Tumgik
#joojin
berberanews · 2 months
Text
Turkiga oo xidhiidhkii ganacsi u jaray Israel
Turkiga ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay ganacsigii uu la lahaa Israa’iil, isla markaana cunaqabateyn ganacsi ku soo rogay, tan oo ka dambeysay markii uu shalay sheegay wasiirka arrimaha dibadda inuu Turkiga qaadayo tallaabooyin taxane ah oo ka dhan ah Israa’iil illaa xabbad-joojin laga dhaqangelinayo Qasa, kaddib markii Israa’iil ay diidday in diyaaradaha Turkiga ay galaan hawada Qasa, oo ay ku…
Tumblr media
View On WordPress
1 note · View note
qormokooban · 7 months
Text
MAXAA KU DHACAYA JIDHKAAGA HADAAD SI MAALINLE AH U ADEEGSATID SAJIBIIL
Ma qorshaynaysaa inaad cunto sinjibiil maalin kasta muddo bil ah? Markaa ku joojin mayno weynu kugu dhiiri galinaynaa! Cunista maalinlaha ah sinjibiisha waxay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo badan. Xusuusin dhinaca kale ah: uma baahnid in aad cuntid xabbad sinjibiil ah maalin kasta. Iska yaree qayb weyn – qiyaastii 1.5 sentimitir in le’eg- qaybo yaryar oo ku qas shaahaaga, shaaha ama ama cabitaanka diiran ee aad cabeyso. Mala yaabantahay wxa uu ku sameyn doono jidhkaaga? Waanu kuu sharxi doonaa.
0 notes
on1tea · 10 months
Text
Ek sal nooit ophou om jou lief te hê nie
Unë kurrë nuk do të ndalem së dashuruari me ju
አንቺን መውደድ አላቆምም።
لن أتوقف أبدا عن حبك
Ես երբեք չեմ դադարի քեզ սիրել
মই কেতিয়াও তোমাক ভালপোৱা বন্ধ নকৰো
Janipuniw jumar munasiñ jaytkäti
Mən səni sevməyi heç vaxt dayandırmayacağam
Ne tɛna i kanu dabila abada
Inoiz ez diot zu maitatzeari utziko
Я ніколі не перастану любіць цябе
আমি তোমাকে ভালোবেসেই যাব
हम तोहरा से प्यार कइल कबो ना छोड़ब
Nikada neću prestati da te volim
Никога няма да спра да те обичам
Mai deixaré d'estimar-te
Dili gyud ko mohunong sa pagmahal nimo
Sindidzasiya kukukondani
我不会停止爱你
Ùn smetteraghju mai di amà
Nikad te neću prestati voljeti
nikdy tě nepřestanu milovat
Jeg vil aldrig stoppe med at elske dig
އަހަރެން ކަލޭދެކެ ލޯބިވުން ދުވަހަކުވެސް ހުއްޓާނުލާނަމެވެ
मैं तेरे प्यार करना कदे नहीं छड्डना
Ik zal nooit stoppen met van je te houden
I will never stop loving you
Mi neniam ĉesos ami vin
Ma ei lakka kunagi sind armastamast
Nyemadzudzɔ wò lɔlɔ̃ gbeɖe o
Hinding hindi ako titigil na mahalin ka
