Tumgik
#beberanews
berberanews · 5 months
Text
"Somalia waxay diyaar u tahay dagaal haddii.." Xasan Sheekh
Somalia-(Berberanews)Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay Soomaaliya diyaar u tahay fursadaha diblumaasiyadeed ee lagu xalin karo ismariwaaga ka dhaxeeya Itoobiya. Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay haddii taas la waayo  in Soomaaliya diyaar u tahay dagaal, wuxuuna carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo nabad ku wada noolaanshaha balse aan waxba loo dhimin…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Xukuumadda oo ka hadashay shaqaaqo xalay la dhacday Ceerigaabo
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
XUSUUSQORKA MAANTA NASIIBKII MAXBUUSKA Qalinkii CALI-MAHAD YUUSUF.
Xiligu waa Dabayaaqadii Bishii Ogos ee Sanadkii 1988 Waa Bilihii uu ka socday Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa Dagaalkii u dhexeeyay Ururka SNM iyo Ciidamadii Madaxweyne Siyaad Barre, Madasha aanu waayahaas ku sugnayn oo ahayd Muqdisho, labada qof ee isu timaadaa waxay is weydiinayeen War iyo wacaal wixii kasoo yeedhay Dagaaladaa. Jawiga guudna wuxuu ahaa mid qof walba dhegtu taagan tahay,…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Berbera: Hal qof oo ku geeriyooday Guri Qaddiim ah oo dumay
Berbera-(Berberanews)-Alle ha u naxariistee hal qof oo gabadh ah ayaa ku geeriyootay, halka laba qof oo kalena ay ciidamada Dab-damisku ka soo badbaadiyeen dhisme ku soo dumay oo qoyskaasi degenaa.Shilkan ayaa ka dhacay xaafada Barwaaqo. Ciidamada Booliska magaalada Berbera,dawlada hoose ee magaaaladaasi yo dadweynaha ayaa iyaguna hawlgalkan gacan weyn ka geystay. Geesta kale Ciidamada…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Hargeysa: laba qof oo ku garoon kubadeed
youtube
View On WordPress
1 note · View note
berberanews · 1 year
Text
Somaliland officials donate their salaries to military fighting against SSC in Laas-Aanood
Hargeisa- (Horn Observer) Somaliland authorities on Sunday its cabinet will donate salaries the Somaliland military fighting against the SSC in the town of Laas-Aanood, local media reports. Somaliland Minister of Agriculture Abdiqadir Iman Warsame who announced the donation also called on all citizens to actively donate to its army. ”The salaries of the ministers are being cut to donate to the…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Marxuun Buubaa oo Aas qaran loogu sameeyay Hargeysa
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Wasiirka gaashaandhiga Somaliland oo ka hadlay dagaalka Laascaanod
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
“ Waxa aan ka wadahadalnay sidii nabad Laascaanood looga dhalin lahaa” Guddoomiye Faysal.
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
"Reer Laascaano argagixiso maaha" Xildhiaan Axmed Khaliif
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Dagaal saaka ka qarxay Laascaanoood
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa xaqiijiyay in saaka dagaal ka qarxay magaalada Laascaanood. Wasiir Koore waxa uu sheegay in saaka aroortii hore la soo weeraray fadhiisinka Ciidanka Qaranka iyo Hudhelka ay Laascaanood kaga suganyihiin weftiga Somaliland. Haseyeesheee  Wasiirku wax faahfaahin ah kama bixin khasaaraha ka dhashay dagaalka saaka ka dhacay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
"Waxaannu ceeboobi doonaa, maalintaad aragtaan.." Maayir Mooge
youtube
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Afghanistan oo lagu soo bandhigay gaadhigii u horreeyay ee lagu sameeyo
Afghanistan oo lagu soo bandhigay gaadhigii u horreeyay ee lagu sameeyo
Afganistan-(Berberanews)-Waddanka Afgaanistaan ayaa u dabaal degay baabuurkii koowaad ee lagu sameeyo gudaha dalkaas kaas oo guul laga gaadhey. Gaadhigan oo ah nooca Ciyaaraha ayaa dhowaan shaaqadiisa la dhammeeyey ka dib shan sano oo hawshiisu socotay. Waana baabuur midab ahaan madow ah oo ay gacantooda ku sameeyeen farsamo yaqaanno u dhashay dalka Afgaanistaan. Shaqaalaha baabuurkan sameeyey…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Berbera: Qodobo lagaga dooday kal-fadhigii 9aad ee Golaha Deegaanka
Berbera: Qodobo lagaga dooday kal-fadhigii 9aad ee Golaha Deegaanka
Berbera-(Berberanews)-Mudanayaasha golaha deegaanka degmada Berbera ayaa xarunta dawlada hoose ee degmada Berbera ku yeeshay kalfadhigii 9aad, qodobada lagaga dooday kalfadhigaa waxay ka koobnayeen seddex qodob 1) Xeer-hoosaadka warshadaha ee degmada Berbera. 2) Baahiyaha Biyaha magaalada Berbera 3) Laydhka iyo wakhtiga xagaaga.
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Somaliland oo farriin u dirtay maalqabeennada caalamka
Somaliland oo farriin u dirtay maalqabeennada caalamka
Hargeysa (Berberanews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa baaq u dirtay ganacsatada iyo Maal-qabeennada Caalamka, kuwaas oo ay u soo jeedisay inay maalgeshi ku sameeyaan dalka Somaliland. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa qoraal uu ku baahiyey bartiisa Twitter-ka wuxuu ku sheegay in Somaliland ay soo jiidatay Maalgeshadayaal Caalami ah, sida…
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
berberanews · 2 years
Text
#Somaliland has its first oil discovery.
Somaliland-(Berberanews)-According to a Somaliland’s ministry of energy and mineral resources, oil has been discovered in the Marodi-Jeh region’s Sallahey area. The ministry claimed that after a black liquid leaked from a nearby waterwell drilling site, it conducted scientific examinations, and the findings supported the detection of oil. This is the region’s first verified oil discovery. The…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes