Tumgik
#taliye nuux taani
berberanews · 2 years
Text
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo digniin culus u diray Puntland
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo digniin culus u diray Puntland
Hargeysa-(Berberanews)-War saxafadeed ka soo baxay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa digniin adag loogu jeediyay Maamulka Puntland. Taliyaha Ciidanka Qaranka Sarreeye Gaas Nuux Taani, ayaa madaxda Puntland usoo jeediyay inay ka waantoobaan hanjabaadda oo ilaashadaan deris wanaaga. War-saxaafadeedka Taliska Ciidanka Somaliland,ayaa u qornaa sidan:-“Ciidanka Qaranku dagaal kuma degdego,…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Photo
Tumblr media
Daawo: Faysal Cali Wareebe Oo Hadalkii Taliye Nuux Taani Ka Dareen Celiyey , Kuna Baaqay in Kornayl Caare La Cafiyo. Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Xuseen ayaa Hadalkii Taliye Nuux Taani Ka Dareen Celiyey , Kuna Baaqay in Kornayl Caare La Cafiyo, Halka Hoose ka Daawo Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa oo uu ka Jeediyey Shirwaynihii Xisbiga Ucid ee Magaalada Burco.
0 notes
codkasomaliland · 5 years
Photo
Tumblr media
“Cashuurta Dadka Reer Somaliland Oo Dhan Ayaa Bixiya Ee Beesha NUUX TAANI Oo Kaliyi Ma Bixiso…..” Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Kornayl Caarre Iyo Hadalkii Taliye Nuux Taani “Cashuurta Dadka Reer Somaliland Oo Dhan Ayaa Bixiya Ee Beesha NUUX TAANI Oo Kaliyi Ma Bixiso…..” Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Kornayl Caarre Iyo Hadalkii Taliye Nuux Taani
0 notes
warganenews · 5 years
Text
Somaliland: Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Inuu Cafiy Kornayl Caare Eedana Ujeediyey Taliye Nuux Taani.
#Somaliland: Gudomiyaha Xisbiga #Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng #Faysal_Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Inuu Cafiy Kornayl Caare Eedana Ujeediyey Taliye #Nuux_Taani.
Gudomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay Inuu Cafiy Kornayl Caare Eedana Ujeediyey Taliye Nuux Taani.
View On WordPress
0 notes
Text
Akhriso Magacyada Iyo Deegaanada Ay Ka Soo Jeedaan Saraakiil Uu Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Milatriga Somaliland.
Akhriso Magacyada Iyo Deegaanada Ay Ka Soo Jeedaan Saraakiil Uu Dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Milatriga Somaliland.
Taliyaha ciidamada Milatariga somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa dalacaad u sameeyey saraakiil ka mid ah ciidamadaasi.
Taliye Nuux Taani ayaa dalacaad u sameeyey sideed sarkaal oo ka mid ah ciidamada Milatariga Somaliland.
Saraakiisha la dalacsiiyey ayaa dhamaantood la gaadhsiiyey darajada Gaashaanle Dhexe waxaanay ka soo kala jeedaan gobolada Togdheer, Awdal iyo maroodi jeex.
Sara…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Somaliland oo sheegtay in Argagixisada ku jabtay Somalia dhufays ka dhiganayan Sool
“Waxaannu ilaalinaa Nabadda Geeska Afrika” Taliye Nuux Taani Sool-(Berberanews)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Taani oo ku sugan magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada ah ee kusoo jabay dagaallada Somalia ay doonayaan inay dhufays ka dhigtaan Laascaanood. Taliye Taanni oo TV-ga Dawladda la hadlay ayaa sheegay in Laascaanood ay joogaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years
Text
“Markii la geeyey labadii guuto ugu horeeyey Ciidanka Qaranka dugsiga tababarka Goraya-Cawl, badh baa la waayey” Taani
“Markii la geeyey labadii guuto ugu horeeyey Ciidanka Qaranka dugsiga tababarka Goraya-Cawl, badh baa la waayey” Taani
Hargeysa-(Berberanews)- Xuska Sanad Guurada 27-aad ee Aas-aaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo maanta (Shalay) ku beegnayd ayaa si weyn looga xusay dhamaan gobolada dalka, isla markaana ciidanka qaranku ku soo bandhigeen waxii u qabsoomay sannadkii la soo dhaafay iyo qorshadooda sannadkan cusub. Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo khudbad ka jeediyey…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Taliye Nuux oo la wareegay qalab loogu deeqay Ciidammada Qaranka Somaliland
Taliye Nuux oo la wareegay qalab loogu deeqay Ciidammada Qaranka Somaliland
