Tumgik
#ciidamada puntland
berberanews · 2 years
Text
Somaliland oo digniin u dirtay Maamulka Puntland ee Somalia
Hargeysa-(Berberanews)-Somaliland ayaa Puntland uga digtay in ay diwaangalinta doorashada ka samayso deegaanka Dhahar, iyadoo taageertay diidmo ay shacabku ka muujiyeen qaadashada kaadhka codaynta Puntland. Wasiirka Wasaarada Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Axmed Aadan Guray, oo ka hadlay mudaharaad dadka deegaanka degmada Dhahar ay ku diideen in ay qaataan kaadhka codaynta, ayaa Puntland ugu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Masuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan oo gaadhay duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool.
Masuuliyiin isugu Jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo Saraakiil ciidan oo Puntland ka Tirsan oo gaadhay duleedka degmada Boocame ee gobolka Sool.
Laascaanood- 3-Nov-2022 Khamiis(Haldoor News):- Degmada Boocame oo ka Tirsan Gobolka sool oo dhawaan ay la wareegeen Ciidamada Somaliland ayaa manta waxaa degmadaasi duleedkeeda soo gaadhay Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ciidaan oo ka Tirsan Maamulka Puntland. Lama oga qorshaha rasmiga ah ee masuuliyiintan socdaalka ku yimid duleedka Boocame. Sawirada Masuuliyiinta Puntland ee Yimid Goobtan.
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years
Text
Madaxweyne Deni oo isbebel ku sameeyay hogaanka kala duwan ee Ciidamada
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegtooyin uu ku bedelay qaar ka mid hoggaanka Talisyada ciidamada, waxaana dikreetooyinkaan lagu xusay in madaxweynuhu uu tallaabooyinkaan uga go’leeyahay baahiyaha loo qabo dar-dar gelinta amniga. Madaxweyne Saciid Deni ayaa G/Sare Xuseen Cali Maxamed oo ahaa Taliyiihii qeybta booliska gobolka Bari u bedelay Taliyaha qeybta…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
deeqoidoole · 5 years
Photo
Tumblr media
Puntland oo baadi-goobaysa Weriye Abdirizak Terra. Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowladda ayaa maanta Gudaha u galay Dhismaha Hotelka Jubba ee Boosaso, oo la sheegay iney ka Raadinayeen Wariye Cabdirsaaq Terra oo kamid ahaan jiray Weriyeyaasha Hargeysa. Ciidamada ayaa u sheegay Maamulka Hotelka iney soo saaraan wariyahaas oo Labadii isbuuc ee la soo dhaafay si dhuumaaleysi ah ku joogay Boosaso, sidey Ciidamadu sheegeen. Balse Baaritaan dheer kadib, waxaa Ciidamada loo xaqiijiyay inuu Ka Guuray Hotelka isla markaana Subixii hore ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha. Wariyaha ayaa la sheegay inuu intuu joogay Magaalada ka duubtay Muuqaalo ku saabsan Dekedda, Garoonka diyaaradaha iyo Dad kale oo dhaliilsan Dowladda Imaaraadka. Yusuf Abdi Shire (at Bosaso) https://www.instagram.com/p/B3UsJ6-hhT0WQioXIrDqe1MpHJOn0DGsU9WAv40/?igshid=as9t7v5e7zs3
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years
Photo
Tumblr media
Taliyaha Qaybta Booliska Sool Oo Faahfaahiyay Rasaas Maamulka Puntland Buunbuuniyay Oo Ka Dhacday Laascaanood
0 notes
warganenews · 5 years
Text
Deg Deg: Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland
#Deg_Deg: #Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Ciidamada #Somaliland Iyo Kuwa Maamulka #Puntland
Wararka naga soo gaaray gobolka Sanaag ayaa sheegaya in goordhoweyd degmada Hadaaftinimo oo ka tirsan gobolkaasi uu dagaal culus ku dhex-maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland.
Dagaalkan ayaa la sheegaya in uu weli socdo, isla markaana ay labada dhinac isku adeegsanayan noocyada kala duwan ee hubka.
Waxa kale oo lagu soo waramayaa in dagaalkan uu ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah…
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Ciidamada Puntland oo sheegtay in ay dileen sarkaalka tirsan Daacish
Ciidamada Puntland oo sheegtay in ay dileen sarkaalka tirsan Daacish
Puntland-(Berberanews)-Warar lagu baahiyay baraha bulshada ee warbaahinta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka maamulka Puntland ay dileen madaxii howlgallada kooxda Daacish ee deegaannada gobolka bari, oo lagu magacaabi jiray Abuu-Albara Al Amani. Ninkaan ayaa sida ay sheegeen booliska Puntland waxaa lagu dilay dagaal dhexmaray ciidamada amniga iyo Al-shabaab…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Photo
Tumblr media
Puntland oo shaacisay 3 Askari kaga dhimatay Dagaal dhex maray Ciidamada Somaliland. Puntland oo shaacisay 3 Askari kaga dhimatay Dagaal dhex maray Ciidamada Somaliland.
