedo ayaa soo saartay bayaan ay soo saartay baraha bulshada oo ay kaga codsanayso inay ‘fursad cajiib ah ka qaadato Tababaraha kooxda Brighton Roberto De Zerbi ayaa sheegay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
adalmedia · 2 years
Text
Wasiirka arimaha dibadda ee dawladda Sucudi Arabia, ayaa sheegay in dalalka khaliijku qaadi doonana talaabo ay ku xoojinayan amnigooda haddii ay hesho Iran hubka Nukliyeerka.  Wadahadallo aan toos ahayn oo dhexmaray Iran iyo Marakanka oo lagu bad
FAAH-FAAHIN
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Golaha Wakiillada oo soo bandhigay Liiska Wasaaraddaha & Hay’adaha qaada Lacagaha aan sharciga ahayn
Golaha Wakiillada oo soo bandhigay Liiska Wasaaraddaha & Hay’adaha qaada Lacagaha aan sharciga ahayn
Golaha Wakiillada oo soo bandhigay Liiska Wasaaraddaha & Hay’adaha qaada Lacagaha aan sharciga ahayn
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 2 years
Text
Basharku Isagaa Og Naftiisa
Basharku Isagaa Og Naftiisa
Basharku Isagaa Og Naftiisa Waxba ku anfaci mayso amaanta kuwa wax amaana, marka ay kugu sheegaan wax aanad ahayn.  Sidoo kale dhaleecaynta kuwa wax dhaleecaya waxba ka dhimi mayso haddii aanad lahayn xumaanta ay kugu sheegeen. Si kasta oo Aadamigu u wanaagsan yahay waxa jira kuwo neceb , xataa Anbayadi Allah (sw) may wada jeclayn dadku.  Si kasta oo Aadamigu u xumaadana waxa jira kuwo jecel,…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
geedkanabada · 2 years
Text
Magac-bixintii Hore ee Soomaalida
Magac-bixintii Hore ee Soomaalida
Soomaalidii Hore Sidee ayay ula bixi jireen Magacyada? Soomaalidii hore magaca ay u bixinayaan ubadka way u meel dayi jireen waxaana loogu doori jiray sabab cad. Magacbixintu may ahayn wax sahlan ama magac inta meel laga arko ama laga maqlo loo bixiyo ilmaha. Waxa ay ahayd wax macno ugu fadhiya reerka ama ujeeddo cad leh. Magacyadii hore waxa ay ahaayeen qaar aan meel kale laga soo rarin ama…
View On WordPress
0 notes
shampoobatera · 3 years
Photo
Tumblr media
🎶Bora fazer aquele som!🎶 @fischerdrumsbr @itbrazilmoda @mr.gotenoriental . #fischerdrums #instadrums #ahaynes #livedrums #musician #mrgotenoriental #drummers #drumstagram #drumlove #itbrazilmoda #soubatera #instagram #instagramer #shampoobatera #musicalizando #bateria #drummerworld #bateraclub #drumming #baterabeat #clubedobatera #meninobrito #batera #casablancastudio #estudioflames #drummerlifestyle #livemusic (em Rio de Janeiro, Rio de Janeiro) https://www.instagram.com/p/CQ2ND9RNcxZ/?utm_medium=tumblr
2 notes · View notes
musaabdi · 3 years
Text
Aafooyinka Ragaadiyay Horumarka Afrika W/Q Dhaqaale Yahan Muuse Cabdi.
Afrika waa qaaradda labaad ee dunida ugu wayn, sidoo kalena waa isla qaaradda labaad ee ugu dadka badan.
Afrika waa qaarad leh aqoonyahan tiro badan balse nasiib darro hadana waa qaaradda jahliga dunida ugu badani uu yaallo, sababta oo ah dadkeedii aqoonta lahaa waxay ka shaqaysteen waddamada horumaray.
Afrika waa qaarad leh xadi roobaad ku haboon beerashada, carro ku habboon qodaalka, sidoo kalena hesha 12-ka biloodba qorrax, balse hada waa qaaradda ugu wax soosaarka yar.
Afrika waa qaaradda ugu macdanaha iyo khayraadka badan haddana waa qaarad in ka badan kala badh dadkeedu ay ku nool yihiin faqiirtinimo kuwaas oo ku nool wax ka yar 2$ maalintii, Afrika waa qaaradda laga helo dhammaan noocyada daawooyinka kala duwan balse hadana waa qaaradda ay ka jiraan dhammaan noocyada cudurada la yaqaano, hadaba marka xogahaas aan kasoo gudubno, waxa uu qofkastaaba is waydiinayaa su’aalo badan.
