Tumgik
#dayeene
eternvlsound · 9 months
Text
Tumblr media Tumblr media
Is This Love? (CompuSex) - 1994 DaYeene
15 notes · View notes
Text
A bass-driven banger about the salaciousness of internet hook ups - in 1994? The more things change, the more they stay the same.
Notable tune because it was actually listed as official *Lost Media* for a while when the community located a 30 second cassette recording featuring part of the second verse and bridge/chorus, with nobody knowing the identity. It was eventually found when it transpired it was... already uploaded to Youtube... years prior. Still eerie, though, how songs can just go *missing* like that, allied with the subject matter that actually makes this a strong contender for the first 'pop' song about the World Wide Web.
And as someone pointed out in the comments section on 'Tube, considering how the song went lost with barely a trace, it's quite unnerving how that photo of Deyenne (two sisters) smiling in the cover art looks genuinely like a 'final photo together before a mysterious disappearance'.
2 notes · View notes
Text
I have this song stuck in my head. This was considered a “lost song” when someone found a clip of it on a tape and was unable to find the song or artist. Eventually someone found it. The weird thing is that even though this group was Swedish, it wasn’t as if they were obscure in Sweden, so I’m not sure how it took people so long to find it.
youtube
0 notes
neonpelt · 9 months
Text
here’s a late night take: i think dayeene might have made ekt
0 notes
animutate · 9 months
Text
kind of funny how that one dayeene song wascalled lost media for like a month because a clip from it was posted to the lostwave subreddit and it Wasnt on spotify so it couldnt be identified with shazam. even though an upload of the whole thing had been on youtube for 9 years
3 notes · View notes
preparfa-2024-vizgoon · 2 months
Text
Tumblr media
Février 2023
Dayeene au pays des merveilles
Dessin numérique
0 notes
celibibratty · 4 months
Text
Músicas de 2023
💗bratz - strong enough
💜nu pagadi - sweetest poison + instrumental version
💚mohombi - do me right
❣️tzusing - balkanize
🧡raVaughn brown - gladiator
🧡barbie - work it
💙ericdoa - broke my car radio(slowed + reverb)
💔hi-fi rush OST - test chamber
💛turtles - come on
❤️the cross - for you
🧡lexy feat psy - aesong
❣️prodby668 - prolly my spookiest beat(slowed + reverb)
🧡jang woo hyuk - sun that never sets
❣️tevvez - legend
❤️rooney - when did your heart go missing
💛asian monkeys - kiss me again(slowed)
💔nothing me - friendly fire
💙hugel feat amber van day - wtf
💗allstar weekend - a different side of me
🧡holly valance - kiss kiss
🧡boa - girls on top(korean + english + chinese version)(trust me i listen to all)
❣️offer nissim - alone
🧡ayesha erotica - hard(slowed)
💚ahzee - go gyal(out now)
🧡natalia kills - nothing last forever
❤️311 - amber
💚alexandra joner feat mohombi - bottoms up
💛smile dk - hummingbird
💗jordin sparks - s.o.s.(let the music play)
💔the joy formidable - whirring
🖤alex g - mary
💗school boy humor - camerashy
❤️cido dos teclados - arritmia
💗liz phair - why can't I
🧡sarah connor - from zero to hero(robots OST)
❤️little mix - mr.loverboy
💜sunna wehrmeijer - promise
🧡ayesha erotica - girl next door
💛cansis - kiss me
💛calvinlovemail.ver - kiss me
🧡kevin vasquez - only boy(in the world)
💔we came as romans - plagued(nightcore)
💔disturbed - stricken
🖤soan - les z'anges
❤️chris brown - under the influence(slowed)
❣️DJ nk3 - automotivo super mario world 2
💗high school musical 3 - the boys are back
🧡pink - you make me sick
💔dead fish - destruir tudo de novo
💙Metro boomin feat coi leray - self love
💙girl friend - tragic on the dancefloor
💗starset - telepathic
💗written by wolves - to tell you the truth
💗the veronicas - hook me up
💛toy-box - www.girl