0 notes
Text
Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland oo heegan sare la geliyey iyo weeraro Argagixiso oo laga cabsi qabo
Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland oo heegan sare la geliyey iyo weeraro Argagixiso oo laga cabsi qabo
Garoowe (XEERBEEGTINEWS) – Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in heegan sare la geliyay ciidamada amaanka ee maamulka Puntland.
Sababta ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii looga hortagi lahaa falalka amni daro ee ka dhaca Magaalada Garoowe, maadaama doorasho la filayo in ay ka dhacdo Magaaladaasi.
Saraakiisha amaanka Puntland ayaa sheegay in heegan buuxa la…
View On WordPress
0 notes
tayosamenews · 6 years
Photo
Tumblr media
#DEGDEG: #Taliyihii Hore Ee #Ciidanka #Birmadka #Puntland Oo #Hada La #Dilay Iyo #Goobta Lagu #Dilay Gaalkacayo (Tayosame News) Allaah Haw u naxariistee Taliyihii Hore ee ciidamada Birmadka Puntland Cabdirashiid Xasan Xaashi (Gebigebi) ayaa dablay hubsayni ay ku dishay Magaaladda Gaalkacayo, xilli uu ka soo baxay masjid uu ku tukanayay salaadii Cishaa’i.
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years
Text
Saylac, Somaliland, May 25, 2018 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa socdaal dhinaca cirka ah oo uu ugu guur-gelayo xaaladda deegaannadii ay ku dhufteen roobabkii dabaylaha watay ee dhawaan ka da’ay xeebaha Somaliland shalay ku tegay degmada Saylac iyo deegaanada dhinaca xeebta galbeed ee Somaliland.
Madaxweynaha iyo xubno wehelinaya oo ay ka mid yihiin taliyeyaal ka tirsan ciidamada kala duwan ee dalka, xubno golaha wasiirrada kamid ah iyo siyaasiyiin kale, ayaa iyaga oo wata mid ka mid ah diyaaradaha qummaatiga u kaca ee dalka Imaaraadka Carabtu ku caawiyey Jamhuuriyadda Somaliland, waxa socdaalkiisa uu ugu guurgelayo baaxadda dhibaatadii deegaannada xeebta ka dhacday uu ku tegay deegaannada Saylac, Caasha-caddo, Lughaya iyo Gargaara Bari oo roobabkii dabaylaha watay ay khasaare ballaadhan gaadhsiiyeen, isaga oo indhihiisa kusoo arkay xaaladda dhabta ah ee halkaas ka jirta, islamarkaana shacabka deegaannadaas ku dhaqanna u jeediyey hadal uu kula wadaagayo dariinkiisa la xidhiidha xaaladda taagan.
Socdaalka uu guur-galka ah ee uu madaxweynuhu deegaannadan ku tegay, ayaa waxa garab socday diyaarado mucaawimooyin sida oo noocyo kala duwan oo gargaar ah gaadhsiinaya dadka ku dhaqan deegaannadaas, kuwaas aad ugu baahan kaalmooyinka la gaadhsiiyey.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dhammaanba deegaannada uu socdaalka indho-indhaynta ah ku tegay u jeediyey hadallo kooban, ayaa ugu horrayn, shaaca ka qaaday inuu si xawli ah u socdo gurmadku, Somaliland-na isu wada gurmanayso, isaga oo carrabka ku ballaadhiyey hiilka iyo gacanta muuqata ee ay dalalka Jabuuti iyo Imaaraadka Carabtu ka geysteen gurmadka lagu samoto-bixinayo dadkii ku waxyeelloobay roobabkii dabaylaha watay ee xeebaha dalka ka da’ay, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Maanta waxan ogahay inay Somaliland min lawyo-caddo ilaa Badhan inay gurmad ku jirto oo ay qoys kaliya oo isu wada damqanaya tahay oo ay soo wada eegayso dhibaatada maanta dhacday, Somaliland way isu gurmanaysaa, waxaana ay leedahay saaxiibbo badan, saaxiibkaa iyo nin waliba inta uu kuu jiro marka ay dhibaato dhacdo ayaa la arkaa, Jabuuti iyo Carabtuba waad arkaysaan inay cidda inoogu soo horraysay ee inoo soo gurmatay inay yihiin.”
Madaxweynuhu, waxa uu bulshada deegaannadaas la wadaagay inuu madaxweyne ahaan xil gaar ah iska saaray sidii loo badbaadin lahaa dadka ay masiibadu sida gaarka ah u taabatay, isaga oo si gaar ah carrabka ugu dhuftay wiil dhallinyaro ah oo qoyskiisii daadadku qaadeen, isagana uu qaranku noloshiisa dammaanad qaaday, “Waxa jira qoys dhawr iyo toban qof ahaa oo wiil yari ka hadhay, wiilkaasna waanu doonaynaa, haddii reerkoodii baxayna qarankiisii baa jooga, xilkuna qaranka ayuu saaran yahay, markaa wiilkaasi inuu na raaco ayaanu doonaynaa,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
This slideshow requires JavaScript.