Waxaana kamid ah su’aalahaas sidee qaarad leh wax kasta oo horumar lagu gaadho hadana ay u noqotay qaarad sidan oo dhan u ah faqiir una dib dhacdey?
Hadaba shakhsi ahaan waxaan halkan kaga hadli doonaa qodobo dhawr ah oo aan u arkay in ay yihiin kuwa sababay dhibaatadan afrika udiidan inay horumarto. Isla qodobadaas ayaan mid-mid si cilmiyaysan ugu hadli doonaa aniga oo ku dabaqaya cilmigii aan bartay iyo waliba aqoonyahanadda ka hadla arimahani waxa ay ka yidhaahdeen.
Qodobka kowaad ee aan ka hadli doonaa waa mucaawinooyinka dibadda. Mucaawinooyinka dibadda( Foreign Aid) Maadaama afrika ay tahay qaarad aad uu faqri u saameeyey isla markaasna ay ka jiraan dhibaatooyin aad ufara badani, waxa ku adkaata maamulada markaas xilka haya inay la tacaalaan ama ay wax ka qabtaan dhibaatooyinka faraha badan ee wadamadooda kajira kuwaas oo ay ka
mid yihiin faqri, macluul, cudurro, sicir-barar, jahli iyo waliba xaalado degdeg ah oo mararka qaar soo wajaha sida dabaylo, duufaanno, dhulgariiro iyo sunaami.
Marka indhaha binu aadantinimo lagu eego way haboon tahay in caawimaad kasta oo xaaladaas ka saari karta loo sameeyo, laakiin marka aad baadho xogo badan oo tibaaxaya mucaawinooyinka la bixiyay iyo horumarka wadamadii la siiyay waxa kuu soo baxaysa arin aan ahayn sidii la filaayay.
Waxa jira daraasado laga sameeyey saamaynta ay mucaawinooyinka dibaddu ku leeyihiin koboca dhaqaale ee wadamadda afrika waliba kuwa saxaraha ka hooseeya waxaana la ogaadey in xaddiga mucaawinada oo aad u badani uu waxba ku kordhin waayey koboca dhaqaalaha wadamadaas.
Qiyaas ahaan afrika sannad walba waxa ay heshaa mucaawino ka badan 50 Billion oo doolar, hadana dadyawga afrika 600 million oo qof ay ku nool faqiirtinimo gaadhsiisan inay maalintii ku noolaadaan wax ka yar 2$.
Waxa kale oo gebogabooyinka daraasadahaasi ay sheegayaan in wadamadii faqiirka ahaa ay sii ahaanayaan fuqaro, wadamadii hodanka ahaana ay hodantinimadoodu sii kordhayso, marka aad daraasayso kobaca dhaqaalaha qaarada Asia oo hadda aan mucaawinaad aad ubadani aanay ka jirin amaba xaddiga mucaawinada la siiyo wadamada ku yaala qaaradda Asia ay ka yar
tahay kuwa wadamada Afrika waxa la arkay in dhaqaaalaha wadamadaas uu yahay mid kobcaya.
Waxa jira warbixino uu soo saaray baanka adduunku( world bank), kuwaas oo lagu sheegay in sannadihii udhexeeyay 1981-kii ilaa 2010-kii in dadka macluusha ku noolaa ay ahaayeen 700 million dunida oo dhan, halkaas oo 627 million oo kamid ahi ay ku noolaayeen waddanka shiinaha, dunida kale oo dhanna marka la isku daro ay ahayd 73 million oo qof, hadii qiyaasahan loo rogo xisaabta boqolayda waxa ay noqonaysaa in 89.6% ay ahaayeen shiinays.
Taasi waxa ay ku tusinaysaa inaan mucaawimo lagu gaadhi Karin horumar, maadaama maantaba waddanka shiinaha oo ah quwadda labaad ee dhaqaalaha dunida ugu wayni aanu horumarkiisa ku gaadhin mucaawimo, wakhtigan hada la joogana iyadoo mucaawinooyinku ay sii badanayaan hadana waxaad aragtaa in macluusha iyo dhaqaale-daraduna ay la kordhayso, aragtidan ah in mucaawinooyinku aanay horumar keeni karina waxa la ogaadhey markay soo baxday aragtida "big push” ( big push theory).