En koskaan lakkaa rakastamasta sinua
je ne cesserai jamais de t'aimer
Ik sil nea ophâlde fan dy hâlde
Nunca deixarei de quererte
არასოდეს გადაგიყვარებ
Ich werde nie aufhören, dich zu lieben
Δεν θα πάψω ποτέ να σ'αγαπώ
Araka'eve ndahejamo'ãi pohayhu
હું તમને પ્રેમ કરવાનું ક્યારેય બંધ કરીશ નહીં
Mwen pap janm sispann renmen ou
Ba zan taɓa daina son ku ba
ʻAʻole au e hoʻōki i ke aloha iā ʻoe
לעולם לא אפסיק לאהוב אותך
मैं तुम्हें प्यार करना कभी बंद नहीं करूंगा
Kuv yuav tsis tseg hlub koj
mindig is szeretni foglak
Ég mun aldrei hætta að elska þig
Agaghị m akwụsị ịhụ gị n'anya
Diakto pulos agsardeng nga agayat kenka
Aku tidak akan pernah berhenti mencintaimu
Ní stopfaidh mé i ngrá leat
non smetterò mai di amarti
私はあなたを決して愛し止めない
Aku ora bakal mandheg tresna sampeyan
ನಾನು ನಿನ್ನನ್ನು ಪ್ರೀತಿಸುವುದನ್ನು ಎಂದಿಗೂ ನಿಲ್ಲಿಸುವುದಿಲ್ಲ
Мен сені сүюді ешқашан тоқтатпаймын
ខ្ញុំនឹងមិនឈប់ស្រឡាញ់អ្នកទេ។
Sinzigera mpagarika kugukunda
तुजेर मोग करपाक हांव केन्नाच बंद करचो ना
난 널 끝까지 사랑 할거야
A nɔ go ɛva stɔp fɔ lɛk yu
Ez qet dev ji hezkirina te bernadim
هەرگیز واز لە خۆشویستنی تۆ ناهێنم
Мен сени сүйүүнү эч качан токтотпойм
ຂ້ອຍຈະບໍ່ມີວັນຢຸດຮັກເຈົ້າ
Ego numquam prohibere vos
Es nekad nepārstāšu tevi mīlēt
Nakotika kolinga yo ata moke te
Niekada nenustosiu tavęs mylėti
Sijja kulekera awo kukwagala
Ech wäert ni ophalen dech gär ze hunn
Никогаш нема да престанам да те сакам
हम अहाँसँ प्रेम करब कहियो नहि छोड़ब
Tsy hitsahatra hitia anao aho
Saya tidak akan berhenti mencintai awak
ഞാൻ നിന്നെ സ്നേഹിക്കുന്നത് ഒരിക്കലും നിർത്തില്ല
Qatt ma nieqaf inħobbok
E kore e mutu taku aroha ki a koe
मी तुझ्यावर प्रेम करणे कधीच थांबवणार नाही
ꯑꯩꯅꯥ ꯅꯉꯕꯨ ꯅꯨꯡꯁꯤꯕꯥ ꯀꯩꯗꯧꯉꯩꯗꯁꯨ ꯂꯦꯄꯂꯣꯏ꯫
Ka hmangaih che hi ka bansan ngai lovang
Би чамайг хайрлахаа хэзээ ч зогсоохгүй
ငါ မင်းကို ဘယ်တော့မှ မချစ်တော့ဘူး။
म तिमीलाई माया गर्न कहिल्यै छोड्ने छैन
jeg vil aldri stoppe å elske deg
ମୁଁ ତୁମକୁ ଭଲ ପାଇବା ବନ୍ଦ କରିବି ନାହିଁ |
Yoomiyyuu si jaallachuu hin dhiisu
زه به هیڅکله له تاسو سره مینه ونه کړم
من هیچ وقت از دوست داشتن تو دست نخواهم کشید
Nigdy nie przestanę Cię kochać
eu nunca vou parar de te amar
ਮੈਂ ਤੁਹਾਨੂੰ ਪਿਆਰ ਕਰਨਾ ਕਦੇ ਨਹੀਂ ਛੱਡਾਂਗਾ
Manam haykapipas kuyasaqchu
nu voi înceta niciodată să te iubesc
Я никогда не перестану любить тебя
E le mafai lava ona taofia lo'u alofa ia te oe
अहं भवतः प्रेम्णः कदापि न त्यक्ष्यामि
Cha stad mi gaol dhut gu bràth
Nka se tsoge ke tlogetše go go rata
Никада нећу престати да те волим
Nke ke ka kgaotsa ho o rata
Handifi ndakarega kukuda
مان ڪڏهن به توسان پيار ڪرڻ بند نه ڪندس
මම කවදාවත් ඔයාට ආදරේ කරන එක නවත්වන්නේ නැහැ
Nikdy ťa neprestanem milovať
Nikoli te ne bom nehal ljubiti
Weligay ma joojin doono jacaylkaaga
nunca dejaré de amarte
Kuring moal eureun bogoh ka anjeun
Sitaacha kukupenda
jag kommer aldrig att sluta älska dig
Ман ҳеҷ гоҳ аз муҳаббати ту даст намекашам
நான் உன்னை நேசிப்பதை நிறுத்த மாட்டேன்
Мин сине яратудан туктамыйм
నేను నిన్ను ప్రేమించడం ఎప్పటికీ ఆపను
ฉันจะไม่หยุดรักคุณ
ካብ ምፍቃርካ ፈጺመ ኣየቋርጽን እየ
A ndzi nge tshiki ku ku rhandza
Seni sevmekten asla vazgeçmeyeceğim
Men seni söýmegi hiç wagt bes etmerin
Merennyae wo dɔ da
Я ніколи не перестану любити тебе
میں تم سے محبت کرنا کبھی نہیں چھوڑوں گا۔
مەن سىزنى سۆيۈشنى ھەرگىز توختاتمايمەن
Men seni sevishdan to'xtamayman
Tôi sẽ không bao giờ ngừng yêu em
Wna i byth stopio dy garu di
Soze ndiyeke ukukuthanda
איך וועל קיינמאָל האַלטן איר ליב
Nko ni da ife re duro lailai
Angisoze ngayeka ukukuthanda
From Afrikaans to Zulu, I will tell you I love you, more specifically, how I will not stop loving you.. I will make up new languages to express it, if that’s what it takes
1 note · View note
haldoornews1 · 2 years
Text
Maxay ku heshiiyeen TPLF iyo xukuumadda Dr. Abiyi Axmed?
Maxay ku heshiiyeen TPLF iyo xukuumadda Dr. Abiyi Axmed?
Dagaalka labba sanno jirsaday ee u dhaxeeyay Jabhadda TPLF iyo xukuumadda Dr. Abiyi Axmed, ayaa u dhaw innuu soo gabagaboobo kaddib markii heshiish ay wada galeen labbada dhinac. Haddaba; maxaa lagu heshiiyay, siddoo kale, heshiiskaasi ma fuli karaa? 1. Labbada dhinac ayaa ku heshiiyay in la sameeyo xabbad-joojin – si gargaarka bini’aadamnimadu u gaadho Gobalka Tigreega. Xabbad joojiynta waxa ku…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
mukhtaarmahmet · 4 years
Photo
Tumblr media
Maanka Soomaalida waa inuu is bedelaa si loo joojiyo ……… Kordhinta helitaanka waxbarashada iyo badalida fikirka ayaa joojin kara guurka caruurta ee Soomaaliya. Ku barbaaridda xaafad hooseysa oo ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo guurka dhakhsada uu caado uyahay .
1 note · View note
da-ill-spot · 4 years
Video
Get ready for a unique performance from @sadiestikk this Friday, March 13th for Da ILL Spot takeover of #SpeakeasyMaywood at @_redwoodmaywood 😈 ———————————————————————— Hosted by @officialshneaky | DJs 🎧 @rawz_ir ~ @djoccult ————————————————————————- Also Performing 🎤 @arkyvetheinca (Bday Set) @rufiospenz @wrist.thegreatest @murkymfmurk @3rdeyewest @atom_anonymity_ ————————————————————————- 9pm - 1:30am | 21+ | FREE Entry | Full Bar + Drink Specials 🍻 | Food: @noanimalgrill 🥙 | Live Art: @angiesircuss 🎨 | Vending: @karavanala + @undead_leather_works ✨————————————————————————- #Daillspot #Maywood #RedwoodRoom #Hiphop #Rap #Sadiestikk #Music #LiveMusic #SelaNightlife #FridayThe13th #LAHiphop #Shows #Events #Concerts #LAUnderground #StrkkShit #Level6Media #JooJin #DarkRap #Nightlife #LANightlife (at Redwood Room) https://www.instagram.com/p/B9nBThGAfRJ/?igshid=g8pohcnmiwpq
0 notes
saxafimedianetwork · 6 years
Text
Iiraan Oo Barashada Luqadda Ingiriiska Ka Joojisay Dugsiyada Hoose
Dawladda Islaamiga ah ee Iiran ayaa si rasmi ah u joojisay, xiisadaha luqadda afka Ingiriiska ee dugsiyada hoose ee dalkeeda, taas oo ka dhalatay walaac hogaanka sare ee Kacaanka dalkaasi ka qabo, in barashada Luuqada Ingiriiska ee ardayda dugsiyada hoose sababto dhaqan doorsoon ku dhaca ubadka. (more…)
View On WordPress
0 notes
wadaadka · 2 years
Photo
Tumblr media
Markaad wax ku guul dareysato, waa imtixaan xagga Ilaaha Qaadirka ah ka socda. Waa inaysan ku joojin caqabaduhu. Haddii aadan ku guuleysan marka hore, isku day mar kale. Khaladka ugu weyn waa in la quusto. Allah waxa uu eegayaa si uu u arko sida aad u adag tahay inaad isku daydo, sida weyn ee aad runtii u rabto in aad ka guul keento waxa aad rabto. Caqabad kasta, waxaa jira xal! sii wad isku dayga, ha quusan waligaa. @muftimenkofficial (at Dusmareb- the Capital City of Galmudug State-Somalia) https://www.instagram.com/p/CdsNrU7uVF6/?igshid=NGJjMDIxMWI=
0 notes
xogsidemedia · 2 years
Text
Waayo Taariikhda Caalamka Ka Mid Ah
Waayo Taariikhda Caalamka Ka Mid Ah
Waayo Taariikhda Caalamka Ka Mid Ah Xogside – Casryadii dhexe waxa xoog iyo miisaan ku lahayd dunida dawladii Cusmaaniyiinta ee Turkiga taasi oo ay xukumaysay khilaafadii Islaamka. Waxaana lagu xusuustaa in Doonayaheedu marka ay ku soo xidhaan dekedaha Yurub, kiniisadahu ay joojin jireen dhawaaqa jalaskooda iyagoo ka baqan jiray in muslimiintu dhibsadaan ka dibna ay bilaabaan inay furtaan…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
berberanews · 1 year
Text
Xasan Sheekh Muxuu ka yidhi Goaannada QM kasoo saartay Laascaanood?
MUQDISHO —(Berberanews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey go’aannada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay madaxtooyada. Golaha Ammaanka ayaa shalay ugu baaqay dhammaan dhinacyada ku lugta leh colaadda inay heshiis xabad joojin ah gaaraan, waxayna booriyeen wada-hadal…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
agape358 · 3 years
Video
youtube
Ubaxyo suurooyin waaweyn waa nooc kasta 蓮の花は地球外生命体(ソマリ語)
Maxaad ula jeeddaan samada ka yimid.
ururka dhexe waa dunida boqol u dhow boqol oo kun oo sano ah
daaya noloshu waxay sii waddaa in la cusboonaysiiyo
oy Gacanta ku hayaan Malaa'ig (wax qorta)
sharciga jaamacadda ah waa sharciga jaamacadda
xumuuntana ka hijroo (iyo Sanamyada)
waxaana xusidda Eebe cibaadadiisa
cirku wuxuu mar walba ilaaliyaa macluumaadka.
laakiin dadku waxay heli karaan macluumaad
kuna qabo gacantaada xidhmo laamo ah.