💔point north - dark days(nightcore)
💔tetrarch - i'm not right(nightcore)
💔manafest - nemesis(nightcore)
💔bloc party - keep it rolling
🧡ayesha erotica - i'll do it
❤️tsukiko amano - kugutsu
💔helia - alejandro
💔tsukiko amano - black beauty
💔tsukiko amano - NOIZE(english ver)
❣️party addict x hotel room service
❣️kets4eki - party addict(slowed and sped up)
🧡Jiafei feat cupcakke - gimme more
💔bad religion - punk rock song
💙kali uchis - moonlight
💔garbage & screaming females - because the night
💔heavenly - p.u.n.k girl
❣️dion dugas - ifeelsick
💙bayanni - ta ta ta(sped up)
🧡Like that edit rock audio
🧡ayesha erotica - s&m
💗honey revenge - distracted
💜shiro sagisu - fate
💚INNA - more than friends
💛solveig - suddenly
💛charli XCX - speed drive
💔Kellin quinn - undefeatable(sonic frontiers OST)
💔La canción de alicia(lost media)
💔richardvox - under the stars(canción de alicia cover)
💔PAIN - shut your mouth( + russian version video by bluedion)
🧡Kumyoung - eat you up[originally perfomed by boa]
💙kewnit music - closer(dj version)douyin divine comedy
💙doja cat feat konshens - wine pon you
💔bad religion - you
❤️kagayaku sono hi - certain dragon
🧡cupcakke - cpr(slowed, reverb, Bass boosted)
💓dayeene - is this love?(compusex)
💓rapid design - falling in love with manequins
❣️Grimes - shinigami eyes(edit audio)
🧡Cupcakke remix feat jiafei & shenseea - swalla
💙odetani - look don't touch it(sped up)
💙akiaura - sleepwalker
💗vanessa cariton - sway
❤️lana del rey - say yes to heaven
🧡monster high - electric fashion
❤️miraculous o filme - você é ladybug
💙sonikku feat miss madeline - lipstick stain(slowed)
🧡Akon, hamsika iyer - chammak challo(film version)
❣️trxveler - treinamento de força
💓nanobii x axmo - euro fever(slowed)
💙loona - flip that
💙girlfriends mourning(feat bliss) - sheMonster
🧡James(urban) - work that body
🖤razorlight - golden touch
❤️silent hill - lisa theme(not tomorrow)
❤️silent hill 2 - wishful thinking
🧡ne-yo - because of you
💙arthur pirozhkov, klava koka - khochesh(slowed)
🖤the hoosiers - a sadness runs through him
💙sophie aboud - fuel the fire
💙sonikku - sweat(sophie remix)
🧡cassie - kiss me
💓SNAP! - rhythm is a dancer(slowed)
💔naete - la canción de alicia(under the stars)(cover)
💗paula toledo - how long
💓magic affair - omen 3
💓Culture beat - mr.vain
🧡4 minutes x get back(Mashup)
💔heidi - yutopia
💔heidi - suisou
💔heidi - narufue
❣️dj fku & enzyyphonk - demoníaco mano
💙poshlaya molli, eldzhey - Dom perin'on(satomic remix)
🧡sean paul feat keyshia cole - give up to me
🧡nick epic - Wonderland (natalia kills cover)
💔raimundos - mulher de fases
0 notes
realstonebridge · 2 years
Text
Tumblr media
OUT NOW: StoneBridge - You Don’t Know (2022 Remixes). The classic Kenny Thomas vocal backed by DaYeene adding a new dimension to the StoneBridge 2022 remixes and UK's PhunkAgenda adding a garage house twist. Listen/Download: https://bfan.link/stonebridge-you-don-t-know-1
0 notes
kristina100000 · 4 years
Note
miss kristinaaaaaaa i love UR music and i love the music u share with US and not to be braindead or anything but how do u find music similar to that? the only time youtube recommended smth i liked was omar s music, but i need more 😭😭😭😭😭
i listen to a lot of ballroom driven music so if you want recommendations you should get into kevin jz prodigy, lsdxoxo, divoli s'vere, kevin aviance, jay r neutron, mikeq, linn da quebrada, wilhelmina, guchon, dj delish, vjuan allure, robbie tronco, tony krayola, cajmere... a lot of house, dance & club music like kalisha, dayeene, la bouche, robin s, crystal waters. electroclash too like peaches, chicks on speed, ladytron, miss kittin. tried to give you as much as possible lol :-) ❤️
72 notes · View notes
xogsidemedia · 2 years
Text
Socdaal: Maxaa ku dhacay diyaaraddii ku hakatay Spain ee mar qura rakaabkeedii ku kala carareen laamiga?
