Text
Jacaylku waxa uu bogsiiyaa nabarro badan iyo xanuunno, laakiin ha u qaaddan in uu dawo yahay, balse isaga ayaa ah cudur wax kasta ka weyn oo ku illowsiinaya xanuunnada kale.
2 notes
·
View notes