Tumgik
tayosamenews · 5 years
Text
“Aynu Doodno Oo Sharciga Aan Isku Qabsano; Laakiin Doodaada Iyo Murankaaga Turxaan La’aan Sheego”
“#Aynu Doodno Oo Sharciga Aan Isku Qabsano; Laakiin Doodaada Iyo #Murankaaga Turxaan La’aan Sheego”
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhaliilay dimuqradiyada iyo hadalada cayada ah in warbaahinta laysku mariyo, waxaanu sheegay in aan dimuqraadiyada lagaga dayan dalalka reer galbeedka hadii kale ay dalkeena meel xun la gaadhi doonto.
Waxa uu madaxweyne Biixi uu ka hadlay muranka komishanka cusub, waxaanu fariimo u diray guddomiye Cabdiraxmaan Cirro oo uu ku tilmaamay mid diidan sharciyadii uu…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Magacyada Xoghayayaal Uu Guddoomiye Cirro U Magacaabay Xilal Kala Duwan
#Magacyada Xoghayayaal Uu Guddoomiye #Cirro U Magacaabay Xilal Kala Duwan
Guddoomiyaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xoghayeyaal u magacaabay xisbiga Waddani.
Guddoomiye Cirro, ayaa xoghayayaasha qaarkood wuxuu ku sameeyay isku bedel, halka uu kuwo banaanaadayna buuxiyay. 10 masuul ayuu u magacaabay xoghayayaal kala duwan, waxaanay kala yihiin:
Cabdi Haybe Maxamed, xoghayaha ganacsiga iyo wershadaha
Cabdillaahi Jaamac Cismaan…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Deg Deg :- Gudoomiye #Ciro Oo Tageerayaashiisa Ugu Baaqay Isku Soo Bax Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa taageerayaasha xisbiga Waddani  ee gobalka Maroodi Jeex ugu baaqay in beri 8 subaxnimo ay iskugu yimadaan xarunta dhexe ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa loo faro  fariimo mihiin ah oo uu sheegay in dalkan lagu bad baadinaayo
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Waraysi,Su,aalihii Ugu Adkaa Ee La Weydiiyo Wasiir Xasan Gaafadhi
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
#Golaha_Guurtida Oo La Filayo Inay Maalmahan Wakiilada U Sameeyaan #Muddo_Kordhintii 6aad Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa golaha guurtida u soo gudbiyay dalab uu ku weydiisanayo inay muddo kordhin u sameeyaan golaha wakiilada.
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Madaxweyne Biixi Maanta Miyuu La Xisaabtamayaa Golihiisa Wasiirada Mise Talo Kale Ayuu Ugu Yeedhay?
Madaxweyne Biixi Maanta Miyuu La Xisaabtamayaa Golihiisa Wasiirada Mise Talo Kale Ayuu Ugu Yeedhay?
Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta shir isugu  yeedhay golihiisa wasiirada, waxaanu faray inay madaxtooyada isugu yimaadaan 8:00 subaxnimo.
Ma jiro wax war ah oo ku saabsan yeedhmada golaha wasiirada, laakiin dadka qaar ayaa saadaalinaya in Madaxweyne Biixi oo uu dhammaanayo sannadkii labaad ee muddo xilleedkiisu ay suurtogal tahay inuu la xisaabtamo golihiisa wasiirada oo uu wasiir kasta…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Wasiirka Ganacsiga Ku Eedeeyay Xaaladaha Boorama
Siyaasi Reer Awdal Ah Oo Wasiirka Ganacsiga Ku Eedeeyay Xaaladaha Boorama
Siyaasiga Cismaan Sheekh Cabdi Sheekh Muxumed ayaa wasiirka ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad Saajin ku eedeeyay inuu ka hor istaagay beeshooda inay tabashadooda madaxweyanaha kala hadlaan, waxaanu madaxweynaha ugu baaqay in isaga ay u taalo xalinta dhibaatada beelaha Somaliland ay tirsanayaan.
Wasiirkan hore ayaa isaga oo la hadlaayay warbaahita waxa uu yidhi “ Wasiirka la yidhaahdo Sacad oo gobaka…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Sameeyey Iyo Cida U Magacaabay
Madaxweyne Biixi Oo Isku Shaandhayn Sameeyey Iyo Cida U Magacaabay
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 06 /11/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-378/112019 iyo JSL/XM/WM/222-379/112019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalalka dibeda.
Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinka Madaxweynuhu Sidan:-
Wareeg…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
“Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Midna Fadhiga Iguma Salaamo…”Cabdiqaadir Jirde
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
“Tabashada Aad Qabtaan Ma Qurux Badna In Qori Lagu Doono…” Wasiir Si Kulul Uga Hadlay Jabhadaha Ka Dillaacay Gobolka Awdal
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Xukuumadda Somaliland Oo Sagootitay 450 Arday Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Itoobiya
#Xukuumadda #Somaliland Oo Sagootitay 450 Arday Oo Deeq #Waxbarasho Ka Helay Dalka #Itoobiya
Madaxda wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa munaasibad sagootin ah u sameeyey 450 Arday oo deeq waxbarasho loogu diray dalka Itoobiya.
Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska mudane Cismaan Jaamac Aadan ayaa ardeydaasi u jeediyay hadal dardaaran iyo wacyigel an oo ku wajahan safarka waxbarasho ee ay u bixi doonaan.
Xafladan oo ka dhacday hoolka Shirarka ee Hay’adda…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Guddoomiye Cirro Oo Xilal Cusub Magacaabay
Guddoomiye #Cirro Oo Xilal Cusub Magacaabay
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xilal cusub magacaabay.
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
“Cabdillaahi Fadal Intii Uu Noolaa Qaranka Ayuu U Shaqaynayey…” Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay aas qaran loo sameeyay Taliyihii ciidammada booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa ka warramay taariikh nololeedka taliyaha,
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Hoggaanka Sare Ee Xisbiga #WADDANI Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Taliyihii Ciidammada Booliska Somaliland
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland
Madaxweyne Biixi Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo maanta xabaalaha masallaha ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan.
Aaska qaran ee loo sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland, marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Gudoomiye Cirro Oo Cisbitalka Ku Bookhday Taliye Cabdillaahi Fadal Iiman Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa caawa fiidkii cisbitalka International ee magaalada Hargeysa ku bookhday taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye gaas Cabdillaahi Fadal Iiman oo xaalad caafimaad u jiifa. Gudoomiye Cirro ayaa taliye Fadal alle uga baryey inuu caafimaad sareecan ah siiyo. Xalaada caafimaad ee taliyaha ayaa ah mid ka soo reynaysa sidii hore.
0 notes
tayosamenews · 5 years
Text
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Geerida Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, ciidamada kala duwan ee qaranka, gaar ahaan ciidanka Booliska Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Sareeye gaas…
View On WordPress
0 notes