Mid ka mid ah garoomada diyaaradaha ee ugu mashquulka badan dalka Spain ayaa Jimcadii albaabbada la isugu dhuftay muddo afar saacadood ah kaddib markii sida muuqatay ay dad tahriibeyaal ah isku dayeen inay si sharci darro ah waddanka ku galaan. Diyaarad kasoo duushay magaalada Casablanca ee dalka Morocco kuna sii jeedday magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ayaa loo weeciyay magaalada Palma ee…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
hornnews24 · 3 years
Text
Sadex sarkaal oo lagu toogtay dalka Fransiiska
Sadex sarkaal oo lagu toogtay dalka Fransiiska
adex sarkaal oo ka tirsan booliiska Faransiiska ayaa maanta toogasho lagu dilay iyadoo mid afaraadna la dhaawacay sida ay sheegeen booliiska dalkaasi. Arrintaan ayaa timid kadib markii booliiska loogu yeeray guri ay dhibaato qoys iyo muran ay ka jireen.  Qof dumar ah ayaa la sheegay in ay guriga korkiisa saarnayd megengelyo ahaan kadibna ay booliisku isku dayeen in ay guriga ay dul saarneed u…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
mensrightsff · 4 years
Photo
Tumblr media
#BREAKING : Bilal Ahmed Kuchey ,Key accused , involved in deadly F!dayeen attack on CRPF convoy in which 40 CRPF jawans were martyred arrested by NIA BIG success for NIA Much Intel expected
— Megh Updates 🚨 (@MeghUpdates) July 6, 2020
0 notes
berberanews · 5 years
Photo
Tumblr media
Warbixin hordhaca oo laga soo saaray diyaaraddii Itoobiya lahayd ee dhacday Boeing 737 Max Duuliyeyaasha diyaaraddii Ethiopian Airlines ee duulimaadkeedu ahaa 302 waxay awoodi kari waayeen inay xakameeyaan diyaaradda, waxayna "marar badan" sidaas isku dayeen iyagoo raacaya habka diyaaradda Boeing loogu tala galay in lagu xasiliyo, sida lagu soo bandhigay natiijada hordhaca ah ee baaritaanka.
0 notes
codkaculimada1 · 5 years
Text
Tumblr media
‘Ayaan Darane Cumar Al-Naasiri’
 Freelance Journalist  Uncategorized
 January 9, 2019 7 Minutes
”.W/Q Sh Shibli’
Waa qeybtii 2aad ee taxanaha Ayaan Darane oo aan ku soo gudbino dhacdooyin mudan dhugasho badan.
Waxaa gacantayda ku dhacay kitaab ka kooban ( 538 Bog ) oo carabi ku qoran, cinwaankiisuna yahay
Macnaha cinwaankaas dheer ayaa ah:
” Wadnaha Jihaadka – Sideen ugu siibtay gudaha Al-Qaacida, kadibna sirdoonka reer galbeedku ii dayaceen”
Waxaa lagu qoray luqada carabiga, waxaa lagu sheegay ninka qoray Cumar Al-Naasiri, waxaan u aqriyay si haleel ah, waxaana isla markiiba iiga muuqday eray soo jiidahso leh oo ah:
Kitaabkani waxaa ku qoran magac aan ahayn kii runta ahaa ee qoraaga sida uu sheegay, sidoo kalena lama wada rumaysan karo, laakiin waa wax dhici kara, in badan oo lamid ahna way dhacdaa.
Haddaan kitaabkii wada aqriyay waxan ku soo uruurin karaa murtida 4-ta cutub ee oo ka koobanyahay sidan:
Cutubka 1aad: Brussels- Belgium (Bog. 72-185)
Cumar Al-Naasiri waxuu ka dhashay qoys Carbeed oo ka soo jeeday wadanka Maroko, waxuu ku soo koray wadanka Belgium.
Waxaa ka awood badatay luqadii faransiiksa ee uu la soo koray, waxna ku soo bartay, waxaana inta badan ka luntay luqadii carabiga ee waalidiintii.