Tumblr media
2 notes · View notes
somalifaces · 6 years
Photo
Tumblr media
"A lynch-mob brutally murdered my husband because we belonged to the 'wrong clan' and his nephew married a girl from one of the so-called ‘noble’ clans. What I still don’t understand is what crime my late husband committed. Two young people fell in love, but one of them belonged to one of the ‘wrong' clans. They wanted to be together and become a family, so my husband sought the permission from the girl’s family on behalf of his nephew. He didn't influence or force them; it was their choice as two mature people who loved one another, have been in a relationship for years and want to start their own family. Both families agreed, and the young couple became a family. Everyone was happy, except the mother of the girl. What happened next shattered our happy world. My husband was a kind man, a loving father to his 12 children and an amazing husband. He had a small little garage that he was proud of and he worked day and night to put food on the table. One day, whilst he was driving in his case, an angry lynch mob approached him, stabbed him and burned him to death. As he was crying for help, they ruthlessly kicked him as he breathed his last. Wasn’t he a human being? All he ever did was build a happy home for two lovers? Who decides who is from the right clan and wrong clan? In front of God, we are all equal. No human being is superior or inferior to any other human being. How do I tell my children that their father was killed in a hate crime and that they too can be targetted once they grow up?"
(Mogadishu)
"Koox iswadata ayaa si arxan daran u dishay ninkaygi sababtoo ah waxaanu ka dhalanay qabiil la yaso, maadama  wiil adeer u yahay ah  guursaday gabar kasoo jeeda mid kamid ah qabiilada u haysta in ay naga mudanyihiin,  ilaa hada maan fahmin sababta iyo danbiga uu galay ninkaygi hadana sabab u noqotay  in la dilo! Waxaa is jeclaaday laba dhalinyaro ah, laakiin mid kamid ah kasoo jeeda qabiiladaas loo arko kuwo aan wacnayn, waxay doorteen in ay wada nolaadaan, qoys noqdaan, marka ninkaygu  wuxuu qoyska  gabadhu ka dhalatay ugu tagay si ay ugu hibeeyaan gabadha wiilka adeerka u yahay isagoo ka wakiil ah. Masuul kamuu  ahayn isbarashadoodi,  samayna kumuu lahayn, waa go’aan ay lahayeen labadan qof anagana hawl noo taala ma ahayn laba qof oo qaangaar ah jacaylka dhexdooda imanaya , iyagaa is doortay, is jeclaaday, muddo sannado ah xiriir lahaa, hadana doonaya in ay qoyskooda dhistaan gurina yagleelaan. Labadii qoys waa ku heshiiyeen, inantiina waa loo hibeeyey wiilkii, lamanihiina sidaasay ku noqdeen marwo iyo ninkeedi, dhamaan waa lagu farxay qoyska cusub, marka laga reebo gabadha hooyadeed. Kadib waxaa dhacay arrin xanuun badan, in aanu wayno farxadii aanu aduunkan ku haysanay, ninkaygu wuxuu aahaa nin naxariis badan, aabbo jecel caruurtiisa oo ah 12 caruur ah. Wuxuu laha meel geerash yar ah, har iyo habeenba wuu shaqaynayey si uu qoyskiisa u baahi tiro quutal daruuriga qoyskiisa miiska u saaro.  Maalin isagoo hawshiisa iska wata, waxaa soo weeraray koox xanaaqsan oo dhanka gabadha ka socday, mindi bey la dhaceen kadib nolosha ku gubeen ila naftu ka baxaysay. Isagoo ku qaylinaya in la caawiyo, hadana iyagu si bilaa naxariis ah u garaacayeen ilaa intii noloshiisa ugu danbaysay ee naftu ka baxaysay. Miyaanu qof bani’adam ah ahayn?  Intaas oo dhan wuuxu rabay wanaag  iyo in uu dhiso qoys lamaane isjeclaaday ? Yaa doorta in aad noqoto qabiilka wacan ah iyo midka xun? Ilaahay agtiisa, waynu simanahay, qofna qof kama qiimo badna kamana qabiil wacna. Murugada iigu xanuunka badan, hada, waa sidii aan  ugu sharixi lahaa  caruurtayda in abahood loo dilay  sababtoo ah qabiilka ay ka dhasheen awgeed,iyaguna halistaas ku jiraan marka ay  qaangaaraan?"