Dadku waxay warsan Nabiyow ujuuro, oo markaas ku cuslaatay
ma joojin karno nooc sii kordhaya
dhulka waxaa la fidiyay (ku dhaw).
dayaxana inay taageertaan magaalada.
iyo tan la kulanka
una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba
kaasu waa wax yar.
Oo keliya boqol oo boqolkii dunida aaminta ee ah waa isku hallaabay
iyo Biyo socda (goor walba)
kuwa ugu dambeeya ee dunidan waxay ku soo jeedeen.
Xasutomo Cookoo ayaa halkan jooga
Waxay u kacdaa nolosheeda, Oo waxay samayn doontaa meesha ugu dambaysa ee dunidan
Muxuu?
0 notes
somalifaces · 6 years
Photo
Tumblr media
"From a young age, I was introduced to khat (a herbal stimulant). Ever since then, I’ve been chewing. I feel like I think a lot when I chew, ideas start flowing in my head. I get energised and feel productive. I then plan a lot but then once it wears off, nothing happens. I’m back to square one, and I feel useless, and then I go back to chewing to make me think again. I know it’s a vicious cycle, but somehow we justified it. Don’t ask me how. If I saved the money that I spent on purchasing khat, I would be a rich man by now. I spent so much money buying it for my friends. It’s a custom part to buy it for your friends from time to time. My father told me that the Somali government in the 1980s tried banning it, but it caused a lot of problems. As much as I want to stop chewing, I can’t stop. My friends all chew and if you don’t join you will always feel like you don’t belong. It’s for this reason why I believe that khat will never be banned and that people will still continue chewing it. I want to ask your readers, how can you stop khat addiction?"
(Abudwaq)
"Kasoo anbaqaad yaraantaydi, waxaa la I baray qaadka. Ilaa wakhtigaasna waan qayilayey. Waxaan dareema in aad u fakaro marka aan qayilayo, madaxayga waxaa kusoo dhacay figrado badan. Waxaan helaa firifircooni, waxaan dareema in aan wax badan qaban karo, kadib waxaan sameeyaa qorshayaal badan. Hadana marka uu iga baxo waxba ima qabsoomaan. Waxaan dib ugu soo noqdaa bilowgii aan joogay, waxaan dareema in aanan waxjira ahayn, kadib waxaan dib ugu noqdaa cunista qaadka si aan markale u fakaro. Waan ogahay waa isdaba wareeg hadana qiilba u samaynaa marmar. Hadii aan kaydsanlaha lacagta aan ku iibsado qaadka, waxaan noqon laha nin maal qabeen ah, waxan lacag badan ku bixiyaa in aan u gado asaxaabtayda. Dhaqan bay noqotay in aad saaxibada wakthi la qaadato. Aabbahay wuxuu sheegay in dawladii Soomaaliyeed 1980-yadii isku dayday in ay joojis qaadka, laakiin wuxuu sababay dhibaato badan. Si kastoon isugu dayo in aan joojiyo hadana, ma awoodi karro taas, saaxibaday oo dhan waa cunaan qaadka, hadii aadan u tagin iyaga hadana waxaad dareemaysa cidla. Waa sababta aan u aaminsahay in aan qaadka la joojin weligiis dadkuna waa sii wadayaan in ay cunaan. Idinku hadii aad tihiin Somali Faces, waxaad waydiisaan akhristaashiina, sidee qaadka looga joojin kara dadka?"