Waxuu ahaan jiray nin ka shaqeeya daroogada, sidaasna ku bartay meelaha hubka laga iibsado iyo dadka iibiya qaar kamid ah.
Waxuu xiriir hub gadis la yeeshay rag Jihaadiyiin ah oo wadankaas la joogay, ragaas oo taageersanaa kooxdii ka dagaalami jirtay Aljeeriya ee (GIA) lagu soo gaabiyo , waxaana kamid aha wiil oo walkiis la dhasay ah oo uu ku sheegay Xakiim.
Waxuu soo gadi jiray hubka, waxaana lagu kaydin jiray meel gurigooda kamid ah inta looga helayo dariiq la mariyo, cabsina waxuu ka qabay in boolis ugu yimaado oo danbi ku noqoto.
Waxaa gurigoda ku soo batay ragii jihaadiyiinta ahaa oo saldhig ahaan ka dhigtay, taasina way dhibtay oo waxay asaga & walaalkii kayar ( Nabiil) jeclaysteen in ay is dhaafiyan raggan badan ee guriga ku soo aruuraya.
Waxuu ka xaday lacag ay lahaayeen ragii gurgooda daganaa asaga oo doonaya in ay inta cabsadaan gurigooda ka guuraan, taasina waxay dhalisay in ay ku tashadaan in ay dilaan, waxaa arrintaas ku waafaqay walaalkii oo asaga ka waynaa laguna magacaabo Xakiim, waxaase maqlayey walaalkiis kale oo ka yar oo uu ku sheegay Nabiil, waxuuna inta aanu guriga soo galin ugahortagay banaanka oo u sheegay in loo tashaday sidii loo dili lahaa, walaalkood Xakiim-na ku waafaqay dilkaas waayo waxuu noqday Daaquud.
Waxuu cabsi kula cararay sirdoonka Faransiiska, waxuuna tagay qunsuliyadda ay ku leeyihiin Brussels, asaga oo doonaya in dadkaas la xirxiro maadaama uu naftiisa uga baqay.
Waxay arrintaasi fursad qaali ah u noqotay sirdoonka oo u sheegay laba arrimood:
In uu dib ugu laabto guriga iyo raggii, una sheego in uu qaldamay, Allaahna u towbad keenayo si loo cafiyo.
In ay ka bixinayaan lacagta laakiin ay todobaad qaadanayso, asaguna uu ballan qaado soo celinta lacagtii uu xaday, waqti koobanna la siiyo, taas oo guulaysatay, lacagtiina laga bixiyay.
Waxuu u shaqo billabay sirdoonkii lacagta ka bixiyay, ayaguna waxay la socdeen dhaqdhaqaaqiisa, waxayna u fududaynayeen hawsha loo soo dirsado ee hub gadista ah mudo sanad ama ka badan ah.
Cumar Al-Naasiri waxaa kale oo uu qaybin jiray jariidadii Al-Ansaari ee ay soo saari jirtay Jabhaddii GIA waxayna taasi sahashay in uu ogaado wax badan oo kamid ah dadka kala shaqeeya Yurub ee qaybiya jariidadan, waxayna ahayd xog kale oo muhiim u ahayd sirdoonka.
Waxaa qabatay xumad qandho oo inta ay ka tanbadisay uu is xakamayn waayay, waxuuna u sheegay ragii (Yaasiin, Amiin & Xakiim) in uu sirdoonka Faransiiska la shaqeeyo, markii la waydiiyay sababtana waxuu ku sheegay in uu Allah dartiis & u shaqaynta Jihaadka u dhexgalay !!!.
Waxaa is bedalay jawigii fadhiga, waxaana soo baxday in raga qaar maqanayahay asaga ama ayaga amaba dhamaantood, intaas kadib waxaa si deg deg ah u qabqabtay ragii oo guriga ugu soo dhacay sirdoonkii uu la shaqaynayey asaga oo goobta ka maqan, waxaana la taxaabay tan iyo walaalkiisii yaraa oo uu horay ugula heshiiyay sirdoonka in la badbaadiyo, oo asaga kaliya waqti kooban kadib la soo daayay.
Waxay sirdoonku ka codsadeen in uu xabsiga galo, sii xogta ku dhiman nimankaas uga soo helo, maadaama dadka xabsiga ku wada jira is aaminaan inta badan, waxaase diiday Cumar Al-Naasiri oo ogaa in uu ragaas u sheegay basaasnimadiisa, xogtaas oo ka qarsoonayd sirdoonkaas.
