Tumgik
#Afhayeenka TPLF
berberanews · 3 years
Text
Dawladda Itoobiya oo ku faantay inay Dharbaaxo culus ku dhufatay TPLF
Dawladda Itoobiya oo ku faantay inay Dharbaaxo culus ku dhufatay TPLF
ADDIS ABABA —(Berberanews)- Dawladda Itoobiya, ayaa ku faantay in ciidankeedu dhirbaaxo kulul ku dhufteen xoogagga TPLF ee dagaalka kula jira muddada sannadka ka badan.Xukuumadda Addis Ababa ayaa sheegtay in ciidammadeedu aanay gali doonin Gobolka Tigray, kadib markii xoogga Tigreegu ay dib ugu gurteen gobolkaas toddobaadkan, waxaanay falanqeeyayaashu sheegayaan in labada dhinac muujinayaan in ay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
TPLF oo war cusub ka soo saartay dagaalka ay dowladda Itoobiya kula jirto
TPLF oo war cusub ka soo saartay dagaalka ay dowladda Itoobiya kula jirto
Ethiopia-(Berberanews)-Hogamiyaha ciidamada TPLF ee dowlada dagaalka kula jira in ka badan hal sano ayaa sheegay in uu amar ku siiyay ciidamadiisa inay isugu yimaadaan soohdinta gobolka Tigray weliba “si degdeg ah.” Warqad uu u qoray Qaramada Midoobay 19kii Diseembar, Debretsion Gebremichael wuxuu ku sheegay in TPLF ay soo jeedisay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka kadibna wadahadal lagu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
TPLF oo iska fogeeyey eedaymo Qarammada Midoobay u jeedisay
TPLF oo iska fogeeyey eedaymo Qarammada Midoobay u jeedisay
Maqalle – Fallaagada Tigreega ee TPLF ayaa Jimcihii beenisay in magaalada Kombolcha ee woqooyiga Itoobiya ay ka bililiqeysteen kayd cunto ah oo loogu talogalay carruur nafaqo-xumo hayso.Diidmadan ayaa imanaysa maalin kadib markii afhayeenka Qarammada Midoobay Mr Stephane Dujarric uu sheegay in Hay’adda Cunada Adduunka ee WFP ay joojisay qaybinta raashinka kadib “bililiqo maalmihii la soo dhaafay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Afhayeenka TPLF oo sheegay inay ka baxeen Kombolcha, Dessie iyo Shawa
Afhayeenka TPLF oo sheegay inay ka baxeen Kombolcha, Dessie iyo Shawa
Ethiopia-(Berberanews)-Afhayeenka Jabhadda TPLF Getachew Reda, ayaa sheegay inay ka baxaan magaooyinka Komolcha, Dessie iyo waqooyiga Shoa, taasoo uu ku sheegay inay qayb ka tahay qorshahooda dagaal. Getachew Reda, ayaa goor dhawayd ku baahiyay bartiisa twitterka.“Waxaan ka tagnay #Woqooyiga Shoa, #Kombolcha & #Dessie, taasoo qayb ka ah qorshahayaga.  Ma jirin unug abaabulan oo magaalooyinkaas…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
TPLF: "Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa duqeymo ku waxyeelleeyey dad ra'yid ah"
TPLF: “Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa duqeymo ku waxyeelleeyey dad ra’yid ah”
Hoggaamiyaha TPLF oo hanjabaad cusub u diray Dawladda Itoobiya Maqalle – Afhayeen TPLF Getache Reda, ayaa qoraal uu bartiisa Faceebook soo dhigay maanta ku sheegay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya ay xalay duqeymo ka geysteen magaalada Maqalle.Afhayeenka TPLF, ayaa sheegay in duqaymaha ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn dad rayad ah waxyeelloobeen.Waxa uu intaas ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Ethiopia oo duqayn cirka ah ka fulisay Gobolka Tigray
Ethiopia oo duqayn cirka ah ka fulisay Gobolka Tigray
Ethiopia-(Berberanews)-Afhayeenka kooxda TPLF Getachow Reda ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga waxa uu sheegay in diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya ay duqeyn u gaysteen goobo ay dad rayid ah degganaayeen oo ku taal magaalada Maqale. Ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijin kara arrintan, sidoo kale dowladda Itoobiyana kamay hadlin duqayntan ay TPLF…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
TPLF oo guddi u magacowday wada-xaajoodka Dowladda iyo shuruudaha dhinacyada
TPLF oo guddi u magacowday wada-xaajoodka Dowladda iyo shuruudaha dhinacyada
Ethiopia-(Berberanews)-Jabhadda Tigreega ayaa diyaarisay guddi wadaxaajood la fura dowladda Ethiopia, sidaasina waxaa wakaaladda wararka AFP u xaqiijiyay afhayeenka TPLF, iyadoo ay tallaabadani ku soo beegmayso 20 bilood ka dib markii uu dagaalku ka bilowday gobolka waqooyiga dalkaasi. Hadalkan ayaa imanaya toddobaad ka dib markii dowladda Ethiopia ay ku dhawaaqday guddi ka baaraandega…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Dawladda Itoobiya oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha xooggaga TPLF geysteen
Dawladda Itoobiya oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha xooggaga TPLF geysteen
Addis Ababa  -(Berberanews)-Afhayeenka Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Mrs Bilene Seyoum, ayaa sheegtay in jabhadda TPLF ay khasaare naf iyo maalba ah ka gaysteen gobollada Canfarta iyo Axmaarada. “Waxay geysateen khasaare weyn oo soo gaadhay hanti gaar ah iyo mid guud, dad badan ayaana ku naf waayey,” ayey Bilene ku tidhi war-saxaafadeed ay soo saartay maanta. Tusaale ahaan, Afhayeenka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Ethiopia oo shuruudo ku xidhay wada-hadalka TPLF
Ethiopia oo shuruudo ku xidhay wada-hadalka TPLF
Addis-abab-(Berberanews)-Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Diina Muftii ayaa sheegay haddii la doonayo dagaalka waqooyiga Itoobiya muddo sanad ah ka socda nabad lagu soo afjaro in TPLF looga baahan yahay inay ka soo baxaan dhowr shuruudood. Afhayeenka oo maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlayey xaaladda dalka Itoobiya uu ku sugan yahay xafiiskiisa ku qabtay wuxuu sheegay haddii la…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes