Tumgik
#Gobolka Tigray
berberanews · 2 years
Text
Uhuru Kenyatta oo u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya
Uhuru Kenyatta oo u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya
Mekelle (Berberanews)- Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bishii hore ay kala saxeexdeen dowladda iyo Itoobiya iyo TPLF. Mas’uuliyiinta federaalka Itoobiya iyo mas’uuliyiinta gobolka Tigray, ayaa ku heshiiyey wadahadallo Nairobi ka dhacay in Midowga Afrika la siiyo fursad buuxda oo ay gobolka ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Bangiyada Gobolka Tigray gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Mekelle, ayaa dib u shaqo bilaaba
Bangiyada Gobolka Tigray gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Mekelle, ayaa dib u shaqo bilaaba
Mekelle(Haldoor News):-Bangiyada Gobolka Tigray gaar ahaan Magaalada Caasimadda ah ee Mekelle, ayaa dib u shaqo bilaabay kadib markii ay ku xidhmeen Dagaalka dhiiga badan ku daatay ee Ciidanka Qaranka Itoobiya iyo Kooxda TPLF ka dhex qarxay. Sidoo kale Bangiga Ganacsiga Itoobiya ee ay Dowladdu maamusho ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay galinkii dambe ee Isniintii inay dib u fureen laamo uu ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
xogsidemedia · 3 years
Text
Sawirro: Kumannaan qof oo isugu soo baxay dibadbax ka dhacay caasimadda Itoobiya
Tobannaan kun oo qof ayaa ka qeybqaatay dibadbax ballaaran oo ka dhacay caasimadda waddanka Itoobiya ee Addis Ababa, si ay taageero ugu muujiyaan dagaalka ay dowladda kula jirto xulafada ciidammada fallaagada ee ku gooddinaya inay caasimadda geli doonaan. Dagaalka ayaa socday tan iyo bishii Nofeembar 2020, waxaana uu u dhaxeeyay ciidammada dowladda Itoobiya iyo ciidammada gobolka Tigray ee…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
africazilla · 3 years
Text
Dagaalada Tigreega: Tigray oo Ku Hanjabtay inay Qabsaneyso Adis Ababa
Dagaalada Tigreega: Tigray oo Ku Hanjabtay inay Qabsaneyso Adis Ababa
Tigray oo Ku Hanjabtay inay Qabsaneyso Adis Ababa : Dagaalada Tigreega Dagaalyahanada fallaagada ah ee Itoobiya ayaa qabsaday dhul hor leh Talaadadii, maalin kadib markii ay dib ula wareegeen caasimada deegaanka waqooyi ee Mekelle, iyagoo wacad ku maray inay ka saari doonaan dhammaan “cadawga” gobolka sida ay sheegeen. Hadalada xagjirnimada ah ee Jabhadda Tigray ayaa shaki gelinaya…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
weheliyecom · 4 years
Link
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Ethiopia oo soo bandhigtay khasaaraha kaga baxay dagaalkii Tigrai
Ethiopia-(Berberanews)-Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkii mudada labada sano ah ka socday gobolka Tigray, kaas oo dhinacyadii uu dagaalku ka dhaxeeyay ay dhawaan heshiiyeen. Haddaba Wasiirka Maaliyadda ee dalka Itoobiya Axmed Shide Maxamed oo warbixinta 9ka biilood ka horjeediyay Gudida qorsheynta miisaaniyadda ee Golaha Shacabka, ayaa sheegay in…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Ethiopia Getachow Reda u mgacowday Madaxweynaha ku meel gaadhka Tigray
Ethiopia-(Berberanews)-Dowladda Itoobiya ayaa maanta u magacowday Getachow Reda inuu noqdo Madaxweynaha ku-meel gaadhka ah ee gobolka Tigray,. Sida lagu sheegay war goor dhaweyd kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaare Abiyi AxmedGetachow Reda oo horey xilal kala duwan uga soo maray dowladda Itoobiya ka hor colaaddii dhex martay TPLF iyo dowladda Itoobiya sidoo kalena colaaddii kaddib ahaa…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
haldoornews1 · 2 years
Text
Jabhada lagu Magacaabo TPDM oo ka Jirta Deegaanka Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo Hanjabaad Cusub...Daawo
Jabhada lagu Magacaabo TPDM oo ka Jirta Deegaanka Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo Hanjabaad Cusub…Daawo
Jabhada lagu Magacaabo TPDM oo ka Jirta Deegaanka Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo Hanjabaad Cusub…Daawo
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
TPLF oo sheegtay in ay been tahay ka bixitaanka Mekelle dawlada itoobiya
TPLF oo sheegtay in ay been tahay ka bixitaanka Mekelle dawlada itoobiya
Itoobiya-(Berberanewa)- Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in ciidamadiisa dalkiisa ay ka baxeen magaalada Mekelle ee xarunta u ah gobolka Tigree ee ay dagaalladu ka socdaan, maxaa yeelay hadda wixii ka dambeeya ma ahaan doonto “xarun lagu soo jiido khilaafaadka” – waa hadal ay diideen xoogagga Tigreega ee dib ula wareegay magaalada. “Inay gebi ahaanba been tahay”. Dhacdooyinka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Maraykanka oo ku dhawaaqay tallaabooyin ka dhan ah Itoobiya
Maraykanka oo ku dhawaaqay tallaabooyin ka dhan ah Itoobiya
Mareykanka ayaa xayiraado xooggan ku soo rogaya dalka Itoobiya taas oo la xidhiidha colaaddii ka dhacday gobolka Tigray ee weli saameynteeda ay taagan tahay. Xayiraaddan cusub waxay saameyneysaa dhanka dhaqaale iyo taageeradii dhanka amniga ee Mareykanka uu siin jiray Itoobiya. Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Antony Blinken, ayaa shaaca ka qaaday in xayiraado dhanka dal ku galka ahna lagu…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Ethiopia oo sheegtay inay diyaarad kusoo riday Gobolka Tigray
Ethiopia oo sheegtay inay diyaarad kusoo riday Gobolka Tigray
Mekelle (Berberanews)-Itoobiya ayaa sheegtay in diyaarad ay ku soo ridday caasimadda Tigray ee Mekelle, diyaaraddaasi oo ay sheegtay in ay hub halkaa ka dejinaysay. Qoraal uu bartiisa twitter-ka uu maanta oo Arbaca ah uu soo dhigay la taliyaha sare ee arrimaha Amniga ee ra’iisul wasaaraha Itobiiya Ridwaan Xuseen ayaa sheegay in diyaaraddaasi ay lahaayeen ‘cadowga taariikhiga ah ee Itoobiya ee…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 2 years
Text
Tigray: Cusbitaalka u weyn oo albaabada loo laabay+dad dhimasho qarka u saaran
Tigray: Cusbitaalka u weyn oo albaabada loo laabay+dad dhimasho qarka u saaran
Tigrai-(Berberanews)-Cisbitaalka ugu weyn ee ku yaala gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa shaqadiisa joogtada ah u joojiyay dawo la’aan iyo koronto la’aan, sida uu sheegay agaasimaha caafimaadka. Dr Kibrom Gebreselassie ayaa sheegay in isbitaalka Ayder Referral Hospital uu gaadhay heer aanu bixin karin adeegyo, kadib 18 bilood oo dagaal uu ka socday gobolka waqooyi. Waxa uu sheegay in dawo…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Muslimiinta Tigrayga oo xdhiidhka u jaray ururka Islaamiga ee Itoobiya
Muslimiinta Tigrayga oo xdhiidhka u jaray ururka Islaamiga ee Itoobiya
Itoobiya-(Berberanews)-Golaha sare ee Islaamka ee Tigrayga, ayaa xidhiidhkii u jaray Golaha Arrimaha Islaamka ee Itoobiya, oo ah dallada dalkaas ee ay ku midaydanyihiin. Arintan ayaa kusoo beegmaysa maalmo un kadib markii hogaamiyaasha diinta Ortodokska ee Tigray-ga ay ku dhawaaqeen in ay ka go’een kaniisada Ortodokska ee Itoobiya si ay u dhistaan ​​Synod iyaga u gaar ah. Mas’uuliyiinta…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 3 years
Text
Ciidamada Eritrea oo bilaabay inay ka baxaan gobolka Tigray
Ciidamada Eritrea oo bilaabay inay ka baxaan gobolka Tigray
Bbc-(Berberanews)-Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray. Ciidamada Eritrea ayaa ka garab dagaallamayay ciidamada Itoobiya xilliggii ay howlgallada ka dhanka ah TPLF ay ka socdeen halkaas. Jimichii dalalka ku horumaray warshadaha ee G7 ayaa ku baaqay in ciidamada Eritrea ay isaga baxaan gobolka isla markaana…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years
Text
Sida ay dhaqaatiirta Itoobiya uga baxsadeen dagaalkii Tigray
Sida ay dhaqaatiirta Itoobiya uga baxsadeen dagaalkii Tigray
Itoobiya-(Berberanews)-Dhaqtar Itoobiyaan ah ayaa ka warramay dhacdadii naxdinta lahay ee sida bukaannada isbitaalka loogu guray cagaf cagaf iyo tareellayaal, iyo sida uu isugu qariyay geedaha, kaddib markii bishii la soo dhaafay uu dagaal ka qarxay gobolka Tigray. Dr Tewedros Tefera ayaa ka qaxay deegaanka beeraha qaniga ku ah ee Humera markii dambena wuxuu ka qaxay magaalada u dhow ee Adebay,…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 4 years
Photo
Tumblr media
China oo muwaadiniintiisa ka daadgureeyay Tigray Tigray-(Berberanews)-Shiinaha ayaa 630 ka mid ah muwaadiniintiisa ka daad gureeyay gobolka ay colaaduhu saameeyeen ee Itoobiya ee waqooyiga gobolka Tigray kadib markii ciidamada dowladda federaalka ay bilaabeen duqeymo dhanka cirka ah, Guancha, sida lagu daabacay oo bogga caan ah oo dowladda taageera.
0 notes