Cutubka 2aad: Afghanistan (Bog. 184-392).
Waxaa intaas kadib soo baxday in uusan joogi Karin wadanka maadaama ay kashifantay shaqadii uu ku jiray, loona baahan yahay in loo hawo badalo, waxaana sidaas loogu diray dalka Afganistan (1995-1996) si uu u dhex galo xeryaha lagu tababarto ee wadankaas ku yaalla, waxuu sii maray Turkiga oo sigaarkii ugu danbeeyay ku cabay, kadibna Pakistaan, waxuuna ka sii raacay jamaaca Tabliiq ah, waxuu tagay Afghanistan oo uu ku soo tababartay xeryaha ay qaar Al-Qaacida ku lahayd Afghanistan kahor xukunkii Daliban.
Waxaa kamid ah xeryaha uu soo maray ( Khalidan) oo uu madax ka ahaa Ibnu Sheekh Al-liby, (Darwanta) waxuu la baxay magac cusub oo looga yaqiinay xeryaha lagu tababarto oo ah Abuu- Imaam Al-Maqribi waxuuna ka soo laabtay 1996 dhexdeeda.
Cutubka 3aad: Yurub Mar kale (Bog. 408-500).
Cumar Al-Naasiri waxaa u dhamaaday tababarkii, waxaana dib loogu soo diray Yurub ( Britain, France, Germany, Belgium) hadba midkii ay u suiragasho.
Waxuu ku soo laabtay Yurub asaga oo loo soo xilsaaray in uu ka soo shaqeeyo wadamadaas uu yaqaanay dabeecadooda, qaab dhaqankooda iyo wax badan oo kamid ah luqadahooda, waxaana la siiyay:
Passaport-kiisii oo horay looga reebay.
Saddex telefoon Number oo uu kala soo xariiro Abuu Zubayda.
Laba boosto oo uu wax ku soo diro.
A/C oo marka uu dago lacagaha deeqda ah ku soo diro.
Mawjad uu kala soo xariiri karo oo kuwa halow halow-ga ah.
Sahaydii ama kharashkii uu ku soo dhoofi lahaa.
Boorsadiisii iyo alaabadii ugu jirtay dhamaan marka laga reebo mindi lahayd macatabka gaalada.
Waxaa la tusay buugii uu ku qoran jiray tababarka xeyrada Darwanta waxaana loo sheegay in marka uu mell dago, cinwaanna yeesho loo soo dirayo, waxaana soo sagootiyay Abu Zabiidah & Ibnu Sheikh Al-liibi.
Waxay sirdoonka reer Galbeedku u fududeeyeen gadista iyo gudbinta hubka wax badan oo kamid ah, waxayna siin jireen dhaqaale badan si loo dhiso kalsooni ah in uu yahay madaale si wanaagsan ugu shaqeeya Jihaadka, kadibna ay uga helaan xogta ay doonayaan.
Waxuu helay kalsooni dhinaca Jihaadiyiinta ah, maadaama uu yahay nin geesi ah, wax qabadkiisa dhaqaale iyo hubna muuqdo, ayada oo aan la is waydiinin meesha uu ka keenayo lacagtan fara badan ee uu soo dirayo.
Waxaa kamid ahayd dhacdooyinka ugu muhiimsan in uu keenay hub lagu qarxiyay caasima Aljeeriya, oo inta sirdoonka Faransiisku baareen kadibna dad badan oo yurub jooga u xirxireen ayaga oo tusaya dadka in aan laga baxsan Karin.
Waxay sidaas ku dhacdaa inta hubka laga qorto numbers-ka sida hubkan, dariiqa loo fududeeyo, la ilaalaysto dadka loo dhiibayo iyo kuwa jidka lagu sii marayo, hadana la sheego in la baaray oo la ogaaday xog rasmi ah, kadibna la qaaday tallabo sharci ah.