(Muqdisho)
33 notes · View notes
berberanews · 2 months
Text
Golaha Wakiilada Somaliland oo laysugu yeedhay shir degdega
Hargeysa-(Berberanews)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa laysugu yeedhay fadhi aan caadi ahayn si ay go’aan uga gaadhaan dacwadda lagu soo oogay xildhibaan Maxamed Abiib. Xeer -ilaalinta Somaliland ayaa u gudbisay Guddida Joogtada ah ee Golaha Wakiiada dacwad ka dhan ah Xildhibaan Maxamed Abiib, iyagoo ka dalbaday in xilka laga qaado si loogu soo oogo dacwadda koo haysto.
0 notes
wadaadka · 2 years
Photo
Tumblr media
Sawirkan cajiibka ah oo uu soo gudbiyay NASA's James Webb Space Telescope fiidnimadii, waxaanu aragnaa waxa loo yaqaan oo u eg "Faraantiga Nebula" ee ah sawirka ugu saxsan ee ilaa hadda la qaaday, dabcan, sababta magaca loo bixiyay waa caddahay, taas oo ah in ay u eg tahay faraanti lagu xardhay dhagax qurux badan. Sawirada, iyo markii ugu horeysay, waxaan ku aragnaa nebula gudaha, waxaad ka heli doontaa laba xiddigood, oo aan ahayn hal xiddig (sawir labaad) oo ku wareegaya midba midka kale ee isdhexgalka, mid ka mid ah ayaa ah sababta keentay midabkan weyn. giraanta oo ballaciisu yahay ilaa 5 trillion kilomitir. Waa maxay sababta nebula-kan uu samaysmay? Sababtoo ah waa hadhaaga xiddig kale oo noolaa malaayiin sano ka hor, xiddig sida qorraxda oo kale ah oo cabbirkeedu dhexdhexaad yahay, laakiin noocaan oo kale ah marka ay nolosheeda dhammaato way bararaan si ay u noqdaan midab guduudan oo weyn, ka dibna iskaga soo baxa dibadda, baqshadaha oo ah qaab dabaylo xiddigle ah oo xoog badan, oo ka tagaya daruur aad u weyn oo midabo leh, taas oo ay cirbixiyayaashu u yaqaaniin "A Planetary nebula" oo ay ku dhex jirto dhogor cad ayaa ah xiddigta jilicsan ee mataanahan dhexda sawirka. Taas oo macnaheedu yahay in aad hadda eegayso mustaqbalka Qorraxda, taas oo maalin maalmaha ka mid ah, dhowr bilyan oo sano, ay la kulmi doonto qaddar isku mid ah. Koonfurta Seal Nebula waxay dhulka ka fog tahay 2500 oo sano iftiin ah, taasoo la macno ah waxa aad hadda arkayso waa wixii ku dhacay 2500 sano ka hor. (at Martisoor Hotel Garowe) https://www.instagram.com/p/Cf9zfOwjtOb/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
guledcasowe · 2 years
Photo
Tumblr media
Shirwaynaha 1aad ee aan caadiga ahayn ee Saamileyda bangiga Shabeele. https://www.instagram.com/p/CfR6QQHrVQ-/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Haayada Caafimaadka Aduunka WHO iyo wasaarada Caafimaadka Ethiopia oo Beeniyey in Xumada ku Dhacday Dadka Somaliland ay tahay Dengue Fever.
Haayada Caafimaadka Aduunka WHO iyo wasaarada Caafimaadka Ethiopia oo Beeniyey in Xumada ku Dhacday Dadka Somaliland ay tahay Dengue Fever.
6Adis-abab(Haldoor News):-Khubaro caafimaad oo ka tirsan haayadda WHO iyo wasaaradda caafimaadka ee dalka Ethiopia oo kaashanaya xafiiska caafimaadka dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa xaqiijiyay in baadhitaano horleh oo ay sameeyeen ay usoo baxday in xumadda lagu arkay Somaliland iyo deegaanada Somali State of Ethiopia aanay ahayn ama ka waayeen xanuunka Dengue fever loo yaqaano. War ka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 2 years
Text
wax jidhkaaga aad ku qurxisan karto oo aan ahayn kiimiko
wax jidhkaaga aad ku qurxisan karto oo aan ahayn kiimiko
wax jidhkaaga aad ku qurxisan karto oo aan ahayn kiimiko Sanadihii u dambeeyey waxa inagu soo badanaayay giriimo iyo kiimikooyin badan oo ay isku dhalan rogaan ama isku cadeeyaan Haweenkeenu kuwaas oo dhibaatooyin badan ku keena jidhkooda sida wajiga oo yeesha haaro ama cas casaan kaas oo aan u adkaysan Karin Qoroxada iyo dabka midna, hadaba waxa ay is waydiintu tahay ma jiraan ama ma la heli…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes