Tumgik
#maanso
beerlula-00 · 1 year
Text
Carshigaa nasahan baad, Biyo wada cabteenoo,
Haddaan lay cadaabayn, Rabbi ii cadhoonayn,
Dadku inuu ku caabudo.
You share your nature with this bliss-filled universe,
if God will not be angry or throw me into Hell
I would compel the people to worship you.
- Hadraawi (AUN)
7 notes · View notes
haldoornews1 · 4 years
Photo
Tumblr media
Jacaylkiisii ayuu Baafinayaa oo Waftigii Taiwan ee Somaliland Booqday ka Dhex Raacday Hal Abuur Da’yar oo Tix Maanso ah Ku Cabiray Qiso Cajiib ah oo Dhex martay Gabadh uu Saacado Qabay oo uu aanu Aqoon Fiican u lahayn iyo Baaq uu Bulshada udirayo oo si Farshaxanimo leh udhigay. Halkan ka Daawo Muuqaalkan oo aad uqosol badan
0 notes
warsameblog · 5 years
Text
WARYAA MAQLAAYA
Jiiftadaan waxaa curiyey Siyaasiga iyo qoraaga Ismaaciil Xaaji warsame. Waa maanso tiiraanyo, calaacal, iyo baroor diiq intaba isuug jirta. Waa baaq u dadkiisa kula hadlayo, haddii ay jiraan dhego maqlaya oo u dhego nugul dhambaalkiisa iyo baaqiisa. Horaa loo yiri “Miidaamo Dhego  ma leh, haddii Malag dhawaaqayo”. Maansadu waxay soo baaxday bishan Dec. 19da, 2016, waxayna leedahay sidan;
Warya…
View On WordPress
0 notes
onlinesomalilibrary · 5 years
Text
DHAXALKA BUUGGA HAANEED: SUUGAAN CUDDOON IYO SARGOYN WACAN
DHAXALKA BUUGGA HAANEED: SUUGAAN CUDDOON IYO SARGOYN WACAN
Buugga Haaneed waa Miiddii, hal’abuurkii iyo hawraartii Abwaan Axmed Aw Geeddi. Haaneed, waa dhigane ka kooban 297 bog waxa ku qoran  31 maanso oo sirasmiya u qoran iyo 5 tixood oo meelo kale duwan ku kala jira. Maansooyinkan dhammaantood waa intii aan  hore loo qorin intii laga heli karayey. 31 maanso waxay ka hadlayaan qaybaha nolosha, badhaadha bulshada iyo baahideeda, Jacaylka iyo…
View On WordPress
0 notes
beerlula-00 · 1 year
Text
Nimuu caashaq dhuuxiisa galay, waw dhutinayaaye
Waa u dhiigyaraan ruux jacayl, dhibay naftiisiiye
When the marrow of a man is infected by love, he staggers.
When a man is troubled by love, it drains him.
- Faysal Aw-Cabdi Axmad
2 notes · View notes
berberanews · 4 years
Photo
Tumblr media
Bandhiggii Hayb-sooc oo murugo isku baddelay Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa bandhigga noo furfuray oo maanso kooban madasha ka tiriyay iyo xilgii barnaamijka hay-bsooc uu bilaabay.
0 notes
warganenews · 7 years
Text
Maansada Tusaale Iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
#Maansada Tusaale Iyo Abwaan Xasan Dhuxul #Laabsaalax
Maansada Tusaale  waa maanso cusub oo Abwaanka qaranka Xasan Dhuxul Laabsaalax kula dardaarmayo madaxwaynaha cusub ee Jamhuuriyada Somaliland Muddane; Muuse Biixi Cabdi. Maansadan ayaa ah Mid Waano, Hogo-tusaalayn iyo Dardaaran ah oo uu ku socota Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi. Abwaanku waxa uu sidoo Abwaanka ayaa maanso Luxdan ku daabacay bartiisa uu ku leeyahay Facebooka waxa  uu sare iyo hoos…
View On WordPress
0 notes
mrmoeadams · 7 years
Photo
Tumblr media
. * Doontii xaasidnimadee * #Nuux uu dalbaday Kali * Dadka oo yar iyo weyn * Dhulka daadsan oo negi!!! * Duunyo iyo shimbiro iyo * Dugaagana Ka buuxsaday!!! * Tanaa dulundulcayn iyo * Dar-dar xoog ku Dhaaftoo * Dalxiiskana Ku fiican * Waase duni colaad iyo * Diihaal Ka buuxoo * Diraasooyin dabadood * Baa Dagaalka loo rogay ****** ****** ****** (Hello #Nabi_Nuux, How are you papa? Hadii malaaiguhu geeraarkan kusoo gaadhsiiyaan, jawaabtiisa oo maanso ah iyaga iigu soo dhiib, balse #awoowe qolkii huurka badnaa yaan la isla sugin🙌🙌🙌)
0 notes
Video
youtube
Halkan Ka Daawo Hal-Abuurad Aamina Raabbi oo Maanso ku soo Bandhigtay Taageerada Murrashax Muuse Biixi Cabdi Rmida.netHal-Abuurad Aamina Raabbi oo Maanso ku soo Bandhigtay Taageerada Murrashax Muuse Biixi Cabdi
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Photo
Tumblr media
Abwaan Cali Dhanaaniye oo Maanso ka Tiriyey Wiilkii Madaxweyne Biixi ka Codsaday in uu u Guuriyo. Abwaan Cali Dhanaaniye oo Maanso ka Tiriyey Wiilkii Madaxweyne Biixi ka Codsaday in uu u Guuriyo.
0 notes
onlinesomalilibrary · 7 years
Text
SIYAASAD HAGOOGAN
SIYAASAD HAGOOGAN – Maanso Ka Hadlaysa Xaaladaha Maanta Waana Curintii Abwaan Siciid Saalax Axmed
Maansadan oo Abwaan Siciid Saalax Axmed Curiyey Muddo haatan laga joogo 37 Sanno [1978], waxa ay ku sallaysan tahay ama la odhan karo xaalad xilligaas la dhaadanaa jiritaankeeda balse immika ku gedaaman guud ahaan dunida.
Abwaan Siciid Saalax oo xilligii uu maansadan tiriyey gadh wadeen ka ahaa…
View On WordPress
0 notes
beerlula-00 · 1 year
Text
Dhunyee qarankeenni , haddaan dhisan weynno,
Dhallaanka koraaya, maxaa u dhigaal ah,
Hadhow dhaxalkood ah, Inanna dhaqan noo ah?
Our nation would be at an end, if we did not renew it -
and what would that future hold? The children who succeed you:
what will they inherit but what we elders have passed on?
- - Cabdulqaadir Cabdi ‘Shube’
2 notes · View notes
berberanews · 5 years
Photo
Tumblr media
Qisadii iga oohisay baan anna maanso ku curiyay: Ergada malag baan dirsaday! waxa curiyay Cawaale Deeqsi Qisadii la yaabka lahayd ee sxbkay Cabdiraxmaan Haldhis maansada ' Digrigii xubbiga' ka sameeyay, Weedhsame Daahir Ismaaciil…
0 notes
warganenews · 7 years
Photo
Tumblr media
#Somaliland: Abwaan Xasan Ganey Oo Xalay Tiriyey #Maanso Cusub Iyo Nuxurka Maansadu #Xambaarsan Tahay Abwaan Xasan Ganey oo kamid ah abwaanada waa way nee Somaliland ayaa xalay kulan caways ah oo dhex maray ururka abwaanada ee loo yaqaano mus-dambeedka Abwaanada iyo dhalinyara caasimada Hargeysa,waxa uu ka tiriyey maaso cusub oo saddex qaybood ka kooban.
0 notes
haldoornews1 · 5 years
Text
Awaan Laabsaalax oo Maanso kula taliyey Madaxwayne Biixi + Akhriso 
Hargeysa(Haldoornews):- Abwaanka da’da yar ee Xasan dhuxul Laabsaalax oo ka mid ah Haldoorka fanka ee sanadihii u dambeeyey oo Maanso waano ah u tiriyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
waxaanay u dhignayd sidan:-
Duni aad ka tahay boqor Ha ka noqon qof dayro ah Dahab baad u dhalatee Sida maar ha doorsamin Karaamaad ku dadantee Sida duunyo haw lumin Garashaduna waa deeq Daa’inkay ku…
View On WordPress
0 notes