Tumgik
#Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
berberanews · 8 hours
Text
Nuxurka qodobbo laga soo saaray shirkii golaha wasiirrada Somaliland
Fadhigii 132-aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu naaqishay arrimo door ah oo la xidhiidha Amniga, dhaqaalaha dalka iyo u diyaar-garowga doorashooyinka. Ugu horrayn,  waxa shirka warbixin la xidhiidha  xaaladda guud ee Amniga dalka ka dhegaystay wasiirka wasaaradda arrimaa…
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta
Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta
Hargeysa 19-12-2022 Isniin (Haldoor News):- Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray Wareegto Cusub + Akhriso Faahfaahinta WAREEGTO MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-966/122022, ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2022, Miisaaniyad Sannadeedka 2023-ka. Waxaanay u dhignayd…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years
Text
Xukuumadda Somaliland Sidee Ayay U Aragtaa Shir Beeleedka Buurta Gacan Libaax?
Xukuumadda Somaliland Sidee Ayay U Aragtaa Shir Beeleedka Buurta Gacan Libaax?
(more…)
View On WordPress
1 note · View note
xogsidemedia · 3 years
Text
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wefti ka Socda Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabiley Wefti ka Socda Qaramada Midoobay Hargeysa (Xogside) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Dr Aadan  Cabdimawla oo safar shaqo dalka ku yimi. Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay arrimo ay kamid…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
“Cabdillaahi Fadal Intii Uu Noolaa Qaranka Ayuu U Shaqaynayey…” Madaxweyne Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi oo ka qayb-galay aas qaran loo sameeyay Taliyihii ciidammada booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iiman ayaa ka warramay taariikh nololeedka taliyaha,
0 notes
harowonews · 7 years
Photo
Tumblr media
war deg dega Madaxwaynaha Jsl Oo Magaacibis Iyo Iskubedal Ku Sameeyey Badhasaabyada Gobolada Jsl Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Waxa Uu Maanta Wareegto Madaxweyne Oo Summadiisu Tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, Uu Ku Magacaabay 11 Masuul.
0 notes
dtnews1 · 5 years
Text
MADAXWEYNE BIIXI OO TACSI UDIRAY SHACBIGA IYO EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM CAAQIL AXMED CABDILAAHI XAREED (WEERAR) OO CAAWA KU GEERIYOODAY GABILEY
MADAXWEYNE BIIXI OO TACSI UDIRAY SHACBIGA IYO EHELADII UU KA BAXAY MARXUUM CAAQIL AXMED CABDILAAHI XAREED (WEERAR) OO CAAWA KU GEERIYOODAY GABILEY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo…
View On WordPress
0 notes
raadeeronline · 5 years
Text
Muuse Biixi oo Dib ugu Soo laabtay Hargeysa
Muuse Biixi oo Dib ugu Soo laabtay Hargeysa
Madaxweynaha Maamulka la baxay Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa kadib markii uu socdaal dhowr maalmood qaatay ku tegay dalka Gini oo ku yaala Galbeedka Afrika.
Boqolaal dad ah oo sita boorar uu ku sawiran yahay Muuse Biixi ayaa ka qeybqaatay soo dhoweytiisa, iyadoo qaar ka mid ah maamulkiisuna ay goobta soo xaadireen.
Muuse Biixi oo la…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 8 hours
Text
Madaxweynaha Somaliland oo la  kulmay Ergeyga  xoghayaha guud ee QM
Hargeisa-21-09-2024-(Berberanews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay ergeyga xoghayaha guud ee qaramada Midoobay Ambassador James Swan oo dalka booqasho ku yimi.Kulankan, ayaa diiradda lagu saaray guud ahaan xaaladda gobolka Geeska, doorashooyinka loo diyaar-garoobayo ee dalka kusoo foolka leh iyo wada-shaqaynta u dhaxaysa…
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Madaxweynaha Somaliland, oo Xeer ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka + Akhriso warsaxaafadeed
Madaxweynaha Somaliland, oo Xeer ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka + Akhriso warsaxaafadeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay Lr. 18/122022 uu ku meel mariyey Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanu u dhignaa Xeerka Madaxweynuhu Sidan:- Xeer Madaxweyne Lr. 18/122022 Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
saxafimedianetwork · 5 years
Photo
Tumblr media
Baarlamaanada Somaliland Iyo Somalia Oo Jawaabo Isku Dhaw Oo Shaki Leh Ka Muujiyay Qorshaha Abiy Ahmed Ku Badhitaarayo Farmaajo
0 notes
xogsidemedia · 3 years
Text
Saddex Milyan oo Madaxweynaha Somaliland Bixiyay ayaa lagu Bilaabay Gargaarka” Faysal C. Sheekh
Saddex Milyan oo Madaxweynaha Somaliland Bixiyay ayaa lagu Bilaabay Gargaarka” Faysal C. Sheekh Tobanka booyadood ee xukuumadu 24 saacadood-ba biyo-dhaamis xoolaha iyo dadka ayey ku jiraa.” Hargeysa (Xogside)- Gudoomiyaha Hayadda U Diyaargarowga Aafooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka  Faysal Cali Sheekh ayaa sheegay in saddex milyan dollar oo Madaxweynaha JSL Md. Muuse Biixi Cabdi ku yaboohay…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
codkasomaliland · 5 years
Photo
Tumblr media
Madaxweyne Biixi Oo Booqasho Ugu Tagay Mujaahid Xasan Ciise Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaal Gargaar Ee Magaalada Hargeysa. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho ugu tegay Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Mujaahid Xasan Ciise Jaamac oo xaalad caafimaad loo dhigay cusbitaal Gargaar ee magaalada Hargeysa,
0 notes
tayosamenews · 5 years
Photo
Tumblr media
Magacyada Xubnaha Madaxweyne Muuse Biixi U Diyaariyay Komishanka Cusub Ee Doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu diyaariyay Saddexda xubnood ee ka mid noqonaya guddida doorashooyinka Qaranka ee cusub kadib markii xisbiyada Waddani, UCID iyo guurtidu soo gudbiyeen afarta xubnood ee ay soo magacaabayeen.
0 notes
Text
Maxaa Sabab U Ah In Madaxweynaha Maamulka OROMADA Itoobiya Martiqaad U Fidiyo Madaxweynaha Somaliland ?
Maxaa Sabab U Ah In Madaxweynaha Maamulka OROMADA Itoobiya Martiqaad U Fidiyo Madaxweynaha Somaliland ?
Hargeysa (XEERBEEGTINews):- Madaxweynaha maamulka Oromada dalka Itoobiya Lemma Megersa ayaa waxaa uu shaaciyey inuu martiqaad u fidin doono madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha Oromada ayaa sheegay in sababta uu Itoobiya ugu casuumayo madaxweynaha Somaliland ay tahay isaga oo raba in aan lagula tartamin qaadka ay ganacsatada dalkaasi u iib keento Somaliland isla markaana…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 days
Text
Madaxweynaha  Somaliland oo Qaabiley Wefti ka socday Kenya iyo Ethiopia
Hargeysa-18-09-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda dalalka Kenya iyo Ethiopia oo dalka u jooga shir Caalamiya oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland oo ujeedadiisu ahayd…
0 notes