Cumar Al-Naasiri waxaa loo diray markii danbe in uu tago Ingiriiska, oo soo basaaso Sh. Abuu Xamza iyo dadka ku xeeran ee yimaada masjidkiisa, taas oo uu fuliyay, waxaa u sahlay in uu ku dhawaado Sh. Abuu Xamza asaga oo u sheegay in uu ka yimid Afghanistan, kuna soo tababartay xeryihii uu soo maray Sheekhu, walibana uga sheekeeyay raggi uu yaqiinay iyo qisadii uu sheekhu ku waayay gacmihiisa asaga oo ahayd in asaga oo baranayaa waxyaabaha qarxa inta wax ka qaldameen ay ku qarxeen sidaasna gacmaha ku waayay.
Waxuu joogay Ingiriiska mudo, waxuuna soo basaasay Sh. Abuu Xamza, Abuu Qataada, Abul-Waliid Al-falasdiini iyo rag badan oo ka kala yimid wadamada Yurub, Afghanistan iyo Carabta, waxayna isku arkeen nin kamid ah ragii uu sirdoonka Belgium u dhiibay markii uu xanuunsaday, taas oo keentay in uu cabsi badan dareemo aakhirkiina ka tago Ingiriiska.
Cutubka 4aad: Germany (bog.503-523).
Waxuu go’aansaday in uu guursado gabar ay ku kulmeen Faransiiska oo uu ku sheegay Faaduma, ayaduna daganayd Jarmalka, xiriir guurna ay lahaayeen waqti dheer, sirdoonka reer galbeed-ku waxay isku dayeen in ay ka hor istaagaan guurkaas oo ay u arkayeen in ay is diidayaan shaqada uu hayo iyo guurku.
Waxaa lagu wargaliyay in uu mar kale aadayo Afghanistan, waxaana la geeyay magaalada DAKAR oo ah caasimada Senegal oo ku taalla badda Atlantic cidhifka galbeed ee Africa, waxaana lagu hayay mudo bilo ah oo la siinayey lacag badan, waxaa laga qaaday Passaport Faransiis ah oo uu ku shaqaynayey, waxaa loo soo celiyay kiisii marookaanka ahaa, waxayna ahayd ujeedadu in laga celiyo guurka ee looma wadin Afghanistan.
Markii uu ku adkaystay in uu guursanayo, go’aansaday in uu iska daayo shaqadan basaasnimada ah maadaama aan la isku wadi Karin waxaa loo ballan qaaday in meel la dajinayo, lana caawinayo, hase ahaatee waxaa looga baxay dhamaan ballan qaadyadii, waxaana la geeyay Jarmalka oo ay joogtay Faaduma oo uu rabay in uu guursado, waxaana loo tilmaamay in uu qaxootinimo isu dhiibo.
Cumar Al-Naasiri waxuu qaxooti sharci la’aan ahaa shan sano, waxaana soo martay duruuf adag oo nololeed, lamana siin dhaqaalihii loo ballan qaaday.
Waxuu ka calaacalay in si aad u xun loola dhaqmay oo haba yaraatee aan lahayn xushmad iyo in uusan sheegan Karin dadkiisii, xaaskiisana aanay baran Karin dadkiisii, hadii uu sheegto dhibaatadana uu naftiisa uga baqayo nimankii ku shaqaystay.
Cumar Al-Naasiri Waxuu go’aansaday in uu kitaabkan qoro oo uu ku sheegay shaqada uu hayay iyo caaqiba xumadeeda, oo inta danbi, dakane & diin xumo la galiyay hadana dunida lagu dullaystay, walina uu ka baqayo in loo dilo kitaabkan uu qoray dartiis.
Dhugasho:
Waxaa mudan in la dhuuxo waxyaabo badan oo qisadani muujinayso, waxaana ka mid ah:
Waxaa Cumar Al-Naasiri u galisay sirdoonka cabsi uu ka qaaday walaalkii & saaxibadii (Bog. 100,109), wayna badan tahay in ay dhacdo sidaas oo kale.
Waxuu Cumar Al-Naasiri horay iyo gadaalba keeni jiray lacago badan, hase yeeshee la isma waydiin xagee ka keenyaa dhaqaalahan? !!!.
Waxay sirdoonku kula taliyeen in uu walaalkii & saaxibadiis u sheego in uu Allah u tawbad keenayo, ayagana cafis uga baahanyahay (Bog. 109)!!!.
