Nomad ☆ Entreprenuer ☆ Researcher ☆ public speaker ☆ Business expert ☆ Based in Mogadishu Somalia
Don't wanna be here? Send us removal request.
Photo

Niyad-wanaaggu waa in uu xad leeyahay.! Haddaan micneeyo: "noqo qof Waaqici ah"..! Haddaan sii micneeyo: wax walba haka didin, hana isku dhiibin.!! Xigasho: @HamdaBoongo https://www.instagram.com/p/CCsUl_4hN7P/?igshid=md1djyk5i4iz
0 notes
Photo

Sawir hadlaayo https://www.instagram.com/p/CCkW3qfBEJS/?igshid=37cdhhyraom8
0 notes
Photo

Hala soo booqdo asxaabay SUBSCRIBE tana hala saaro https://www.youtube.com/c/MeireOfficialMedia https://www.instagram.com/p/CCkVan2h99J/?igshid=6y1najxg87ym
0 notes
Text
Ninkii caaqilkaa iyo Inankii yaraa


CAAQILKII__IYO___INANKII__YARA
Nin hantiile ah ayaa nin oday ah, misana aqoonyahan ah ka codsaday in wiilkiisa uu u tarbiyeeyo misana ka so duwo waxyaabaha aan fiicneen iyo dabeecada qalafsan.
Ninkii caaqilka ahaa ayaa wiilkii da’da yaraa uso waday socod gaaban oo ay kuso qaataan dhanka beer uu aabihiisa lahaa inanka yari.
Ninkii caaqilka ahaa ayaa si kadis ah in uu u joojiyay…
View On WordPress
0 notes
Photo

Maanka Soomaalida waa inuu is bedelaa si loo joojiyo ……… Kordhinta helitaanka waxbarashada iyo badalida fikirka ayaa joojin kara guurka caruurta ee Soomaaliya. Ku barbaaridda xaafad hooseysa oo ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo guurka dhakhsada uu caado uyahay .
1 note
·
View note