(Caabudwaaq)
22 notes · View notes
africazilla · 3 years
Text
Itoobiya oo Shaacisay Xabad joojinta Dagaalka Tigray
Itoobiya oo Shaacisay Xabad joojinta Dagaalka Tigray
Dowladda federaalka ee Itoobiya ayaa Isniintii ku dhawaaqday “xabbad-joojin hal dhinac ah” oo ku saabsan gobolka ay dagaallada ka socdaan ee Tigreega, warbaahinta dowladda ayaa werisay, kadib markii ay dagaalyahannadu galeen xarunta gobolka ee Mekelle ee gobolka Tigranya. Hadalka ka soo yeeray dowladda uu hogaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed ayaa meesha ka saaraya 8 bilood oo colaad ah oo ka…
Tumblr media
View On WordPress
0 notes
reersomaliland-blog · 6 years
Photo
Tumblr media
"I was born in Hargeisa but a lot of people assume that when they meet me for the first time that I was born and raised in the Diaspora. I always loved learning and never used to go elsewhere as a kid apart from staying at home and school. I never liked playing with other kids and just immersed myself with learning. Sometimes, other kids would make of me thinking that I was a mute because I never loved playing football or other things that kids my age loved doing. At the age of 15, I decided to get myself involved and get out of my shelf. I joined the world of volunteering and helping the less fortunate. A group of like-minded youngsters joined forces, and we started handing out Iftar meals during Ramadan. Since, I found out how when young people come together and work together, that they have the amazing power to make significant changes. To keep the momentum, I've recently started the Fathi initiative that will raise awareness on how you can help your people through the use of Sustainable Development Goals. My biggest challenge right is telling people that this is an initiative that I made from my own will, many assume that I get external support or funding. Even though it's hurtful that people automatically assume that, I never lost hope to change things for the better. I don't want to die without leaving a legacy that I at least helped others." (Hargeisa) "Anigu waxaan ku dhashay Hargeysa, laakiin dad badan waxay moodaan markaan kulano in aan qurbaha ku dhashay ama ku koray. Markasta waxaan jecelahay in aan wax barto, weligay meel kale wakhti kuma lumin markaa yaraa waxaan u dhaxayn jiray guriga iyo iskuulka Maan jeclayn in aan la ciyaaro caruurta kale, waxaan aad ugu dedaali jiray in aan waxbarto, marmar caruurta kale waxay moodi jireen in anan hadlin, sababto ah ma jeclayn waxyaabaha ay ku ciyaraan sida kubada iyo waxyaabaha kale caruurtu ku ciyaaraan. Markiii aan gaadhay 15 sanno jir, waxaan go'aansaday in aan dadka wax u qabto kadib waxaan ku biiray koox ku shaqaysa iskaa wax u qabso si loo caawiya dadka baahan, kadib waxaan bilownay in aan qaybino afuro wakhtiyada Ramadaanta. Maadama aan ogaaday marka dhalinyaradu isku timaado si wada jir ah u shaqeeyaan in ay keeni karaan isbedel wacan, si aan taas u rumeeyo wxan dhawaan sameeyey barnaamij la yidhaahdo 'Curintii Fathi'.Waa barnaamij wacyi gelin ah dadkana ku dhiiri gelinaya sidii qofkasta u caawin lahaa dadkiisa, anigoo awooda saaraya barnaamijka loo yaqaan SDGs ama qodobada hor'umarinta Bulshada oo ah kuwo caalami ah. Waxyaabaha igu dhibta badan hada een la kulmay waxa kmid ah in barmaamijkan yahay mid aan anigu fikirkiisa leeyahay, dad badanba jira moodaya in aan helay lacag ay igu caawiyeen cid kale. Inkasto ay xanuun badantay in dadku iyagoon waxba hubsan ku tuhmaan. Hadana taasi marna may joojin hamigayga aan ku doonayo in aan isbedel wacan ku keeno. Ma rabo in aan iska dhinto, waxaan doonaya in aan ka tago wax muuqda dadka anfaca." (Hargeisa)
1 note · View note
springhillnj · 4 years
Note
hey loves would it be alright to switch her face from seo soojin to bae suzy?
absolutely darling!
danika’s fc has been switched to bae suzy. seo joojin is now open.
0 notes
uniquestream · 5 years
Photo
Tumblr media
Chief of Staff: Season 2 Episode 4 A scandal threatens to derail Tae-jun. Gyeong-cheol stays out of Hui-seop's political plays. Seon-yeong puts Joojin Chemical under further scrutiny.
0 notes