Waxaa taas lamid ah in uu isku dayay in uu ka dhaadhiciyo in galitaanka sirdoonku hayd Allaah dartiis!!!>
Waxaa Cumar Al-Naasiri laga dalbaday in uu xabsiga galo si uu gudaha xabsiga uga soo basaaso (Bog. 183)!!!.
Waxaa Cumar Al-Naasiri la galiyay danbi iyo dakane badan, waxaana laga gooyay dadkiisii oo uu sheegan kari waayay, kadibna asaga oo dayacan ayaa dibadda la dhigay, waana tilmaanta ayaan darane.
Waxaan intaas ku soo afmeerayaa qeybtii 2aad ee Ayaan Darane, waxaana xigi doonta qeybtii 3aad in shaa Allaah waqti aan dheerayn.
Qore/ Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli
http://codkaculimadasoomaaliyeed.wordpress.com/
0 notes
preparfa-2024-vizgoon · 2 months
Text
Tumblr media
Février 2023
Dayeene parle à une sorcière botanik
Dessin numérique
0 notes
somalifaces · 7 years
Photo
Tumblr media
“I was born in Wardher but raised in Hargeisa. I was orphaned at a very young age and was raised mostly by my older siblings. I migrated to the United States during Somalia’s civil war but only lived there for a short time. I then moved to the United Kingdom and had been living there for roughly 15 years. I lived most of the time alone. I did get married twice, but unfortunately, both marriages didn’t work out. I fell ill six years ago and was diagnosed with schizophrenia. I then made the decision to leave the UK and move back to Somalia. My family members pleaded that I return back to the US, but I swore there and then that I will never go back. I have been in Abudwaq for past five years and experienced two severe psychotic episodes; the last one happened a year ago. Some of my clan members that lived in the rural areas of the country tried to fix me. They kept feeding me camel milk and meat soaked in butter. They didn’t know anything about the types of medications that I used to take back in the UK. In the end, thankfully, a mental hospital was opened in Abudwaq, and I was one of the first ones to get admitted. I have been here for over a year, and I’m almost fully recovered. The staff over here are simply amazing, they take care of us, walk with us, talk to us. My family visits me regularly, and for the first time in my life, I feel happy.”
(Shifo Mental Hospital, Abudwaq)
“Waxaan ku dhashay Wardheer laakiin waxaan ku koray Hargeysa.  Anigoo yar baa agoon noqday kadib waxaa isoo koriyey walaaladay iga waawayn. Waxaan u guuray dalka Marakaykanka xiligii ay socdeen dagaalada ahliga lakiin waxaan deganaa dhankaas wakhti kooban kadib waxaan usoo guuray Ingiriiska  oo muddo muddo ku dhow 15 sanno deganaa, inta badan keliba ku noola. Laba jeer baa guursaday,laakiin laba jeer baa guurkaygi ma guulaysan. Lix sanno ka hore marbaan  xanuunsaday, waxay iga heleyn cudurka schizophrenia. Kadib waxaan qaatay go’aan ah in aan ka guuro Ingiriiska  dib ugu laabto Soomaaliya. Kadib qoyskaygu waxaa igu taliyeen inaan jooga ama Maraykanka u so guuro laakiin waan ku dhaartay in aan ku noqonayn, hada waxaan joogay magaaladda CaabudWaaq muddo shan sanno. Labo jeer baa la ii qabtay. Tii ugu danbaysay waxay dhacday hal sanno ka hor, kadib markii qaar kamid ah reer tolkayga oo ku noola dhanka miyiga isku dayeen in ay i  daweeyaan waxay isku dayeen in ay igu quudiyaan caano geel iyo suugo. Waxba kamay garanayn nooca dawada ah aan qaadan jiray. Kadib waxaa magaaladda laga furay laga dabiibo xanuunka dhimirka. Waxaan noqday mid kamid ah kuwii ugu horeyey ku xirmay ilaa hada waxaan jooga halkan. Boqolkii, sagaashan waan caafimaaday Alxamdullilah. Shaqaalahu waa kuwo aad u cajiib ah si wacan noo daryeela, way nala socdaan, nala hadlaan. Qoyskaygu waxay isoo booqdaan si joogta ah waana markii igu horaysay noloshayda aan dareemo farxad.”
(Isbitaalka Dhimirka ee Shifo, Caabudwaaq)
19 notes · View notes