Hareysa-(Berberanews)-Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka ee Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa qalab kala duwan kala wareegay urur ay ku midoobeen jaaliyadda Somaliland ee dalka Iswidhan. Xuseen Aadan Wadaad-yare oo ka mida qurba-joogta Somaliland eek u nool dalka Sweden ayaa sheegay in deeqdaas ay ka soo uruuriyeen qurbajoogta Somlailand ee dalkaas ku nool, waxaanuu intaas ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
“Ciidanka Qaranku qeyb muuqda ayuu ka noqonaya horumarka Somaliland..”Taliye Nuux I.Taani
“Ciidanka Qaranku qeyb muuqda ayuu ka noqonaya horumarka Somaliland..”Taliye Nuux I.Taani
Ceerigaabo-(Berberanews)-Taliyaha ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa sheegay in CQ qeyb ka noqon doono horumarka Somaliland gaadhayso, xilli uu shalay xadhiga ka jaray guri cusub miiska saraakiisha oo Ciidanka Qaranka JSL ku yeesheen, magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag. Wefdi uu hogaaminayey Taliyaha Ciidanka Qaranka S/Gaas Nuux oo socdaal ku tegay magaalada…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years
Text
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Nuux oo gaadhay fadhiisimida Ciidanka Qaranka ee Sool
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Nuux oo gaadhay fadhiisimida Ciidanka Qaranka ee Sool
Sool-(Berberanews)-Wafti uu hoogaminayo Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo uu wehelinaayo Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye gaas Nuux Ismaacil Taani iyo hoggaamo katirsan taliska guud ee ciidanka qaranka ayaa gaadhay jiida hore ee ciidanka Qaranka Somaliland ee gobolka Sool. Sida uu baahiyay Xafiiska warbaahinta Ciidanka Qaranka Waftiga uu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
warganenews · 5 years
Text
Somaliland: Taliyaha Ciidammadii Ka Goostay Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalladii Taliye Nuux Taani, Kan Warramay Sababta Ku Kaliftay Inay Ka Mid Noqdaan Puntland
#Somaliland: Taliyaha #Ciidammadii Ka Goostay #Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalladii Taliye Nuux Taani, Kan Warramay Sababta Ku Kaliftay Inay Ka Mid Noqdaan #Puntland
Taliyaha Ciidammadii Ka Goostay Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalladii Taliye Nuux Taani, Kan Warramay Sababta Ku Kaliftay Inay Ka Mid Noqdaan Puntland
View On WordPress
0 notes
warganenews · 5 years
Text
Somaliland: Suldanka Guud Ee Habar Yoonis Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Taliye Nuux Taani …” Caare Umu Jeedo Ee Beel Ayuu U Jeedaa Nuux Taani ..”
#Somaliland: #Suldanka Guud Ee Habar Yoonis Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Taliye Nuux Taani …” Caare Umu Jeedo Ee Beel Ayuu U Jeedaa #Nuux_Taani ..”
View On WordPress
0 notes
warganenews · 6 years
Text
Somaliland: Sareeye Gaas Nuux Taani Oo Puntland Ugu Baaqay Inaanay Ku Riyoon Inay Dib Ugu Soo Laabtaan Tuko-Raq
#Somaliland: Sareeye Gaas #Nuux_Taani Oo #Puntland Ugu Baaqay Inaanay Ku #Riyoon Inay Dib Ugu Soo Laabtaan #Tuko_Raq
Taliyaha ciidmada qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani, ayaa Puntland u sheegay inaanay ku riyoon inay mar labaad ku soo noqoto Tuko-raq.
Taliye Taani ayaa sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay magaalada Tuka-raq oo xadhiga lagaga jaraayay mashaariic horumar oo laga hirgaliyay, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Halkan aan hadda joogno madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa…
View On WordPress
0 notes
warganenews · 6 years
Video
youtube
Deg Deg:- Dagaalkii Tuka-raq Oo Istaadhmay + Taliye Nuux Taani Oo Ku Dhawaaqay In Garoowe La Qabsanayo Iyo Xaaladii U Danbaysay Daawo Video Deg Deg:- Dagaalkii Tuka-raq Oo Istaadhmay + Taliye Nuux Taani Oo Ku Dhawaaqay In Garoowe La Qabsanayo Iyo Xaaladii U Danbaysay Daawo Video
0 notes
codkasomaliland · 7 years
Text
Mud. Madaxweyne, Waxan Ballanqaadaynaa Inaan Sugno Nabadgelyada Qaranka, Dalka Iyo Dadkaba, Intii Awoodayada Ah
Nukhurka Khudbad Dheer Oo Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Ka Jeediyay Sannad-gurada 24aad ee Ciidanka qaranka
  Hargeysa- (Hubaal) Taliyaha Ciidanka Qaranka S/G Nuux Ismaaciil Taani ayaa ballanqaaday qaaday in Ciidanka Qaranku sugi doono nabadgelyada Qaranka, dadla iyo dadka, intii awoodooda ah, hadii Ilaah yidhaahdo.
  Taliye Nuux oo maanta (shalay) ka hadlayey sannadguuradii 24aad ee ka soo…
View On WordPress
0 notes