Dhinaca kale, madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka hadlay weerarrada fulaynimada ah iyo gardarrada qaawan ee maamulka Majeerteeniya kusoo qaaday ciidamada qaranka ee fadhiya xuduudaha bari ee dalka, isaga oo gardarradaasna bar-bar dhigay caawimadda walaaltinimada leh ee dalka Jabuuti inala garab taagan yahay, waxaana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi, “Innaga oo hawshaas gurmadka ku jirna oo ay Ramadaan tahay oo dadka wixii aynu wax isu nahay inoo gurmanayaan waxa war ah in labada Soomaaliyeed ee dhinacyada inaga xiga oo midi Jabuuti yahay uu gurmad iyo naf-qaybsi inoo keenayo, ka xagga Bari inaga xigaana uu saaka weerar inagu soo qaaday, taasina ay wax Bani’aadam-nimada ka baxsan tahay in bil Ramadaan dad gurmad ku jira lasoo weeraro.”
Isaga oo hadalkiisa sii wata, waxa uu madaxweynuhu sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ay diyaar u tahay inay gacanna ku kaalmayso dadkeeda duufaannadu aafeeyeen, gacanta kalena ciiddeedda iyo calankeeda ku difaacayso, “Waxanu u sheegaynaa Somaliland horumarkeeda way difaacaysaa horena way u soconaysaa, Somaliland dagaal uma jeeddee nabad bay u jeeddaa, Somaliland gurmadkeedana way wadaysaa dagaalka cadowgana way iska difaacaysaa, Somaliland way dabbaal degaysaa maalmaheedda ciidaha sida munaasibadda 18-ka May oo kale ah iyo ciidaha Islaamka oo kale, Iskuulladeedu way furnaanayaan, Cusbitaalladeedu way korayaan, dadku wuu shaqaysanayaa, dalkana waanu difaacaynaa,” ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Hadalkan madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya wakhti ay Maamulka Puntland weeraro ku soo qaadanayaan Somaliland, xili ay Somaliland ku jirtay laba marxaladood oo kala duwan iyadoo dagaalkii koowaad ku soo qaaday 15-May oo la xusayey 18-May, halka ay maantana ku soo beegeen wakhti ay xeebaha Somaliland ku dhufatay Duufaan saamayn balaadhan ku reebtay dadkii ku dhaqnaa deegaamadaasi xeebta iyadoo gurmad loogu jiro. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa uu si ballaadhan ugu mahadceliyey dalka Imaaraadka Carabta iyo dhammaanba dalalkii gacanta ka geystay u gargaaridda bulshada ku tabaalowday roobabkii dabaylaha watay ee dhawaan ka da’ay xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo kuwa waqtigan diyaarka u ah inay kaalmo cusub geystaan.
Ugu danbayntiina waxa uu madaxweynuhu shahaado sharafyo guddoonsiiyey hawl-wadeenadii iyo shaqaalihii diyaaradaha imaaraadka carabta ee u soo gurmaday samato bixinta dadkii ku waxyeeloobay duufaantii masiibada ku riday qoysas tiro badan oo dad iyo xoolaha ku ku tabaaloobay masiibadaasi. Wa-bilaahi Tawfiiq
Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Gurmad Ku Gaadhay Deegaannada Duufaanadu Waxyeeleeyeen, Kana Jawaabay Gardarrada Maamulka Somalia
0 notes
warganenews · 5 years
Text
Somalia: Caarre Oo Dhawr Dalab Ka Diiday Somalia
#Somalia: Caarre Oo Dhawr Dalab Ka Diiday #Somalia
Kornayl Siciid Caare oo cadho kaga goostay ciidamada qaranka somaliland ayaa ganafka ku dhuftay codsi uga yimid maamulka Puntland iyo dawlada Soomaaliya.
Dawlada Soomaaliya oo soo dhexmaraysa maamulka Puntland ayaa kornayl Caare u soo jeedisay inuu fuliyo qodobo ka dhan ah jiritaanka qaranimada somaliland kuwaas oo uu ka qaatay go’aan aan ka farxin dhinacyadii soo abaabulay codsiyada dhagaraysan.
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Puntland oo sheegtay inay u dhaqmayso sidii Dowlad Madaxbannaan
Puntland oo sheegtay inay u dhaqmayso sidii Dowlad Madaxbannaan
MUQDISHO —(Berberanews)-Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay in maamulku uu dhaqmi doono sidii dawlad madaxbanaan inta laga dhammaystirayo dastuurka ku meelgaadhka ah ee Soomaaliya, iyadoo hannaanka dhamamsytirka dastuurkana ay qayb ka tahay Puntland. War-saxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in qodobka 142 ee dastuurka federaalka uu waafaqsan yahay qodobka 4-aad ee…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Photo
Tumblr media
Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Puntland oo Qarxay Deegaanka Damalla Xagere Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Puntland ayaa Qarxay Damalla Xagere oo ku taala Koonfurta Gobolka Sanaag Halkaasi oo uu Booqasho ku Yimi Wasiirka Waxbarashada Dawlad Gobolleedk Puntland oo Gudaha usoo Galay Somaliland.
0 notes